BEELO KAMID AH BEELAHA SOOMAALIYEED OO LAGU TUH MAY INAY FULIYAAN DILALKA Muqdisha KASOCDA

FYI...........We don't believe as We the People of Somalia that one tribe or two are responsible for the misery of SOMALIA but honestly we don't mind that certain tribes are accused in order to come the conclusion and the felon is pointed out .


~ Source : Sheekh Dabcasar fakirkiisa oo la soo gaabiyey - WA LAAHU ACLAM - ~

Waxaa caado u ahayd tan iyo burburkii dawladii dhexe 1991 ilaa maanta in Mogdisho ay hooy u noqotay daadinta dhiiga dadka islaamka ah ee soomaaliyeed.waxaa taariikhdu ina tusisay in dawladii tan ka horaysay ee uu madaxda ka ahaa xasan sheekh ay isu xil qaami wayday nasiib daro in ay wax ka qabato dhiigaa qubanaya ee lagu gumaadayo beelaha aan hubaysnay ee soomaaliyeed ee dagan magaalada kuwaasoo loogu yeero LOOMA OO YAAN!! Waxaa kale oo aan meesha ka maqnayn in kuwa hubaysanina,isku dilaan qaad iyo in mararka qaarkood ay kamid noqdaan dadka ku dhinta tusaale meel la qarxiyoo kale sida hoteelada ama muqaayadaha.Laakiin cidina iyaga si gaara uma bartilmaan sato oo uma qaarajiso.halka dadka sida dad ban loo qaarajiyay oo dhan ay yihiin kuwo aan hubaysnayn.
Dawladii xasan sheekh tiro malaha dadka la gumaaday ee kasoo jeeda hargaysa,baydhabo,kismanyo,boosaaso, boorame,gedo,caabud waaq iyo buuhoodle,jareerwayne afgooye iyo jilib.cid loo soo qabtana malaha dadkaa la dilay.Hadaba dawladan hada timid ee cusub ayaa samaysay baadhitaan dhab ah dilal dhacay gacantana kusoo dhigtay durba qaar kamid ah danbiilayaashii,tanoo wali lawado hubin iyo daba gal xoogan.waxaa dawladu tuhun santahay in ay jiraan kooxo dan lay ah oo ku fikir ahaa dawladii laga guulaystay ee xasan sheekh hogaaminayay oo liqi waayay guldaradoodaas kuwaasoo kasoo jeeda jifada Xasan sheekh wacaysle cali gaaf iyo jifo kamid ah habargidir oo layiraa sacad.labadan jifo oo naas u irmaanaa ka guray say u arkaan ayaa kawada dilalkan joogtada ah mogdisho kuwaas oo ay ku dilaan looma ooyaan kaliya!! hada waxay dileen 175 qof oo beesha raxan weyn ah beelaha kalana dib ayaan idiin ka soo sheegi doonaa tirada rasmiga ah.laynta raxan weeyn iyo gumaadka ku socdaa waa cabsi galin dawlada iyo shacabka soomaaliyeed loo tusayo in MOGDISHO aysan nabad ahayn.
Labadan jifo ee tuhunka wayni kusoo idlaaday ayaa ah dad diinta islaamka sheeganaya hadana dhiigii muslimka soomaaliyeed u qubaya oo kaliya hala dhaho Mogdisho nabad maha dawladna kama shaqaynayso!!Labadan jifo hal qof oo iyaga kamid ah laguma dilin mogdisho tan iyo intii dilalkan qorshaysani bilawdeen. waxay dilka kadib markiiba bilaabeen qaylo iyo buuq ah mogdisho nabad maha!!waana kan lagu tuhun san yahay gacan ku dhiiglaha dhagartan fulinaya.inta badan waxaa la cadeeyay in dilalka qorshaysan loo saariyo shabaab taasoo danbiiluhu ku gabanayo maadaama la ogyahay in qoladaasi afka duuban ay sameeyaan qaraxyo iyo dilal. hayeeshee dawladu waa kala garanaysaa cida wax fulisay.
Waxaan ku waa ninayaa labadaa jifood inay illaahay ka yaabaan,oo dhiiga umada soomaaliyeed ee ay laynayaan joojiyaan,dawlad baan diidanahay looma ooyaan kaan gumaadaya xaqmaha bini aadminimo maha. xasan sheekh markuu madaxda ahaa lacag aan helaynay badan iyo jagooyin hadana waxba ma hayno oo meeshii aa nalaga qaaday sidaa daraadeed dadka masaakiintaan dilaa,beelahaan kicinaa soomaaliya 1991 xasuuqii aan soo xusuusinaa oo dib ugu celinaa sidaasi aqlimaha dadnimana maha cid idinka yeelina majirto.Raysal wasaare maxaa looga dhigay cid aan anaga ahayn waa xasad fog,maxaa yeelay waxaa soomaali u cad hadaadba wax tarleedahay oo aad dawladnimo wuxuun ka garanayso raysal wasaare iska daayee hada uun sawdigii madaxweyne ahaa!! dadka waxan wada dawladu ilgaara ayay ku haysaa dhab ahaan waana la daba socdaa sharcigaana la horkeeni iyo xeerka ciqaabta.
                                                                     WAXAAN LEEYAHAY SHACABKA SOOMAALIYEED
Gacmaha aan is qabsano oo ogaano waa kuma cadawgeena koobaad ee inaga hortaagan in aan dawlad noqono? nimanka wax qarxinaya waa u jeednaa waana cadaysteen cadaawadooda waana iska qabanaynaa,laakiin waxaa kasii xun kaas kan kugu dhexjira ee faylaha ku gooynaya ee ah dawlad diidka aan rabin in soomaaliya hesho dawlad shaqaysa waligeedba.waxa uuna ku qanacsan yahay shilimaan iyo u khidmayn gumayste.shacabku waa inay siday hada dawladooda ula shaqaynayaan sii laban laabaan oo soo sheegaan cidkastoo dhibaysa shacabka iyo dalwlada soomaaliyeed nabad galyadooda iyo sharafkooda. waa in aynu ka guulaysanaa cadageena dhexdeena ah.waa inaan midnimadeena ka shaqaynaa dalkeena ilaashanaa inagoo soomaali ah.



Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!