Posts

Showing posts from December, 2018

WAXQABADKA JAALLE MUUSE BIIXI 2018

Image
Macaali Wasiir  Maxamed Kaahin Aya Yidhi Mucaaridadi Ma Jirto Allah Ayaan  Ku Dhaartaye Mucaaridada Gudaha Iyo Dibadaba Ka Jirta Waad Istacjabeysaa Waliba Ta Dibada Ka Jirta Iyo Waraaqaha Beesha  Caalamka Loo Gudbinayo Waad Yaabaysaa Lakiin Duulku Way Dhago Beleen War Banadara Salaamaha Uu Ka Yimi Macaali Wasiir Maxamed Kaahin Ee Balidhiig Mikirifonkoodi Hadu Maqli Waayey Walaahi Mikrifoon  Bay  Soo Qaateen Bal Eega Video-Ga Hoos  Duqu Haduu Maqli Waayey Mikirifoonkaa U Doona Samacadihii Dhagaha Waqtigoodii Waa Jogaaye ............... Mida Kale  Macaali Wasiir Maxamed Kaahin Ma La socodaa In Haldoorkii Aqoonyahanka  Ahaa Ee Ku Hadhay Xisbiga Kulmiye In  Maalinba Guuto La Eryo Mucaaridad Awgeed ..... Halgamaa Otto Caalin ( AHUN ) oo duqa Musse Biixi Yaqaanay Waxa Laga Hayaa Muuse Isagaa Mucaarid Iskugu Filan ,  Ma Qadada Qoyska Ayaa Cid Loo Tilmaamayaa Cid Waliba Waa Arkaysaa Qoyska Qadaynaya Ee Maansha'a Allah ...... Somaliland Waa Ka Tashaneysaa Canshuurtooda Siday Ka Yee

Jaalle Muuse Biixi Oo Jabuuti Booqan Doona iyo Hub La Sheegayo ........... See Arrin Yahay ?!

Image
Waar Waa Kuwii Al- Fanaan Amina Afriik Iyo Al-Fanaan Cawaale Aadan Yimadeen  Jabuuti  Ee Ma  Xaflad Kirismis Buu Jaalle Muuse Biixi Ka Qaybgalayaa Oo Jabuuti Lagu Dhigayaa Sheraton Hotel  Jabuuti Geed Chrisms Baan Ku Arkayey Inkastoo Mid Ka Weyni Ka Taagan Yahay Airport-ka Dubai Ee Imaraadka........  Wararku Waxay Sheegayaan In Jaalle Muuse Biixi U Hadaafi Doono Xagaa Eedo Khadra Maxamuud Xayd Iyo Jabuuti Saxaafada Xorta Ah Qarkeed Ayaa Waxay Ka Dhigeysaa In Ay Is Gashaanbureysanayaan Jaalle Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle Taasi Waa “ Been Been Siii “ Waa Beenihii Hore Loogu Mawaalin Jiray Ummada Ku Nool Somaliland Siiba Reer Sheekh Isaxaaq ..............  Nidaamkii Hore Ee Federaalka Somaliya Kumay Jiri Jirin Somaliland Wixii Ka Horeeyey  Kulmiye One Ictiraaf Daacad  Laga Yahay  Beesha Caalamku Ha Ku Diido Ba Ee Waxa Ugu Dambeeyey  Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ....... Jaalle Daahir Riyaale Kaahin Wuxuu Watay Beelweynta Isaaq , Beelweynta Gabooye , Beelweynta Samroon Siciid 

Moscow deploys soft power in Africa

Image
Two well known soviet union scholars from Somaliland   his excellence minister   Ali Waranade and   chairman Faysal Ali warabe are deploying hard words against confused Mogadishu instead of seizing this opportunity offered their beloved Russia   , According to article published in " African Intelligence " " Russia has a full agenda for Africa in 2019. Among the measures planned by Sergey Lavrov and Mikhail Bogdanov, respectively Vladimir Putin's foreign minister and his ‘Mr Africa', is the creation of a visa scheme for African students wanting to study in Russia. According to our sources, Moscow would like to triple the number of African students on its soil by 2020. To achieve this figure, the Kremlin is relying on the global network of African graduates of Russian and Soviet universities, which has already helped organise a Russia-Africa forum held in Moscow on 21 October and attended by numerous African delegations. Another key player that Moscow will

Why an Impeachment Motion Shouldn't Trouble President Farmaajo

Image
Somalia: Why an Impeachment Motion Shouldn't Trouble the President The big picture Somalia's federal government in Mogadishu has made significant progress over the past decade, clawing its way back from failed statehood. Yet the country's internal politics are still firmly influenced by foreign powers jockeying for leverage amid vicious clan rivalries. While the United States and other international partners seek to shore up Mogadishu, internal divisions continue to create problems for the government What Happened Somalia's speaker of parliament accepted a motion of impeachment against President Mohamed Abdullahi Mohamed on Dec. 9. The motion, reportedly signed by dozens of opposition lawmakers outlined a litany of grievances. Specifically, the government was criticized for signing "secret agreements" with Ethiopia and Eritrea over port access and economic and security cooperation, among other things. Why it Matters It isn'

JARIIDADA "AFRICA INTELLIGENCE " BAA TIDHI " Indirect clash between Musa Bihi Abdi and Farmajo in Nairobi " Food isdar dadban ..Gig

Image
B al aynu eegno Jaalle Prof. Axmed Ismaciil Samatar oo waxoogaa ku nuuxnuuxsaday   hab maamulka duqa Jaalle Muuse Biixi inta kale yeelkeede kalmad uu kor u qaaday ayaa jirtay   kalmadaas oo ah Public Relation ( PR )   kuray xooglayaasha qurbajooga ah ee Subeer Awal ee Duqa Muusaha Xaraf tagaya   ku xeeran inay main stream ka dhigaan ay doonayaan oo dadku liqo    iyakoo dadka ka dhaadhicinaya in Aabo Muuse Biixi hantidhawr guud isku bedalay " Handraab " ku   yahay musuq uu la dagaalamay .......... Waxa   nasiib daro ah nin cilmiga , aqoonta iyo   waayoaragnimada   uu leeyahay Jaalle Axmed Ismaciil Samatar   inuu ku dul kufo “ Buzzword “   Beenta halhays la dhigayo ama slogan-ka   Maraykan waxa la yidhaah "   “ Buzzwords ” waxa xarfaan ku ah xisbiga Jamhuuriga ama G.O.P mar mar bay midi u qaraxdaa Dimuqraadiga sidii " Yes We Can " uu Madaxweyne Obama la yimi ........ Jaalle Prof. Samatarow waad ogtahay inay cidi hanti dhawre ka dhigan   Jaalle Muuse Biixi se u

Ethiopia Oo Shaacisay Liiska Sirdoonkii Tigraayga Misana Saraakiil Somaliland Ah .. Dual Agents

Image
Sirdoonka Ethiopia Ayaa Soo Gudbiyay Faylasha Rag Soomaliland Ah Oo Sirdoonka Maamulkii Tigray-Da U Ahaa Jaajuusiin Mushaar Iyo Darajooyin Kala Duwan Ku Qornaa. Ceebta Ugu Weyni Waa In Dadka Liiska Ku Jira Qaar Badan Ay Xilal Sare Ka Hayaan Dowladda Haatan Jirta Iyo Dowladii Ka Horeyey. Liiska Oo Aad U Dheer Iyo Xogtan Oo Qarsoodi Ah Aawadeed, Waxaan Idinla Wadaagi Doonaa Shaqsiyaadka Ugu Darajada Sareeya Xagga Darajoojinka Ay Sirdoonka Ethiopia. Tigraay Liji : 1. Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirkii Hore Madaxtooyada Soomaliland 2. Cali Maxamed Warancade Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Soomaliland.   3. Maxamed Kaahin Axmed Wasiirka Hada Ee Arimaha Gudaha Soomaliland. 4. Taliye Ciidanka Soomaliland Nuux Ismaaciil Taani. 5. Ismaaciil Aadan Cismaan ,Ismaaciil Yare Oo Ah Wasiirka Arimaha Gudaha Hore. 6. Amb Cawil Cali Ducaale Wasiirka Arimaha Maaliyada.   7. Ahmed Dahir Gudoomiyaha Jaamacada Admas   8. Xildhbaan Cali Mareexaan Ahaa Wasiirka Hawlaha Guu

SOMALILAND: DAWLADA ETHIOPIA OO TIDHI KA BAXA ADDIS ABABA OO DIRE DAWA QABTA...

Image
Arrinku ma fiicna kolonelka kaligii taliyaha ah tamashluu bari ku tagay isagood moodeysid jabhad hubaysan oo weraar qadaysa waxooga lacaga ayuu siiyey qolo sheegatay caaqilo inkastoo beelaha qaar salugeen wixii ninka wayni kusoo fiiqay sida beelweynta Maxamed  Sheekh Isaxaaq aka Cimraan waxa xusid mudan inaanu koloneelku aanu waxba u dhiibin ciidamada qaranka ee Sool jooga tasoo uu dhaamay Prof. Samatar oo konton riyood geeyey caato ba ha iska ahadaane ...... Marka waxa la sheegay in ciidamadii la qadiyey ay waxoogaa techniko ah u iib geyeen Puntland horta gaadhi qori dhashiika ahi saaran yahay kamaraduhu qabte . Warar hubaal ah lakiin wali la xaqiijinayo waxay sheegayaan in Imaraatku ay gabi ahaan ba iskaga bixi doonto Somaliland maca dekad iyo DP World maca madaar tasoo uu hoos ahaan u shaaciyey wasiirka arrimaha dibada ee U.A.E Mr.  Cabdalla Bin Sayid Al-Nahayaani kadib markii golaha amaanka ee United nations-ku dood adag kula yeeshay magaalada new York ee cariga Maraykanka ...