Qalalasihii Xaafada Axmed Dhagax ....... Se Arrinku yahay ?






Qalalasihii Xaafada Axmed Dhagax ....... Se Arrinku yahay ?


Sadex sadex baa laga dhaxlaa Roob Doog baa laga Dhaxlaa Wadaadna Diin baa laga Dhaxlaa Askarina Dagaal baa la dhaxlaa ..........

Hawshani say ku bilaabatay aanu idiinka warano  Mr. Muuse Shaani ayaa telefoon kasoo diray CEERIGABO markuu maqlay XAQ U DIRIR SARE Macaali Wasiir Obsiiye oo Salaf Asaalaxa ka mid ah arkayna inuu xero Shaydaan dhex fadhiyo Mr. Muuse Shaani telefoon wuxuu usoo diray Madaxtooyada wuxuuna ku yidhi haka aqbalina Mr. Obsiiye iscasilaada oo ku dhaganaada anigaa lad qabynaya ee ......... Madaxtooyadu iscasiiladii way ka aqbashay Macaali wasiir Obsiiye waanu ka dhaqaajiyey intaa kadib Mr. Muuse Shaani ayaa Hargeysa soo galay siduu u socday wuxuu iska xaadirayey Madaxtooyada sida MUSDAMBEEDKA Madaxtooyadu sheegayaan Mr. Muuse Shaani  AL - Xaaji Axmed حفظه الله وررعاه ayuu is yidhi ku tuf oo uu  ku buuqay isagoo Mr. Muuse Shaani leh " Hadh iyo habeen fadeexadaha Xukuumada ayaan difaacaa oo intaa kabihiina ayaa tolayaa idinkuna kafanteyda ayeydun toleysaan " maxaad usii dayseen  Macaali wasiir Obsiiye oo ahaa ninku AWDAL ISKU HALAYNAYEY ...
Marwda Kowaad ee Qaranka ayaa AL- Xaaji Axmed ag fadhida  Marwo Amina Waris waa qof mutacalimada  Af- Somaaliguna ma seego oo reer DARIIQADII SHEEKH ayey ahayd oo OODOOD HADASHAY ayaa la odhan jiray reer DARIIQO waa dad Geesiyaal ah Gacan adag Hadalkana heli og , Waar Yeelkeede  Markuu Muuse intaa ydhi ayey Marwo Amina Waris hadalkii la wareegtay say tidhi horta  Surwaal kaa weyn baad xidhataye xkuumada kama mid tihid arrinta Wasiirkana Duqa AL -Axmed حفظه الله وررعاه  ah ayaa loo doortay inaad sidaa noola hadashidna xaq uma lihid .......... Ta Kale MUUSOW  EEDO waan ku dhisay oo intaas oo nin oo hebel leh ayaan Musharaxnimada Kulmiye kaaga faro maroojiyey oo uu Duqu yidhi Mr. Muuse Biixi baa leh iminka markaad tartantay eed aragtay inaad Bari waxaba ku hayn Galbeedna lagaaga itaal roonaday inaad nagu calacasho laga fiican " cut your losses " oo qaad qaado midhaha hawd waa laguu qoraye markuu arkay inay wadaadii  Marwo Amina waris dhulka la jartay ayuu OROD KAGA BAXAY MADAXTOOYADA  sida ay sheegayaan warar aan la xaqiijinin inuu waxoogaa LAYDHIS ama KULEYLKA  hada cid ha u sheegina ka dalbaday meel ay Marwo Mujaahid sahra Halgan iska leedahay kadibna waxooga Ciyaala iyo Calankii SOMALIYA sidii barigii is yidhi ka taag DUMBULUQ ......... Markaa ninku wuu  TARAARAXAY JUGTII UUN BAA U HADHAY TAASINA WAXAY DHACAYSAA 13 NOVEMBER 2017 INSHA'A ALLAH markaa  REER AXMED DHAGAX IYO CID KASTA  NABADA ILAALIYA OO MARKAYDUN ARAGTAAN ISAGA IYO CIYAALKAA CALANKA SOOMALIYA SITA WACA 911 OO BOOLISKA UGU YEEDHA INTA BOOLISKU SOO SOCDANA AAYTUL KURSIDA AKHRISTA ......... Wa Laahu Acalm .

Sida ay warar lagu kalsoon yahay sheegayaan Macaali Wasiir Maxamed Cabdilaahi Cumar ( Bajaaj ) ayaa looga yeedhay Nairobi oo dalka ka baxay laguna wadaa in shaqada laga raadcadeeyo ka dib markuu been Abuur , gaf iyo Ka Qaybgal uu ku sameeyey Doorashada Somaliland  CENTRE FOR HUMANITARIAN DIALOGUE ma ogola in shaqaalaheedu Doorashoyinka faro geliyaan , Arrinkan ooy QARANNEWS ku daba jirta Goor ay tahay ilaa  Shantii 5 P.M GMT ee 11/09/2017 ayey weerer bahlnimo ah kusoo qadeen Qarannews website iyagoo ku xidhay " mail.qarannews DOT Com ""  kasoo certificate been ah markaa qofka security fiican leh computer wuxuu ku odhanayaa meeshan wa laysku baadhanayaa ee ka carar waxay ka faa'ideysteen qofka Maqaalada ku guruya ayaa iloobay inuu ilbaabka dambe xidho ama iska hawl fududeystay intuu mar walba furi lahaa ....... Wa Laahu Acalm .

Mr. Muuse Biixi oo raba inuu Dagaal Sokeeye bilaabo.......... Yaa  , Waar Qura'aan ku akhriya ninka .

h

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!