WAXQABADKA JAALLE MUUSE BIIXI 2018
Macaali
Wasiir Maxamed Kaahin Aya Yidhi Mucaaridadi Ma Jirto Allah Ayaan Ku
Dhaartaye Mucaaridada Gudaha Iyo Dibadaba Ka Jirta Waad Istacjabeysaa Waliba Ta
Dibada Ka Jirta Iyo Waraaqaha Beesha Caalamka Loo Gudbinayo Waad
Yaabaysaa Lakiin Duulku Way Dhago Beleen War Banadara Salaamaha Uu Ka Yimi
Macaali Wasiir Maxamed Kaahin Ee Balidhiig Mikirifonkoodi Hadu Maqli Waayey
Walaahi Mikrifoon Bay Soo Qaateen Bal Eega Video-Ga Hoos Duqu
Haduu Maqli Waayey Mikirifoonkaa U Doona Samacadihii Dhagaha Waqtigoodii Waa
Jogaaye ............... Mida Kale Macaali Wasiir Maxamed Kaahin Ma La
socodaa In Haldoorkii Aqoonyahanka Ahaa Ee Ku Hadhay Xisbiga Kulmiye
In Maalinba Guuto La Eryo Mucaaridad Awgeed ..... Halgamaa Otto Caalin (
AHUN ) oo duqa Musse Biixi Yaqaanay Waxa Laga Hayaa Muuse Isagaa Mucaarid
Iskugu Filan , Ma Qadada Qoyska Ayaa Cid Loo Tilmaamayaa Cid Waliba Waa
Arkaysaa Qoyska Qadaynaya Ee Maansha'a Allah ...... Somaliland Waa Ka
Tashaneysaa Canshuurtooda Siday Ka Yeeli Doonto .
Wax Qabadka
Jaalle Muuse Biixi 2018 Oo Kooban Waa Tan Waxaana La Yidhaah "
Qoyskii Qadeeyey " :
Intuba Waa Cida Jaalle Muuse Biix
1.Wasiirka Maaliyadda
2.Wasirka Bosaha, Isgadhsiinta & Teknolojiyad
3.Wasiirka Warfaafinta Iyo Dhaqanka
4.Wasiirka Gaadiidka&Hormarinta Wadooyinka
5.Wasiir Ku Xigeenka A/Gudaha Iyo Amniga
6.Hanti Dhawraha Guud Ee Qaranka
7.Mareeyaha Hawada Iyo Madaarada
8.Mareyaha Kahortaga Abaraha & K/Rashinka
9.Gudoomiyaha Gobalka Gabiley
10.Gudoomiyaha Gobalka Salal
11.Gudoomiyaha Gobalka Saraar
12.Gud Ku Xigeenka Gobalka Maroodijeex
13.Safiir Ku Xigeenka Ethiopia
14.Aggasimaha Guud Ee Madaxtooyada
15.Aggasimaha Guud Ee Caafimadka
16.Aggasimaha Guud Ee Maaliyada
17.Aggasimaha Guud Maalgashiga
18.Agasimaha Guud
E Shaqada & A/Bulshada
19.Aggasimaha
Guud Ee Qorshaynta Qaranka
20. Agaasimaha
Guud Ee Waxbarashada
21. Agaasimaha
Guud Ee Bangiga Dhexe
22. Agaasimaha
Guud Ee Gaadiidka/Q Liisank
23. Agasimaha Gud
E Mihnahada Cafimadka
24. 20.Gud Ku
Xigeenka Haayada Tayada
25. Guddoomiyaha
Maxkamadda Sare
26. La Taliyaha
Madaxweynaha Ee Amniga
27. La Taliyaha
Madaxweynaha Ee Sharciga
28. La Taliyaha
Madaxweynaha E Dhaqaalah
29. La Taliyaha
Madaxweynaha Ee Somalia
30. Guddomiye
Kuxigeenka Maxkamada Sare
31. Maayarka
Caasimadda Hargeisa
32. Taliyaha Guud
Ee Ciidamada Qaranka
33. Taliye Ku
Xigeenka Booliska Somaliland
34. Taliyaha
Ciidanka Dabdamiska Qaranka
35. Taliye Ku
Xigeenka Sirdoonka Qaranka
36. Ku Xigeenka
Xeer Ilaaliyaha Guud
37. Safiirka
Somaliland Ee Imaaraadka
38. Chief Of Staff
Ka Xafiiska Madaxweynaha
39. Gudoomiyaha
Mihnadlayasha Cafimadka
40. Garyaqaanka
Guud Ee Qaranka
41. Ku Xigeenka
Xisaabiyaha Guue Ee Qaranka
42. Safiirka
Djibouti
43. Safiirka
Sweden
44. Maarreeyaha
Dekadda Berbera
45. Maarreeye Ku
Xiggeenka Hay’adda Tayada
46. Komishanka
Qabdaraasyada Qaran Ka (2 Xubnood)
47. Konishabka
Maamul Wanaagga (3 Xubnood)
48. Komishanka
Aids-Ka (4 Xubnood)
49. Komishanka
Tacliinta Sare.
50. Maarreeyaha
Wakaaladda Biyaha Hargaysa.
51. Maarreeyaha
Cusbitaalka Guud Ee Hargaysa
52. Guddoomiye
Xiggeenka Gob. Gebiley
54. Guddoomiye
Xiggeenka Gob. Saaxil
55. Maarreeyaha
Dawan
56. Maarreeyaha
Radio Hargaysa
57. Maarreeyaha
Mashruuca Pfm.
58. Agaasimaha
Guud Ee Wasaaradda Horumarinta Maal-Gashiga
BALIDHIIG OO MIKIRIFOON QAADATAY MAXAMED MEE ...........
Comments
Post a Comment