"Mediation begins between Hargeisa and Mogadishu ".. . .. YA WADA HADLI KARA IYADOON LA CODEYN


Saxaafada Caalamku waxay qortay Somaliland iyo Somaliya oo lagu dhexdhexaadinayo Addis Ababa Ethiopia YAA waar ma waalan yihiin hada Asbuuc baa u hadhay ASQADA Dee yay la shirayaan maxay ula shirayaan magacay kula shirayaan waxay nala ahayd inay Dawlada Ethiopia ogtahay inay SALAXIYADII XUKUMADANI EXPIRE TAHAY MUDO DHAAFTAY WELI SHACABKU AYNA CODEYN   XATAA HADII KULMIYE KU GUULEYSTO ALLAH KAMA DHIGO EE TALADA DALKA MANDATE- KII LA SIIYEY MADAXWEYNE SIILANYO WAA EXPIRE  XUKUUMADA TIMADAA WAA INAY DIB UGU NOQODAA GOLAYAASHA SHACABKA , SHACABKA AFTI LA WEYDIIYAA HORTA OO DOORASHADA GOLAYAASHU DHACDAA WADA HADALBA MA RABAAN ILAA MUDO LABO SANNO OO DAMBE .......XUKUUMADA KULMIYE SHILIN SOMAALI BAY  INAGA DHIGTAY DAWLAD GOBOLEED IYO INAY KU DAWARSATO MAGACA SOMALILAND HORTA AYNU DOLLAR ISKA DHIGNO ....,. HADAY NOQOTO TURKI  AMA NORWAY IYO SWEDEN ANIGA TURKI BAA I XIGA SAA RUNBUU II SHEEGAY AY REER GALBEEDKU II SHEEGI WAYEEN OO UU I YIDHI TURKIGU WAAR SOMALIYA AYUUNBAA LAGUU WADAAYE TASHO....... RUNTII  AAN REER GALBEEDKA 26 SANADOOD KA WAAYEY WAXAAN SIISTO GARAN MAAYO.

BAL WAQTIGAY SHIREEN EEG WAA QARAXII ZOOPE  10/14/2017 LABA CISHO KADIB WAXAASI WAXA WEEYE LACAG BAA LA RAADINAYAA WAA DHIIGYO CAB MIIDHAN , WAAR MR . FARMAAJO HADUU LIX BILOOD OO DAMBE SII JOOGO CALA ALLAH ......

Arrintuu soo jeediyey Prof. Cali Khaliif Galydh ayaa sax ah bal hor SOMALILAND la wada leeyahay ha la yagleelo oo WAQTIGA IYO ENERY-GIGA LA GALINAYO WADA HADALADA DAWLADA FEDERAALKA EE KHILYAALIGA AH HA LA GELIYO WADA LAHAANSHAHA SOMALILAND IYO DISTUURKA OO DIB LOO EEGO SOOMALIYA HA LAGU
YIDHAAH AFTI UNITED NATIONS DADKA SOMALILAND LOO QAADO AYAA INOO BALAN AH ... SEE YOU AT UNITED NATIONS ALLIGATOR ......

"Mediation begins between Hargeisa and Mogadishu
Somali and Somaliland representatives gathered in Addis Ababa on 16 October for secret meetings aimed at re-establishing political dialogue between Hargeisa and Mogadishu, which stalled in March 2015. The Addis Ababa gathering followed two meetings in Nairobi to agree on new mediators after the Somaliland president Ahmed Mohamed Mahamoud, known as Silanyo, rejected Turkey, which he views as too close to Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo. According to our sources, Norway and Sweden may therefore be designated to oversee the political process, which is likely to resume in March 2018. On the Somali side, the lead negotiator will be Nur Deria Hersi, while his Somaliland counterpart will be the former foreign minister Edna Adan Ismaïl. The central question in these talks will be whether Somaliland should be incorporated into the Federal Republic of Somalia or remain independent…"  Source --- African Intelligence .

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!