DOORASHADII SOMALILAND OO LA INQILAABAY ? WAA 21 OKTOBER SHEEKADII MAXAMED SIYAAD ( AHUN )





DOORASHADII SOMALILAND OO LA INQILAABAY ? WAA 21 OKTOBER SHEEKADII MAXAMED SIYAAD ( AHUN ) ,,,,.........


Intan yar ee kooban umaanu qorin inaanu cid ku kicino iyo inaanu caadifad u gacan haadino toona lakiin way siday wax u dhacaan isku dayga xadista XISBIGA KULMIYE ee DOORASHADA  afar marxaladood ayey ahayd .........

1 - Kow waxa la sadqeeyey Musharaxii dhawrka sanadood sharaxnaa ee XISBIGA UCID oo lagu badalay WARAABE U TAAG INA  CALI DHURWAA iyadoo Toogashada XAQ U DIRIR JAMAAL CALI XUSEEN Maxkamada sare ka qayb gashay .

2-  Labo dadka ayaa la damcay in  KAADHKA COD  bixinta laga iibsado meelaha WADDANI codka ka filayo tasoo si xun u fashilantay ka dib markay dadka uu XISBIGA KULMIYE ula yimi lacag quudhsi ah isagoo  Oodweyne ( Xaaji Saalax ) ku baayacayey $ 12 Dollar oo qudha Kadhkiiba ta kasii darani waxay ahayd SAAXIL oo ku baayacayey $ 7 Dollar oo qudha sidaa dadka badidiisii way diideen .... waxooga la iibsay lakiin wax naf leh ma ahayn .

3 - Maalintii Doorashada oo DADKA SOMALILAND SHARAF , CISI IYO KARAAMO MUUJIYEEN oo ay diideen Xeelado rabshado abuur ah oo Xisbiga Kulmiye la shir yimi waliba Galbeedka markaa DADKU SI XOR IYO XALAAL AH AYEY U CODEYEEN MEEL WALBA  JUG JUGI DHACDAY LAKIIN LAGA KABAY ..

4-  Natiijaadii hor u dhaca ahayd ee la hayey Maalintii Arbacada tasoo Af kala Qaad ku noqotay Xisbiga Kulmiye Xataa waxay fajiciso ku noqotay Xisbiga WADDANI oon meelaha qarkood tageero intaa le'eg aan ka fileyn NATTIJADI SIDAN BAY AHAYD : 
Natiijada Hor dhaca ah Waddani wuxuu ku guuleystay TOGDHEER , SANAAG , SOOL , AWDAL halka uu Kulmiye ku Guuleystay Saaxil lakiin faraqa u dhexeeya WADANI IYO KULMIYE SAAXIL waa 5000 shan kun oo cod oo qudha GOBOLKA MAROODIJEEX waa Neck and Neck race qoorta ayaa layskula jiraa far cidideed uma dhaxeyso Wadani iyo Kulmiye Maroodijeex ...... ... Halkaa markay mareysay ayuu Xisbiga Kulmiye Bilaabay inuu Daabaco WARAAQO DOORASHO OO CUSUB Tasoo SANADIIQDA LAGU GURAY KUWII WADANINA laga daadiyey WALIBA SAAXIL , AWDAL IYO MAROODIJEEX SHIRKA GOÁANKAN LAGU QAATAY MADAXTOOYADA AYUU KA DHACAY HABEEN HORE ....

Waxayna Ogeyn Jaahiliintu in KHADKA AMA INK LAGU QORAY WARAAQAHA LAKALA GARAN KARO KUWII HORE IYO INTA CUSUB EE LAGU DARAY ..

Sheekhow Qawleysatada XISBIGA KULMIYE XALKOODA WUXUU NOQDAY MARKAAD EEGTID SIDII QURUXDA BADNEYD EE AY KU BILAABATAY DOORASHADU EE LAGU CODEEYEY EE CAALAMKU AMAANAY IYO SIDAY U GUBEEN QURUXDII WALIBA SAAKA MARKAAN ARKAY GUDOOMIYE SALEBAAN NUUR OO LA ARKO MARKAY GAR EXEED DHACAYSO IMINKA 8 SANADOOD BA MARKAA XAALKOODU WAXA WEEYE KULMIYE AAYADA 92 EE SUURATUL NAXAL ... وَلَا تَكُونُوا كَالَّتِي نَقَضَتْ غَزْلَهَا مِن بَعْدِ قُوَّةٍ أَنكَاثًا تَتَّخِذُونَ أَيْمَانَكُمْ دَخَلًا بَيْنَكُمْ أَن تَكُونَ أُمَّةٌ هِيَ أَرْبَىٰ مِنْ أُمَّةٍ ۚ إِنَّمَا يَبْلُوكُمُ اللَّهُ بِهِ ۚ وَلَيُبَيِّنَنَّ لَكُمْ يَوْمَ الْقِيَامَةِ مَا كُنتُمْ فِيهِ تَخْتَلِفُونَ (92) Oo ka hadleysa inaad Imaanka iyo Cahadka aad ALLAH la gashay in aanad ka bixin oo aanad noqon GABADHII intay malin oo dhan wax tosho Makkka Mukrama hadana gelinka dambe furfuri jirtay waxay toshay iyadoo madaxa wax ka qabtay ...... DOORASHADII $ 20.000.000 LABAATANKA MILYAN KU BAXDAY EE DOLLAR EE BEESHU CAALAMKU EE LA TOLAYEY LABADA SANO MR.MUUSE BIIXI IYO XISBIGA KULMIYE WAXAY KU FURFUREEN OOY KU OLOLIYEEN 20 SACADOOD GUDAHOOD Macnaheedu Sacadiiba MILYAN baa Gubtay .... WA LAAHU ACLAM .

BEESHA CAALAMKA AYAANU WEYDIISANEYNAA IN AY SOO DIRAAN EXPERTS AMA KHUBARAA CAALAMI AH ISKU EEGTA WARAAQA KU JIRTA SANADIIQDA GABILEY , MAROODIJEEX , SAAXIL INAY WARAAQUHU ISKU ORIGINAL YIHIIN QUALITY CHECK MARKA LAGU SAMEEYO IYO KHADKA QALINKA AMA INK QUALITY ISKU TALAABTA KU TAAL ISKU QALIN AMA LABA QALIN MA KA YIMADEEN ..... WAAR XITAA DNA --GA MURAAQIBIINTA AMA DADKA AAN MURAAQIBIINTA AHAYN BAA LASOO SARAYAA , WAAR WAA SUTI GASHAAN .........HAYAAY KASOO KACAAY HAYAAY ASKARI BAA MEESHII INQILAAB KU QABSADAY ........ Wa Laahu Aclam

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!