Yaa Ka Dambeeyey iskuday Dil Siyaasi Cali Axmed Kooshin .....





Argagixiso caalami ah oo xisbiga Kulmiye sheeganeysay Booliska Somaliland na ku abtirsaneysay gaar ahaan ninka hogaanka saadka jooga Mr. Maxamed Baaruud Jaamac  ( Xidigile Wareer ) oo la yidhi Muse Shaani baa yidhi kor u kaadi  oo raga sujuuda salaada ay ku tukunayaan ka garaac , Kufaar yar yar Kulmiyuhu ………. Hawlgalkaa oo uu  hor boodayey  nin la yidhaah Mr. Cabdi Ismaciil ayaa weerar Fulaynimo ah ooy adeegsadaan dhagax iyo jaqaf kusoo qaaday  Abwaan / Siyaasi sare  Cali Axmed Kooshin kasoo nabar xaq daro ihi  kasoo gaadhay sujuuda  .

Sanadkii hore hadahano kale waxa iyana argagixisadu weerartay  Haldoor Barkhad jaamac Xirsi Batuun  Wasiirka cadaalada Bil kadib Insha'a ALLAH  Iyo Wasiirka Ciyaaraha iyo Dhalinyarada islaa Bishaa Kadib Insha'a ALLAH Mr . M. Sidiiq Dhamme  labadii nin ee wax u geystay  Haldoor Barkhad ilaa iyo hada lama hayo inkastoo saxafada xorta ihi Mr. Hannad magiciisa qaada dhigtay lakiin ninka gacanta ka jebiyey Mr. Dhamme isaga wa la helay oo codkiisa duubnaa oo sakaraadku Smart Phone buu kasoo hadlay intaanu weerarka geysan isagoo wax hadidaya oo shaadh mulukulmawt  baan xidhnahay leh ninkaa Smart Phone -ka kasoo hadlay wuxuu kasoo kacay Guriga Duqa Muse Biixi Cabdi ooy isku jifo hoose yihiin …. Labadaa nin ee falalka argagxisonimo geystay wax cadaaladaa la hor geeyey maanu maqal .

Iminka ninka wax gaystay kamuu soo kicin guriga Mr. Muuse Biixi waar waxay leeyihiin Guriga BOLIISKA lacagta Canshuurta ah la siinayey ayuu kasoo kacay kadib markii isla BOLIISKU soo qabtay hadana sarkaalkaa kor xusan baa  BOLIISKA ka sii dayey CADAALADA HALKAA MAREYSA DOORASHADA LA GALAYAA MAXAY TAHAY .

Waa tan siday caalmaku u dhigeen Weeraradii kal hore ee Argagixisada ahaa :

Reshuffle a boon for Al-Ittihad al-Islami
In carrying out its cabinet reshuffle on Dec. 3, President Ahmed Mohamed Mahamoud, known as Silanyo, opened the door wide to the Salafist movement Al-Ittihad al-Islami, which is campaigning for a rapprochement between the self-declared independent state of Somaliland and the Somali central government in Mogadishu. Mohamed Ahmed Obsiye (appointed labour minister) was the treasurer of the movement, while Kadhar Yusuf Abdilahi (minister of tourism) was a close friend of Ahmed Aw Abdi Godane, the former leader of Al Shabaab who was trained by Al-Ittihad al-Islam . "

Source : "African Intelligence "


Ooy yidhaadeen meesha Al- ItiXaad Al- Islaami baa yimi maha labadan nin ee wasiirada laga dhigay uun lakiin meesha farta la qorayo ayaa ah Al-Shabaab  bal halka Xukuumada Kulimiye iyo Xisbiga Kulmiye ka rideen Somaliland eega Arrinku ma fiicna SICIR BARAR , SARIF BARAR  , IMINKANA AMINI DARO BARAR…..
KOMINSHANKA DOORASHOOYINKA IYO KOMINSHINKA ANSHAXU WAXAY ODHAN KARI LA'AYIHIIN HADII XISBI MEEL WAXKU QABSANAYO XISBIGA KALE WUXUU KA DONAA WAA XASARAD ….. Ogow xisbiga HOLIGANISM-ka bilaaba ayey ka fadhidaa


وآخر دعوانا ان الحمد لله رب العالمين



Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!