Somaliland :Madaxtooyadaay " BRITISH TAXPAYERS MONEY " Maxkamad baa la isku saarayaa......

# Help Abdikaqir Kosaar & Ahmed Jima'ale Families ​

Moryaantii Hargeysa ka dilaacday  ee dadkii ay ka tageen Xaq U Dirirku baadhay ee ilma Xaq U Dirir Cabdiqaadir Kosaar Iyo ilma Xaq U Dirir Axmed Jimcaale Guleed  طيب الله تراهم  guryahoodii iyo dhulkoodii ba la dhacay iminkana waxay dhaceen lacagtii CANSHUURTA  LAGA SOO URURIYEY DADKA INGRIISKA AH "  BRITISH TAXPAYERS MONEY " bal nimankaasi hawsha ay galeen baaxaday leeedahay eega .

Hay'ad samafal ah oo  la shaqeysa dawlada Ingriiska ayaa is tidhi ka qayb qaado  la daagaalanka abaaraha iyo Shuban Biyoodka  iyadoo la kaashaneysa Dawlada Ingriiska sidaad wada ogtihiin ayaa waxa loo ogolaaday in loo maal geliyo Bandhig Faneed ama Benefit Concert dadka wax loogu ururinayo  XIDIGAHA GEESKU waxay ka cuneen $ 45000 shan iyo afartan kun oo Dollar oo ah lacagtii lagu sameyn lahaa Xafalada  DANYARTA abaarta iyo shuban Biyoodku hayo lagu taakuleyn lahaa daqiiqadii ugu dambeysay ayay diideen inay XIDIGAHA GEESKU show-ga dhigaan Lacagtii Canshuurta dadka Ingriiska  "  BRITISH TAXPAYERS MONEY " lagasoo ururiyeyna way cuneen , waxa lasoo xidhay AL - Fanaan Cabdi Hani waa ninka looga iibiyey sacada dahabka ah lacagtaa iyada ah  visaha Ingriiskana losoo saray .

Ninkii waxa Jeelka kasii daayey AF HAYEENKA MADAXTOOYADA MR . XUSEEN DEYR ahna maamulaha mus dambeedka ee  XIDIGAHA GEESKA …. Magafayaashii Madaxtooyada waxa ka baxsan weyday $ 45000 shaniyo afartan kun oo Dollar oo ah  "  BRITISH TAXPAYERS MONEY "  waxaanu Farayna  Haya'ada samafalka ah Mr. Deyr waa Muwaadin Ingriis ah MR. Solteco na waa Muwaadin Swedish  ah Maxakamadood Ingiriiska ayeynu ka bilaabeynaa waraaqaha iyakoo PDF ah  oon waxaba laga bedeli karin soo geliya WEBSITES-ka weliba Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi  Cabdi oo Raashin faro badan oo Ethiopia iyo Kuwait ay soo dirtay Madaxtooyada ku maqan yahayna waanu Raacin lahayn  Lawyer-ka na waxaanu ka dhigi lahayn Mr. Guleed Axmed Jimcaale Guleed lakiin conflict of interest awadeed kama dhigi karayno waayo isagaa isna dhibane ka ah

Kii Colonel  Muuse Biixi oo  is leh waxbaad kala garaneysaa ayaa lahaa Haya'ada WHO baa shuban biyoodka Burco keentay waar Ninkow "  BRITISH TAXPAYERS MONEY " loogu talo galay in Shuban biyoodka iyo Abaarta wax lagaga qabto ayey Madaxtooyadu cuntay waar tolow Murayadaha la isku eego ma lagu iibiyaa Hargeysa waar mid u iibiya Mujaaihdka Darxumo fikri ah ayaa haysata ee .

Saa ka daranee mid La yidhi Mr. Xiis baa la yidhaah oo ah Af Hayeenka Boliiska ee Somaliland ayaa wuxuu leeyahay Mr. Farmaajo ayaa na SIXIRAYA oo SIXIROOLE nosoo diray oo adeer Sixiroolaha uu Mr. Farmaajo iyo Qulxiyada uu usoo dirayo Somaliland muu u diro AL-Shabaab oo uu xamaamka ka gali kari la'ayahay markaa waxaanu u maleyneynaa in Mr. Xiis Shuban Biyood Maskada iyo afka ihi ku dhacay ninkaa odeyga ee Mr. Xiis ALLAH ha U Sahlo ….. WA LAAHU ACLAM

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!