Posts

Showing posts from April, 2017

Stop The Military base...... Ogeysiis Mudaharaad

Image
Over the past week, representatives of the Somaliland diaspora have expressed their outrage at the fact that the United Arab Emirates (UAE) have cut a deal with authorities to develop a military base in Somaliland . Scores of people demonstrated  outside the UAE embassies  in London  Stockholm and elsewhere to protest  against the establishment of an Emirati military base in Somaliland . On Monday 1 May 2017 there will  be demonstrations at U.A.E Embassy I Washington DC it starts 10.00 AM . We urge all Somalilanders and peace loving individuals to join this Demonstration . Arabs-dirty-game-in-somaliland-once-again/ Ogeysiis Mudaharaad Ogeysiis: Dhamaan dadweynaha sharafta leh ee ka soo jeeda “Somaliland” ee  deggan nawaaxiga caasimadda USA, Washington DC. waxa la Ogeysiinayaa in maalinta Isniinta ah, ee May 1st., 2017 saacadda 10.00am lagu qabanayo MUDAHARAAD Safaaradda ay ku leedahay dawladda “Isutaga Imaaraadka Cara...

Somaliland : Cadaaladii SOMALILAND oo Hadana Duntay oo Misana Duntay ..........

Image
Bal waxaad maleysaan CHIEF JUSTICE ROBERTS - ka Maraykanka Maxkamadiisa Sare oo intuu NATIONAL TELEVISION  soo fadhisto qaadaa dhiga Dacwad isaga ku soo socota  , MARAYKAN way casaan lahayd oo wax laga dhigi lahaa maalin cadaalada loo ooyo .  Gudoomiyaha Maxkamada sare ee SOMALILAND Mr. Adan Xaaji Cali Axmed  oo uu  wareysanayo wariye rug cadaa ihi ayaanu dawaanay  wuxuu ka hadlayaa dacwadii Samafale CabdiMaalik Sheekh Muuse Coldoon waar maandhow dacwada kugu soo socota ee kusoo socota Maxkamada sare ee EEDADAA ku fadhiisisay maxaad uga hadashay  eed ula soo fadhiisatay National Tv-ga Waa duntay tii SOMALILAND ahayd laba Gole Sharci dajin oo DHAMEEL QUUTAYAAL AH iyo MAXKAMAD SARE iyo  CADAALADII oo inan yari jeebka sare ku sito  iyo Madaxtooyadii oo AFAR ISLAMOOD KA ARIMIYAAN , WAA WAREEY …...  Waxaanu maqlanay inuu Gudoomiyaha maxkamada sare  u olaleynayey Mr. Muse Biixi Cabdi Bristol wadanka  Ingriiska  oo u...