" IGU SAWIR " - Ta IGA DAAYO MEEDAY MAGTII DADKII LA XASUUQAY............ Civil War started at new UAE navel base in BerBera ...
" IGU SAWIR " - Ta IGA DAAYO MEEDAY MAGTII DADKII LA XASUUQAY............ Civil War started at new U .A.E navel base in BerBera ... Dekkeda Berbera meel galbeed ka xigta waxa laga dhisaya wax lagu magacaabay Naval base ama saldhig badeed oo la yidhi Dawlada Imaraatka ayaa dhisaneysa WAA BEEN sideeda u taal NAVAL BASE kuuli Ooromo ihi ma dhisaan Qalab iyo khubaraa heer caalamiya ayaa iman lahaa bada ay lagu sameyn laha intaan hawsha la bilaabin ba wax la yidhaah Dredging oo bada siyaab leh loo qodayo markaa waxa loo yeedhi lahaa Dawladaha hawsha qodniinka yaqaan sida Holland ama France , China lafteedu iminka waa taqaan .......... .. Navel base ma jiro ee dhulka waxa lasiiyey dad aan dhalasho ahaan reer Berbera ahayn oonu diideyno inaanu Magacyadooda sheegno , Yeelkeede . Ganacsato dhulka waxa ku lahayd oo Reer Berbera ayaa sheekada runteedii ogaatay kadibna HUB IYO CIIDAN BAY GELIYEEN MEESHII LAGA BEEN ABUURTAY EE LA YIDHI NAVEL BASE BAA LA DHISAYAA . Ganacsata...