Xisbiga TAGEERO LA'AANTA la talaabsan La'a oo been abuur bilaabay



Xisbiga TAGEERO LA'AANTA la talaabsan La'a oo been abuurkisii barigii STAR Tv ka fashilay soo celiyey isagoo  adeegsanaya Bulsho Tv iyo Mujrim Cabdiraxmaan Daahir Maxamuud .Maxaysatada DANYARTA ee Suuq Bacaad XAMAR laga soo ururiyey xataa magaca qofkay tageerayaan garan maayaan Midi Wuxuu yidhi  Ismaciil Ciiro kii kalena Aadan Ciiro midna waar Moojiye Cirro adiga lacagata keen noh siday soo wariyeen dad goobjoog ahaa .

Arrintani waxay kala dilaysa Dadka walaalaha  ah ee  Somaliland iyo Somaliya oo markii horeba aad u sii kala fogaanayey  ka yar ee Wariyaha isku sheegay ee Qabaxa ama shuruurka qaatay ee Jariimada intaa le'eg ka qayb qaadanaya waxaanu farayna Ururka Saxaafada Somaliya  ( NUSOJ )inay taalabo ka qadaan wariyahaa  Saxaafada Somaliya haday wada MAMA Malyuun wada noqoto waa balaayo  ............ Wa Laahu Aclam .
Waa tan durtooba BULSHO TV oo Raaligelin ka bixiyey Dhacdadaa Foosha Xun ..

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!