Jaalle Muuse Biixi Oo Jabuuti Booqan Doona iyo Hub La Sheegayo ........... See Arrin Yahay ?!
Waar Waa Kuwii Al- Fanaan Amina Afriik Iyo
Al-Fanaan Cawaale Aadan Yimadeen Jabuuti
Ee Ma
Xaflad Kirismis Buu Jaalle Muuse Biixi Ka Qaybgalayaa Oo Jabuuti Lagu
Dhigayaa Sheraton Hotel Jabuuti Geed
Chrisms Baan Ku Arkayey Inkastoo Mid Ka Weyni Ka Taagan Yahay Airport-ka Dubai
Ee Imaraadka........
Wararku Waxay Sheegayaan In Jaalle Muuse Biixi U
Hadaafi Doono Xagaa Eedo Khadra Maxamuud Xayd Iyo Jabuuti Saxaafada Xorta Ah
Qarkeed Ayaa Waxay Ka Dhigeysaa In Ay Is Gashaanbureysanayaan Jaalle Madaxweyne
Ismaciil Cumar Geelle Taasi Waa “ Been Been Siii “ Waa Beenihii Hore Loogu
Mawaalin Jiray Ummada Ku Nool Somaliland Siiba Reer Sheekh Isaxaaq
.............. Nidaamkii Hore Ee
Federaalka Somaliya Kumay Jiri Jirin Somaliland Wixii Ka Horeeyey Kulmiye One Ictiraaf Daacad Laga Yahay
Beesha Caalamku Ha Ku Diido Ba Ee Waxa Ugu Dambeeyey Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin .......
Jaalle Daahir Riyaale Kaahin Wuxuu Watay Beelweynta Isaaq , Beelweynta Gabooye
, Beelweynta Samroon Siciid Iyo
Beelweynta Ciise In Ka Badan Boqolkiiba 80 % intaas oo isku duuban iyo Waxoogaa Muunad Ah Oo
Ka Socta Beelweynta Harti , Nidaamkaa
Jaalle Ina Riyaale Kaahin Ee Somaliland Ka Jiray Qoor Sakaaro Ayuu Ku Hayey
Somaliya Isaga Iyo Waxogaa Qurbajooga Oo Ka Socda Gobolada Somaliya .............................
Taasi Waata Keentay In Somaliya La Odhan Jiray" Dawlada Ku Meel Gaadhka Ah
" Wixii Ka Horeeyey 2012 ...
Arrintan Mar Gaar Ah Ayaanu Maqaal Ka Qori
Doonaa Maca Cadeymo ...... Isagoo Madaxweyne Sheekh Shariif Wadada Usii Xaadhay
Ayuu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Beesha Caalamka La Fadhiisteen Iyaka Iyo
Somaliland ...... Waxa Somaliland Si Cad
Loogu Sheeegay Inaan Ictiraaf Jirin Jirina Doonin Ee Xamar La Dooda Wixii Xal
Ee Kale Waa Markuu Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud La Odhanyo Dekkeda Berbera
Saxeex Ee Uu Saxeexay Adiguna Isbaaro Xamar Dhigo Aanana Nagu Halee Inaanu
Isbaaro Hargeysa Dhigano Ninka Arrinkaa Soo Dhameeyey Waa Macaali Wasiir
Maxamed Cabdilaahi Cumar Bajaajka Waata Keentay In Jaalle Cabdiweli Gaas Isbaaro Dhigto Puntland , Jaalle Axmed
Madowbe Isbaaro Dhigto Kismaayo Iyo Dhuxusha Daldalaay ....... Beesha Caalamku Isbarooyinka Waxay
Ugu Dulqaadaneysay Nabada Ku Ilaali Oo Meel Kastaa Iyadooo Island Nabad Ah Hala
Isku Xidho Somaliya.................. Ninka U Haysta In Jaalle Abiy Axmed ,
Jaalle Isais Afwerke Iyo Jaalle Farmaajo Si Lama Filaan Ah Jaceyl Walaaltinimo
Iskugu Qadeeen Waxba Ma Oga Arrintani Herar Sare Higher Echelons Ayaa Laga
Hagayaa ……… Mar Haduu Duqa Jaalle Muuse Biixi Tagayo Jabuuti Bal Aynu Yara
Eegno Maqaal Ay Qortay Jariidada Afka Dheer Leh Ee looga qateenka ah
Cinwaanku Uu Ahaa “New seizure of arms from Djibouti “ hub
kaloo jabuuti ka yimi oo la qabtay bal aynu taxliil siino ku munaasib ah
“
On 25 November, Yet Another Consignment Of Arms Originating From Djibouti Was
Seized. But This Time, The Traffickers Chose A Novel Means Of Transport: 19
Camels. According To Our Information, Only 12 Of The Animals Were Intercepted
By Agents From The National Intelligence And Security Service (NISS). The Convoy
Was Apprehended In Samacab, An Ethiopian Town Close To The Border With Somaliland
Inhabited By Issas.”
Shan Iyo Labaatankii Bishii November 2018 Ayaa
Hub Horla Oo Kasoo Burqaday Jabuuti Gacanta Lagu Dhigay . Lakiin Markan
Magafayaasha Hubka Watay Waxay Isticmalayeen Gadiid Cusub Oo Ah 19 Awr , Sida Xogtayadu Sheegayso Waxaan Ka
Badneyn 12 Awr Ayey La Waregeen Haya'ada
Sirdoonka Ee ( NISS) . Safarkii Waxa Lagu Qabtay Samacab , Oo Ah Tuulo Ay Degto
Beelweynta Ciise Xuduudka Somaliland Iyo Ethiopia ....... Inuu Hub Xadka Ka Soo
Galayo Dad Badan Ba Sheegayey Xataa Nin Wariye Ah Oo La Yidhaah Jaalle Ayaanle Dhuux
Oo Lahaa Hubaa Kasoo Gala Ethiopia Togwajaale Isagu Xaga Beelweynta Isaaq Buu
Usoo Riixayey Jaalle Ayaanle Markuu Kasoo Cadheysiiyo Jaalle Ciise Riyoole Oo
Arrimaha U Faaleeya Somali Galbeed Si Aanay Jecleysan Beelweynta Ogadeen.
“
The Consignment Largely Consisted Of Ammunition And Rifles, Mainly Kalashnikovs.
Although Its Destination Has Not Been Confirmed, Military Sources Believe That
The Arms Were Intended For Oromo Groups As Part Of The Drive To Destabilise The
City Of Dire Dawa, Which Has Of Late Been The Scene Of Inter-Ethnic Tensions,
Mainly Between The Issas And The Oromos. More Broadly, The Objective Is To
Undermine The New Ethiopian Government And Its Prime Minister Abiy Ahmed Ali “.
Shixnadan
Hubka Inteeda Badani Waxay Ahayd Rasaas Iyo Qoryo Badidoodu Ahayd Kalashnikovs .
Inkastoo Aan Weli La Xaqiijin Halkay Ku Socotay , Xogta Ciidamada Laga Helayaa
Waxay Sheegeysaa In Hubka Loo Waday Qolooyinnka Oromada Tasoo Qayb Ka Ah Kor U
Qaadista Gilgilida Magaalada Dire Dawa , Magaalada Dire Dawa Oo Ah Iminka Saaxad
Ay Ku Hirdamayaa Qoomiyado Kala Duwan Oo
Intooda Badani Yihiin Beelweynta Ciise Iyo Qoomayida Oromo Iyadoo Guud Ahaan Loola Jeedo Wiiqida Dawlada
Cusub Ee Ethiopia Iyo Raysalwasaare Abiy Axmed . ......... Aayadani Way Xidhmi
La'adahay Sheeekada Aad Looma Fahmin Waayo Haday Ciise Iyo Oromo Is Hayaan
Siday Jabuuti Oromo Hub U Siin Kartaa Maan Sheegin Hadaad I Leedahay Waar Mayee
Waa Hubka Lagu Laynayo Tuli Guleed Beelweynta Geri Koombo ................ Mida
Kale Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle Shaqadiisu
Weligii Dhagadhageyn Bay Ahayd Wuu Ogyahay In Isbadalkan Ka Socda Geeska Afrika
Ka Iman Jaalle Abiy Axmed , Jaalle Isais Afwerki Iyo Jaalle Farmaajo Lakiin
Isbadalku Ka Imanayo Meelo Ka Fog Oo Ka Qoto
Dheer Higher Echelons Ragan Kor
Ku Xusana Amar La Siiyey Markaa Way Adag Tahay
In Jaalle Ismaciil Cumar Geellle Usoo Badheedho Quwad Uu Ogyahay
Baaxadeeda Ogow Lakiin Khamaarka Siyaasaduna Waa Jiraa Lakiin Is Daad Raacinta
Ayaa Loo Qaadan Lahaa Duqa Jaalle Ismaciil Cumar Geelle Ah ...... Ka Soco
“
In Late October, 900 Arms Originating
From Djibouti Were Seized By The Ethiopian National Defence Forces (ENDF) In Somali
National Regional State Close To The Djiboutian Border In Hadagala. As Was The
Case With That Consignment (ION 1484), It Is Suspected That This Latest Arsenal
To Be Confiscated Was Supplied By The Djiboutian Garde Republicaine ”.
Dhamaadkii Bishii Oktober 2018 Waxa Ay Qabteen Ciidamada Difaaca Qaranka Ee Ethiopia
( ENDF ) 900 Oo Hub Oo Ku Abtirsaday Jabuuti Aabiyo Iyo Hooyana Yidhi Dalkaa
Hubkaa Oo Lagu Qabtay “Hagadala” Oo Ku Taal Xadka Jabuuti Iyo Dawlada Degaanka Somalida
Ethiopia Iyadoo La Rumeysan Yahay In Hubkaa Lala Wareegay Aysoo Bixiyeen Ciidamada Ilaalada Jamhuuriga Ee Jabuuti
“
Ismail Omar Guelleh's Regime Is Committed To Promoting The Unity Of The Issa Community
And Is Not On Good Terms With Abiy Ahmed Ali, Who Has Dismantled The Hegemony
Of The TPLF In Ethiopia - A Party Containing Many Senior Figures Who Share
Common Interests With IOG. Investigations Are Already Under Way On The Ethiopian
Side, And There Are Strong Suspicions That Arms Destined For The Houthis In Yemen
And For Al-Shabaab In Somalia Are Being Trafficked From Djibouti ”.
Jaalle Madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle Waxa Ka Go'an
Kobicinta Midnimada Beelweynta Ciise Isagoo Ayna Isku Laab Xaadhneyn Jaalle Raysalwasaare
Abiy Axmed , Jaalle Abiy Axmed Oo Kala Tuuray Faro Ku Hayntii Tigeryga ( TPLF ) Ee Ethiopia , Qoladaa Tigereyga Oo Ay Sarkiishooda Sare Gacan Saar Laxaad Leh
Lahayeen Jaalle Ismaciil Cumar Geelle ( IOG) . Baadhistii Way Bilaabatay Dhinaca Ethiopia Iyadoo Uu Jiro Tuhun Wayn In Hub Looga Talo
Galay Xuutiyiinta Iyo AL-Shabaab Laga
Soo Talaabiyo Jabuuti Oo Losoo Talaabiyo Somalia Waa Siday Hadalka U Dhigeene Iyakoo Hore U
Sheegay In 6 Babuur Oo Hub Ah Oo Cadaado Lagu Qabtay Kana Yimi Dekkeda
Berbera Somaliland Ay Jireen Tasoo La Magac Dhabay In Magaciisa Lagu Soo
Gaabiyey Jaalle Ina Aw Siciid Oo Radkiisa Ay Ku Jifaan Sirdoonka Maraykanku Waar
Iska Daa Subeer Awal Empire Baa Difaaci Doonta Ee…………
COMPLETE FALSE. HOW MUCH BS WE NEED FROM FARMAJO STOOGES. LISTEN JUST BECAUSE YOU'VE BEEN KICK OUT OF MOGADISHU BY HAWIYE, AND WE HAVE GAIN MANY INTERNATIONAL FRIENDS ALLIES, AND WE GAINED BACK OUR COUNTRY AND SOVEREIGNTY BACK, THAT DOESN'T MEAN YOU CAN CREATE A PROPAGANDA WEBSITE FILLED WITH SOMALILAND HATE.
ReplyDelete