Somaliland : Mother , Madre



Dreams of Flying : Happy Mother's Day




Ninka doonaya inuu hooyoyinka xasuuqo Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi loona 

yaqaan Mr. Maxamuud Khasaare oo iminka Dollarkii iyo lacagtii uu guryaha kaga iibsaday 

Birmingham / London cariga Ingriiska waydiinaya Marwo Samsam Cabdi Adan  nacaybka 

Dumarka iyo Hooyooyinka waxay iska shabahaan Af ku dhiigle gacan ku dhigiile  

dagaal ooge sare Kaligii Taliye Naar gale Allankiis Kolonel Muuse Biixi Cabdi ............


Mother , Madre :***************
This two-minute video was inspired by a true story that happened in the war in Iraq / Syria where many children have been orphaned by violence.
Children need care in Whole Somalia ...!

Caruurta dagaalka , abaarta iyo Darxumadu ka kaxasay waalidkood waa in laga war hayaa .

Kan yari Hooyadaii intuu sawiray ayuu iska dul seexday bal diirimaad iyo naxariisi soo

gaadho ALLAH ayaa naxariis leh ee .

Xisbiga Kulmiye oo Hooyooyinkii Somaliland ku xasuuqay SICIR BARAR IYO SARIF BARAR iyo Caruurtii oo meehanaabaysa markay Hooyooyinkii tageen ............



Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!