Somaliland :Madaxtooyadaay " BRITISH TAXPAYERS MONEY " Maxkamad baa la isku saarayaa......
# Help Abdikaqir Kosaar & Ahmed Jima'ale Families Moryaantii Hargeysa ka dilaacday ee dadkii ay ka tageen Xaq U Dirirku baadhay ee ilma Xaq U Dirir Cabdiqaadir Kosaar Iyo ilma Xaq U Dirir Axmed Jimcaale Guleed طيب الله تراهم guryahoodii iyo dhulkoodii ba la dhacay iminkana waxay dhaceen lacagtii CANSHUURTA LAGA SOO URURIYEY DADKA INGRIISKA AH " BRITISH TAXPAYERS MONEY " bal nimankaasi hawsha ay galeen baaxaday leeedahay eega . Hay'ad samafal ah oo la shaqeysa dawlada Ingriiska ayaa is tidhi ka qayb qaado la daagaalanka abaaraha iyo Shuban Biyoodka iyadoo la kaashaneysa Dawlada Ingriiska sidaad wada ogtihiin ayaa waxa loo ogolaaday in loo maal geliyo Bandhig Faneed ama Benefit Concert dadka wax loogu ururinayo XIDIGAHA GEESKU waxay ka cuneen $ 45000 shan iyo afartan kun oo Dollar oo ah lacagtii lagu sameyn lahaa Xafalada DANYARTA abaarta iyo shuban Biyoodku hayo lagu taakuleyn lahaa daqiiqadii ugu dambey...