Posts

Showing posts from October, 2017

Irro's Presidential Candidacy Draws Strong Support from Djibouti, According To A Public Opinion.

Image
Irro's Presidential Candidacy Draws Strong Support from Djibouti, According To A Public Opinion. Irro's Presidential Candidacy Draws Strong Support from Djibouti, According To A Public Opinion. Djibouti- Times ()-  The    Djiboutian people are    significantly    following the forthcoming   Somaliland’s presidential election and the on-going political campaign. It has been reported that majority of the people are supporting the main opposition party, WADDANI, and this is as a result of a long observation they stated that they have made to his political conduct and leadership style when he was speaker of the parliament. The Djiboutian people believe that Mr. Irro    is very diplomatic and easy going leader, who can lead the country   to a higher    level. The Djibouti Times has collected public opinion of the election and the candidate whom they might prefer to be the next president of Somaliland. Based on this information, people have said that Mr. Irro is the ri

Xisbiga TAGEERO LA'AANTA la talaabsan La'a oo been abuur bilaabay

Image
Xisbiga TAGEERO LA'AANTA la talaabsan La'a oo been abuurkisii barigii STAR Tv ka fashilay soo celiyey isagoo  adeegsanaya Bulsho Tv iyo Mujrim  Cabdiraxmaan Daahir Maxamuud . Maxaysatada DANYARTA ee Suuq Bacaad XAMAR laga soo ururiyey xataa magaca qofkay tageerayaan garan maayaan Midi Wuxuu yidhi  Ismaciil Ciiro kii kalena Aadan Ciiro midna waar Moojiye Cirro adiga lacagata keen noh siday soo wariyeen dad goobjoog ahaa . Arrintani waxay kala dilaysa Dadka walaalaha  ah ee  Somaliland iyo Somaliya oo markii horeba aad u sii kala fogaanayey  ka yar ee Wariyaha isku sheegay ee Qabaxa ama shuruurka qaatay ee Jariimada intaa le'eg ka qayb qaadanaya waxaanu farayna Ururka Saxaafada Somaliya  ( NUSOJ )inay taalabo ka qadaan wariyahaa  Saxaafada Somaliya haday wada MAMA Malyuun wada noqoto waa balaayo  ............ Wa Laahu Aclam . Waa tan durtooba BULSHO TV oo Raaligelin ka bixiyey Dhacdadaa Foosha Xun ..

Ololihii maanta ee Xisbiga Kumiye Marodi-jeex 10/22/2017

Image
Hargeysa,(Qaran-news)- Ololahii maanta ee xisbiga Kulmiye uu ku soo bandhigaayay cududiisa iyo siyaasadiisa ee gobolka Maroodijeex ayaa gabi ahaanba fashilmay kadib markii dadkii isu soo baxay ay maanta ahaayeen qaar ka mid ah dadweynaha dega galbeedka Hargeysa, taasi oo ay sabatay maamul xumo iyo musq maasuq la soo gudboonaaday madaxda xisbiga Kulmiye. Gudoomiye Muuse Biixi waxa uu shalay 50kun oo doolar u dhiibay xildhibaan Kijaandhe, lacagtaasi oo loogu talo galay in basas lagaga soo guro dadweynaha degan degmada Axmed Dhagax isla markaasina dhalinyaro badan lagu marxabysiiyo isu soo baxa ka dib, arintaasi ayaa fashil ku dhamaatay kadib markii xildhibaan Kijaandhe uu lacagtii loo dhiibay uu 11kun oo doolar u dhiibay Tiimbaro oo uu u sii xil saaray in uu dadka soo guro madaama oo uu arimahaasayi isagu uga faro dhuudhuubanyahay, xildhibaan Kijaandhe ayaa isagu maanta iska seexday xaga Tiinbarana uu 4 dhalinyaro ah oo reerka ah inta uu u yeedhay uu min 2 kun oo doolar siiyay kana

Kulmiye oo isku sawiray Digaagadii Dahabka Dhaleysay Ee Ay Gawraceen ( Dekkeda Berbera )

Image
​ Wararka aanu hoos u helnay waxay sheegayaan in Mr. Muuse Biixi safarkii ugu dambeeyey markii  ay dirqi iyo tuxun ku ogolaatay DP inay aragto wafdigii Kulmiye inuu Mr. Muuse Biixi wax alla wuxuu u sheego garan waayay oo qosol la isla hor fadhiistay ninkaasa ku leh maalgashi baan garanayaa kuwii ay ahayd inay prepare gareyaan ama diyaar gareyaan oo ay waxay markaa Ganacsatadu ka cabaneysay ooy ku jirtay Darays ama Uniform xidha qolada intaa usii sheegi lahayd  Mr. Muse Biixi kuma dhacaan ninku  wuxuu leeyahay camalka Mr. Donald Trump Dulqaad gabadh 15 jir ah iyo cadho wiil 17 jir Maraykan ilaa iminka waxay ku badbaaday waxay leedahay institutional 200 oo sanno kabadan jira  SOMALILAND AFAR ULOOD OO BOOCA AYEY KU TAAGAN TAHAY QOF Mr. DONAL TRUMP OO KALE AH OO WALIBA ASKARI AH ISKAMA XIJIN KARTO WAA INTUU MR. AXMED MIRE MAXAMED KOR U YIDHI EE DABA QOODHIGA MR. MUUSE BIIXI XAJIINTU KU WADA KACDAY .,  Waar yeelkeede DP world account bay ka furatay Dahabshiil sidii qof caadi ah

Masoniya caalamiya oo Hargeysa soo werartay ماسونيه عالميه تهاجم شرف وكرامة هرجيسا بعض رفض بناء كنيسه‎

Image
Markii Kiniisada loo diiday ayey MASOONIYA CAALAMIYA dagaal ayna waxaba la hadhin ku biloowday Hargeysa Sida hoos ku qoran waxaad ku aragtaan warbixintii aanu u gudbinay Walaalaha Carabta iyo Muslimiinta ah...... Kuwa halkan ku sawiran qaarkood lacag bay qataan qaarna waxba ma oga inay wax wanaagsan ku jiraan bay isku haystaan  , qarkood iyakaa ka daran kuwii gaalada noqday .....  ... Wa Laahu Aclam . بعض رفض شعب الصوماليلاند ظموح ماسونيه عالميه لظعن دينهم بإنشاء كنيسه في قلب هرجيسا . بداءة ماسونيه العالميه حملة شنيعه ضد أهل هرجيسا الأبرياء مستخدمي قوم لوظ و أعوانه ، فقد اتهموا أفعال لواظ علماءالذين وأفراد عوائل محترمه لكي يهزوا ثقة شعب على بعض و ثقتهم بعلماء الدين كما حاولوا تشويه سمعة مساجد و مراكز الدينيه .   بهذا مناسبة نؤكد للشعوب الإسلاميه عامة و شعب الصومالى خاصة أن الأخت مليون محمد علي هي سيدة أيان حرسى علي بحجاب و ضررها أكبر حتى ألان فلذلك نسأل العلماء الصومال رد لهذا منكر وكل من يعين قولا و فعلا الحوار لا يدور حول الثقافة والتقاليد الصومالية قط بل سيدة مليون و شلتها

Yaa Ka Dambeeyey iskuday Dil Siyaasi Cali Axmed Kooshin .....

Image
Argagixiso caalami ah oo xisbiga Kulmiye sheeganeysay Booliska Somaliland na ku abtirsaneysay gaar ahaan ninka hogaanka saadka jooga Mr. Maxamed Baaruud Jaamac    ( Xidigile Wareer ) oo la yidhi Muse Shaani baa yidhi kor u kaadi    oo raga sujuuda salaada ay ku tukunayaan ka garaac , Kufaar yar yar Kulmiyuhu ………. Hawlgalkaa oo uu    hor boodayey    nin la yidhaah Mr. Cabdi Ismaciil ayaa weerar Fulaynimo ah ooy adeegsadaan dhagax iyo jaqaf kusoo qaaday    Abwaan / Siyaasi sare    Cali Axmed Kooshin kasoo nabar xaq daro ihi    kasoo gaadhay sujuuda    . Sanadkii hore hadahano kale waxa iyana argagixisadu weerartay  Haldoor  Barkhad jaamac Xirsi Batuun  Wasiirka cadaalada Bil kadib Insha'a ALLAH  Iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada islaa Bishaa Kadib Insha'a ALLAH Mr . M. Sidiiq Dhamme  labadii nin ee wax u geystay  Haldoor Barkhad ilaa iyo hada lama hayo inkastoo saxafada xorta ihi Mr. Hannad magiciisa qaada dhigtay lakiin ninka gacanta ka jebiyey Mr. Dhamme is

SOS ... AMINA DHOOL KULUC

Image
Xaaskii Abwaan Sare Maxamed Axmed Kuluc طيب الله تراه ayaa sariir saaran xaladeedu waa Alxamdu Lilaah xanuun u hadheyna ma jiro Marwo Amina Dhool Kuluc Beerka horaa loo farsameeyey Keli iyada hada lix sanadood ayaa la maydhayey iminka  waxa lasoo gaadhay xiliga ay maydhis dambe wax badan ay soo kordhineynin iyadoo intaasi jirto ayuu wadnihiina iminka kusoo darsamay oo xidido is xidheen markaa Technically marka loo hadlayo Inantu waa Reer Sheekh Isaxaaq  حفظهم الله ورعاهم waar Garxajis  is the taarigo  حفظهم الله ورعاهم Baryahanba waxay ku buraanbureysay Marwo Amina Dhool Hoodalayey kusoo hiro halkaan fadhiyo Hoyga Habar Yoonis حفظهم الله ورعاهم Kusoo hiro  , Abwaan Sare Maxamed Axmed Kuluc  طيب الله تراه si fiican lagama yeelin xanuunkiisa Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle حفظه الله ورعاه  ayaa daweysanayey markii ugu dambeysay warkii oo kooban Marwo Amina Dhool waxay mareysaa  '' IFKAA LAYSKU AYAAYE EEGA WAXAYNU KALA WAYNEY MA AKHIRAAN DURIYADA DOONI " Suldaanada