Posts

Showing posts from March, 2018

MEMO TO WADDANI PARTY

Image
On behalf of the WE THE THE PEOPLE , OF SOMALILAND , We would like to congratulate Wadani party of Somaliland and his leaders on their vision , leadership and patriotism demanding dismission   of corrupted Somaliland national election commission   who are failed big time last election in Somaliland   if not the wisdom of chairman Irro Somaliland could be now   in   all out civil war , waddani party says now    we don't need   to revisit those dark days WE THE PEOPLE SAY AMIN   . We trust that your Waddani party will provide Somaliland with stability conducive to the continued development of Somaliland as well as of the horn of Africa , and will continue to contribute constructively in solving common challenges. The rule of law and progress in the fight against corruption, nepotism , inflation in line with the high expectations of Somaliland society and the international donor countries values, are crucial in ensuring that all Somalil...

INTERNATIONAL COMMUNITY EXPRESSES GRAVE CONCERN OVER RECENT POLITICAL AND SECURITY DEVELOPMENTS IN SOMALIA.....

Image
"  The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the United States are extremely concerned by recent political and security developments in Mogadishu that risk derailing hard-earned political, economic, and security achievements and tarnishing the reputation of Somalia.  The international community urges all Somali leaders and politicians to respect the rule of law and the Provisional Federal Constitution in resolving political differences.  This needs to include preservation of democratic space. Activities that increase tensions leading to possible violence should be avoided at all costs. The international community urges leaders in Parliament and the Executive to engage in respectful discussions in the coming days and to use constitutional and peaceful means to resolve political differences. The international community commends those groups and individuals who ...

DANJIRE CAWIL MIYAANU AHAYN REERKII XAMAR INAGU WADAY ? WAA MAXAY WADO HADALO AYUU HOGMINAYAA?!....... MEMO 2018

Image
Memo 2018 Never before have we grabbed a word like catastrophic to make a political point. It's like pulling a fire alarm; if you do it, there had better be a fire. There is a fire and it's raging within our Somaliland . We are convinced that if Warlord Muse Bihi Abdi doesn't change his course as President , the harm done to our country would be nothing short of catastrophic. We reject Bigoted colonel Muse Bihi Abdi as war President based on his judgement, temperament and character, all of which point to a reckless, embarrassing and ultimately dangerous presidency . WAAR JEGAANLAND MAXA HAYSTA KII MUUSE SHAANI WAXOOGA DUMARA AYUU KA OOHIYEY KII MR. INA KAAHIN NA CIYAALA ISKUULKA AYUU KA OOHINAYAA ........ RAGOW DIYAAR GAROOBA CALANKII DUMBULUQ LAGA TAAGI JIRAY AYAA SOO SOCDA EE WAA NAQAAN DHAWDHAWDA LABADA WARLORD I WEYDII SHEEKHOW ANAA JOOGAYE WAA SIDAY DAGAALKA SOKEEYE KU BILABEEN .... XAMAR TA AY SHEEGAYAAN XAGAY KUSOO MARI XAGEED U MARI TUKARAQ BAA DHAAFI K...

MAALINTII HAWEENKA CAALMKA OO ICLAAMIN DAGAAL LOOGU WANQALAY SOMALILAND ..

Image
Maalinta sideeda March ama Marso ee Haween weynaha caalamka waxa uu qorshahaygu ahaa inaan  wax ku daro yara taxliil ku sameeyo kadibna mareegaha u diro , maqaal  jaridada xisbiga shuuciga ee ingriiska ay ku qortay gabadh la yidhaah  Anita Wright   tasoo leh  ”   ALL ECONOMISTS SHOULD BE FEMINISTS “  dhamaan dhaqaale yaqaanka caalamku waa inay noqdaan Dumar markasaan soo xasuustay Wasiir Zamzam markaa waan ka hor imi fikriyan Mrs. Anita Wright  oo Marwadaa kor ku xusani sarif barar iyo sicir barar bay ka tagatay inkastoo keli ayna ku ahayn mashaqdii meesha ka dhacday welina ka socota  LAKII  ISLA MARKIIBA WAXAAN XASUUSTAY IN WASIIR ZAMZAM DHAQAALAYAHAN AHAYN AY MACALIMAD TARIIKH DHIGTA AHAYD EE HAB AFRIKAAN MEESHA KU TIMI maqaalkaa gudi geli meyno cidii dooneysa inay akhrido Browser-ka sida google ku qor “ ALL ECONOMISTS SHOULD BE FEMINISTS - Anita Wright “  waa  link-a  ug...

Waa Wareey,....... Hororkii Baa Soo Noqday Musuqmaasuquna Ka Daran Xukuumadii Hore..Somaliland National Election Commission Are Fraud

Image
Somaliland National  Election Commission members Are Fraud  Nimankii Hororka ahaa ee ay hogaminayeen Mr. Ina Jirde iyo Mr. Ina Cali Muse nimankii si xeeladaysan doorashadii Somaliland ugu xaday Kulmiye ayaa dhawr cisho dadka hor yimi iyakoo mandate kale doonaya WAXAY IS YIDHAAHDEEN FAATAXADA KA DUL AKHRIYA SAXAFADII  WAXAY TIDHI NOT SO FAST WAAR HA DEG DEGINA SUA'AASHII UGA HOREYSAY EE SAXAAFADU  WADEYSAY WAXAY AHAYD WAAR ILMAHA CARUURTA IHINA WAA ARKAA INAY HAWSHINII XATOOYE DOORASHO DHAMAATAYE SU'AASHU WAXAY TAHAY GORMAAD ISCASILAYSAAN , SU'ASHA KA DIB WAXAY NOQOTAY TUUG LA QABTAY TALO MA LEH NACNAC BAA KA DAMBEYSAY IYO CAWRALAAY CAGO ........ WAAR MAANTA NIMANKII SALAAN KALE AYEY SOO QABSADEEN KOLONELKII  MUUSE BIIXI EE AY U CUMAMADEEN AYEY AG FHADIISTEEN IYAKOO SHARCIYAD KU RAADINYA ..... WE THE PEOPLE YUR YUR baanu leenahay warabayaasha ..... Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI waxaanu faraynaa inay Xubintooda casilaan si sharci ah Mission Accomp...

Kulmiye Inu Qubaar Kiciyo Garanay Mucaaridku Maxay U Jedaan Mise Waxa Bilaabatay shaqo tagnay & Gudoomiye Faysal Style..

Image
Dekkedii Berbera cid musuqa ka dhacaya wax ka sheegtaa waa QARAN DUMIS galabta waxa hadlay Gudoomiye Ina Cali Waraabe wuxuu u jawaabayaa suudh madhan oo talaabsanaya oo sheegta RaysalWasaraha Xamar markaa shiidkaa dan iyo muraad kamaanu lahayn ee waxaanu diidnay cayduu ku xidhay Gudoomiye Ina Cali Waraabe oonu raaligelin ka biixinay . Mr. Ina Cali Waraabe  intii uu ku sugnaa Somaliland iyo intii uu Somaliya sarkaalka ka ahaaba waa nin shaqeysta maansha'a Allah  markastana kalmada QARAN koofiyada ku sita ama qaran somaliyeed ha ahaado ama qaran Somaliland ha ahaado dan iyo muraad hawlihiisa kama galno beri dhaweyto oo uu Xisbiga naga baabi'iyey wadaadkii noo sharaxnaa na uu toogtay Siyaasiyan ayaanu ku kacnay farta dadka waxaanu ugu fiiqnaa inuu opportunist yahay .... Mr. Qabyotire wuu ka duwan yahay waa nin very loyal ah oo daacad u ah dadkay wada shaqeyeen wuxuu Jabuuti ugu dhagay waa loyalty uu u hayo  Safiir Baashe Cawil iyo Xukuumadii uu ka tirs...