Kulmiye oo isku sawiray Digaagadii Dahabka Dhaleysay Ee Ay Gawraceen ( Dekkeda Berbera )



Wararka aanu hoos u helnay waxay sheegayaan in Mr. Muuse Biixi safarkii ugu dambeeyey markii  ay dirqi iyo tuxun ku ogolaatay DP inay aragto wafdigii Kulmiye inuu Mr. Muuse Biixi wax alla wuxuu u sheego garan waayay oo qosol la isla hor fadhiistay ninkaasa ku leh maalgashi baan garanayaa kuwii ay ahayd inay prepare gareyaan ama diyaar gareyaan oo ay waxay markaa Ganacsatadu ka cabaneysay ooy ku jirtay Darays ama Uniform xidha qolada intaa usii sheegi lahayd  Mr. Muse Biixi kuma dhacaan ninku  wuxuu leeyahay camalka Mr. Donald Trump Dulqaad gabadh 15 jir ah iyo cadho wiil 17 jir Maraykan ilaa iminka waxay ku badbaaday waxay leedahay institutional 200 oo sanno kabadan jira  SOMALILAND AFAR ULOOD OO BOOCA AYEY KU TAAGAN TAHAY QOF Mr. DONAL TRUMP OO KALE AH OO WALIBA ASKARI AH ISKAMA XIJIN KARTO WAA INTUU MR. AXMED MIRE MAXAMED KOR U YIDHI EE DABA QOODHIGA MR. MUUSE BIIXI XAJIINTU KU WADA KACDAY ., 


Waar yeelkeede DP world account bay ka furatay Dahabshiil sidii qof caadi ah oo dee wakii Citizens United  ku guuleysteen maxakamada sare ee Maraykan in Shirkaduhu dad yihiin ninkii  Mr. Mitt Romney ayaa dorashadii 2012 yidhi shirkadhu waa dad waxuu ka mid ahaa hadlkaasi wuxu doorahsada ku waayey  Mitt Romney said, “Corporations are people, my friend." iminka inay yidhaahdaan  Mr. Muuse Biixi iyo Kulmiye DP WORLD sidii qof bay  account ka furanaysa Dahabshiil sheegi mayso waxay faa'iday iyo waxay khasaartay CANSHUUR BIXIN MAYSO WIXII SHILIN SOMALILAND AHANA SUUQA HARGEYSA AYEY DOLLAR KAGA BEDALEYSA TAASINA WAXAY SII KORDHINEYSA SICIR BARARKA IYO SARIF BARARKA ES CALA MAALGASHI Dekedii Berbera waxay qayb ka noqotay sicir bararka iyo sarif bararka dalka ka jira hada waa halka lacagta ka soo baxda labadaba lagula dagaalami jiray siday hadalka jara'idka Caalmku u dhigeen Arrinka :

 " DP World indeed opened an account at Dahabshiil, an international funds transfer agency, in Hargeisa. But Dahabshiil is said to have transferred the money to DP World's accounts in the UAE. As a result, DP World doesn't declare losses in Berbera but doesn't pay taxes on its operations in Somaliland, either. To make matters worse, Somaliland's shilling has plunged against the dollar at a moment when the country depends more than ever on imports" ~ African Intellgence ~

intaa waxa dheer dhibaatada ay qabaan Shaqaalaha  Dekkedu iyo Ganacsatadu waliba Gancsatada Yar Yar intii iminka Busta la yara saaray inta Doorashada socoto oo qaar lacag baa la siiyey qaarna CANSHUUR DHAAF baa loo sameeyey cid ku guuleysta doorasha waxay DEKEDA BERBER kala kulmeysa  Yaabka Yaabkiis .

Xildhibaan sare Dr. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac  iyo Siyaasi sare Mr. cabdilaahi Jawaan  waxay isku raceen  in : 

WADDANI PARTY  is when love of your own people comes first ; KULMIYE PARTY is when hate for people other than your own comes first .

WADDANI Jecaylka Wadanka iyo Dadka ayuu ku abtirsadaa Kulmiyana  Waddan waxba kama gelin wuxuu ku abtirsadaa inta CISAABADA AH EE WAX WADA XADAYSA  

In badan waxaanu odhan jirnay waar kan Xildhibaan sare Dr. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac  GUULWADEYSANAA waxaanu ogaanay inuu arkayey in Madaxweyne AL - Xaaji Axmed  حفظه الله ورعاه yahay  Calaamada Waddaniyada iyo isku xidhaha dadka taasina ay in farayso inaynu garab istaagno waa hawsha ay hayeen  Xildhibaan sare Dr. Xildhibaan Axmed Diiriye Nac-nac iyo Mr. Cabdillahi Jawaan iminka markay  arkeen horor dad , dal iyo duunyoba iibiyey waaka halkii WADDANIYADA LAGU SHEEGAYAY AY QABTEEN   . DUQAYDU WAA MASHQACA WADDANIYADA SOMALILAND IYAGA IYO QAAR KALOO BADAN.... .... Wa Laahu Aclam

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!