SOS ... AMINA DHOOL KULUC



Xaaskii Abwaan Sare Maxamed Axmed Kuluc طيب الله تراه ayaa sariir saaran xaladeedu waa Alxamdu Lilaah xanuun u hadheyna ma jiro Marwo Amina Dhool Kuluc Beerka horaa loo farsameeyey Keli iyada hada lix sanadood ayaa la maydhayey iminka  waxa lasoo gaadhay xiliga ay maydhis dambe wax badan ay soo kordhineynin iyadoo intaasi jirto ayuu wadnihiina iminka kusoo darsamay oo xidido is xidheen markaa Technically marka loo hadlayo Inantu waa Reer Sheekh Isaxaaq  حفظهم الله ورعاهم waar Garxajis  is the taarigo  حفظهم الله ورعاهم Baryahanba waxay ku buraanbureysay Marwo Amina Dhool Hoodalayey kusoo hiro halkaan fadhiyo Hoyga Habar Yoonis حفظهم الله ورعاهم Kusoo hiro  , Abwaan Sare Maxamed Axmed Kuluc  طيب الله تراه si fiican lagama yeelin xanuunkiisa Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle حفظه الله ورعاه  ayaa daweysanayey markii ugu dambeysay warkii oo kooban Marwo Amina Dhool waxay mareysaa  '' IFKAA LAYSKU AYAAYE EEGA WAXAYNU KALA WAYNEY MA AKHIRAAN DURIYADA DOONI "

Suldaanada waxaanu faraynaa ooy waliba Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar حفظه الله ورعاه  oo ay jifo hoose isku ahayeen Abwaan Sare Maxamed Axmed Kuluc طيب الله تراه  inksatoo Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani حفظه الله ورعاه  isla jifada uun yahay inay inanta qolada qurbaha ula hadlaan .  Inan waa meel xun joog oo iyaduunba lagu so cabaada markay dhanaanto ee waxaanu faraynaa Hablihii HY-yada حفظهم الله ورعاهم  Marwo Faysa Faarax Suusle , Marwo Libaaxo iyo Co inay inanta u kacaan waxa loo bahan yahay waa $ 100.000 boqol kun oo DOLLAR oo dhakhtarka ah iyo 100.000 Boqol kun oo DOLLAR  oo lagu dhayo Total  $ 200.0000 laba boqol kun oo DOLLAR inta QADAADWEYNTA حفظهم الله ورعاهم   ay soo ururiyaan ha u haysto Baanta iyo waxaa lakiin gacanta hore waa in QAWDHANKU حفظهم الله ورعاهم   bixiyaa wax badan maaha marka naf baníáadam laga hadalyo waa KUN QOF OO DAMIIR IYO DADNIMO LEH OO ALLAH WAX SIIYEY OO MIN $ 200 laba boqol oo DOLLAR bixiya hada waa laba boqol oo kaliya intaas wax lagu ceeboobo maha hadii kale Wadhi baa inaga raaceysa .

Sidoo kale Abwaan Amina Dhool Kuluc waa Abwaan somaliyeed Madaxweyne Ismaciil Cumar Geele حفظه الله ورعاه oo sugaanta daneeya U sheega Marwo Amnia Dhool Kuluc Is down umada ka farxi Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar حفظه الله ورعاه oo ayaamahan barnaamijada khayrka ka qayb qaadan jiray u sheega in Ayadii liidato in badan baa la yidhi Aar Farmaajo ii geeyey markan Madaxweyne Farmaajo حفظه الله ورعاه  waa inuu yidhaah  Aar Amina Dhool ii geeya Last but not least  Madaxweyne AL - Xaaji Axmed حفظه الله ورعاه inuu hormaad ka noqdo arrintan gargaarka baniáadminimo ah .​


Muwaadin waxaad heli kartid account-yada shaashada ka muuqda gacanta jeebka geli . Aynu u duceyno Xaajiyada .

أللهم يارب نسألك بكل أسم هو لك سميت به نفسك أن تشفى هذه ألاخت شفاء لا يغادر سقما يا أكرم ألاكرمين, أللهم أرفع عنها هذا ألبلاء, أللهم كما أنزلت عليها هذا ألمرض فأرفعه عنها يا ارحم ألراحمين, أللهم أرزقها ألصبر واجعله فى ميزان حسناتها يارب .. ربنا يشفيها و يشفى مرضانا و يشفي كل مريص في ألعالم أمين يارب ..
اللهم آمين يــــارب


Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!