" IGU SAWIR " - Ta IGA DAAYO MEEDAY MAGTII DADKII LA XASUUQAY............ Civil War started at new UAE navel base in BerBera ...



" IGU SAWIR " - Ta IGA DAAYO MEEDAY MAGTII DADKII LA XASUUQAY............ Civil War started at new U .A.E navel base in BerBera ...


Dekkeda Berbera meel galbeed ka xigta waxa laga dhisaya wax lagu magacaabay Naval base ama saldhig badeed oo la yidhi Dawlada Imaraatka ayaa dhisaneysa WAA BEEN sideeda u taal NAVAL BASE kuuli Ooromo ihi ma dhisaan Qalab iyo khubaraa heer caalamiya ayaa iman lahaa bada ay lagu sameyn laha intaan hawsha la bilaabin ba wax la yidhaah Dredging oo bada siyaab leh loo qodayo markaa waxa loo yeedhi lahaa Dawladaha hawsha qodniinka yaqaan sida Holland ama France , China lafteedu iminka waa taqaan .......... .. Navel base ma jiro ee dhulka waxa lasiiyey dad aan dhalasho ahaan reer Berbera ahayn oonu diideyno inaanu Magacyadooda sheegno , Yeelkeede . Ganacsato dhulka waxa ku lahayd oo Reer Berbera ayaa sheekada runteedii ogaatay kadibna HUB IYO CIIDAN BAY GELIYEEN MEESHII LAGA BEEN ABUURTAY EE LA YIDHI NAVEL BASE BAA LA DHISAYAA .​


Ganacsatadii Hubaysneyd iyo Ciidankoodii Taliye NUUR - TAANI TV ma soo fadhiisan oo ma hanjabin xabadna laguma Furin  Taliye FOOXLENA afartii Booliiska ahaa ee Berbera Joogay muu odhan madaxa ka toogta ALXAMDU LILAAH waar ayar ayaa loo Diray RRU  NINMANKII HUBEYSNAA WADA HADAL LA FURTA kadibna RRU SI KADIS AYEY UGU BOODAY RAGII HUBEYSNAA OOY HUBKII KA QAADAY DHAWRNA WAY CARAREEN OO WAA  LAGU DABO JOOGAA , TAKBIR ALLAHU AKBAR SIDA QURUXDA BADAN EE AY WAX U DHAMADEEN LAKIIN XAQ U DIRIRKU JOOGSAN MAAYO ILAA RUNTA LOO SHEEGO ....... WA LAAHU ACLAM .


Jaalle Muse Biixi waxaanu leenahay waar Nimankii Hubeysnaa in Madax loo Salaaxo Caruur yar yar oon hubeysneyn oo aan soo dhaafin Xaafadihii ay deganayeen oon xaafadaha Beelaha kale degan yihiin wax xasarada aan ula tagin  in Taliye NUUR - TAANI IYO TALIYE FOOXLE INAY XABAD KALA DAALAN  SAW CADOWTINIMO FAR WAAWEYN LOOGU QORAY MAAHA OGOW SHEEKHOW NIN WALIBA NAFTIISA WAA DIFAACI DONAA ....... QOLAA KU MASHQUUSHA NABADA NABADA WAAR HADII XAQ DARO AYNA JIRIN OGOW MUWAADIN NABADA LAMA SOO HADAL QAADO WAXA NABADA LASOO HADAL QADAA MARKAY CADAALAD DARO JIRTO OO WALIBA CIDA CADAALAD DARADA SAMEYNEYSA AYAA KELMADAA NABADA KU CELCELISA .

Barigii SNM - tu dadka ay kicinaysay ayaa qoladii Maxamed Siyaad ( AHUN ) u shaqeyn jirtay ayaa waxay dadka ku odhan jireen NABADA EEGA NABADA EEGA waar ma NABAD WAXAYGII LAGU CUNAYO OON DHINACA KALE EEGAY OO IMINKANA LA IGU DILAYO ......... NIMANKII WASIIRADA AHAA EE DALXIISKA UGU TAGAY CISBITAALKA HARGEYSA DADKII DHAAWACA AHAA  EE AHAA  " IGU SAWIR "  WAANU ARKAYNAY EEN QURAARAD VIMTO AHNA DHAAWACA USII QAADIN .

CIDII CALEEMA SAAR KA QAYB GASHA AMA WAX HAMBALYEYSA WAA CID DHIMATAY OO DIINTA IYO DAMIIRKA KA ARADAN  IYADOON CARUURTII LA XASUUQAY MAGTOODII MEEL LA SAARIN SIIBA HOOYIDII MEHERADEEDA KA TIMI EE AY RRU MADAX KA TOOGATAY ........... IYANA WAXA JIRTA  BURCO GABADH YAR OO CARUURA OO LABADA BAWDO XABAD AY KAGA GARACEEN  CIIDANKU INANTAANA MAGTEEDII AYAANU  U FADHINAA WAAR WALAAHI INAY  " KU SUGULE " NOQON HADAAD HABLAHA UGUBKA AH AAD BAWDYAHA KA TOOGATAAN .......... wa Laahu Aclam .


Waar qoraalo ayaanu u baahan nahay in Beesha Caalamka la xasuusiyo Dadkan la xasuuqay way la socdaanne waar wax soo tuura ... WAXA KALOO LOO BAAHAN YAHAY MEDIA IYO WEBSITES LA XIDHAY IN CAALAMKA LA GADHSIIYO .........ALLÉE LE VERTE


Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!