Waa Wareey,....... Hororkii Baa Soo Noqday Musuqmaasuquna Ka Daran Xukuumadii Hore..Somaliland National Election Commission Are Fraud

Somaliland National  Election Commission members Are Fraud 



Nimankii Hororka ahaa ee ay hogaminayeen Mr. Ina Jirde iyo Mr. Ina Cali Muse nimankii si xeeladaysan doorashadii Somaliland ugu xaday Kulmiye ayaa dhawr cisho dadka hor yimi iyakoo mandate kale doonaya WAXAY IS YIDHAAHDEEN FAATAXADA KA DUL AKHRIYA SAXAFADII  WAXAY TIDHI NOT SO FAST WAAR HA DEG DEGINA SUA'AASHII UGA HOREYSAY EE SAXAAFADU  WADEYSAY WAXAY AHAYD WAAR ILMAHA CARUURTA IHINA WAA ARKAA INAY HAWSHINII XATOOYE DOORASHO DHAMAATAYE SU'AASHU WAXAY TAHAY GORMAAD ISCASILAYSAAN , SU'ASHA KA DIB WAXAY NOQOTAY TUUG LA QABTAY TALO MA LEH NACNAC BAA KA DAMBEYSAY IYO CAWRALAAY CAGO ........ WAAR MAANTA NIMANKII SALAAN KALE AYEY SOO QABSADEEN KOLONELKII  MUUSE BIIXI EE AY U CUMAMADEEN AYEY AG FHADIISTEEN IYAKOO SHARCIYAD KU RAADINYA ..... WE THE PEOPLE YUR YUR baanu leenahay warabayaasha .....

Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI waxaanu faraynaa inay Xubintooda casilaan si sharci ah Mission Accomplished iminka Doorashooyinka Barlamaanka iyo Golayaasha Degaan waa hawl kale Waar ALLAH ayaanu idinku dhaarin ee nimaankasi yaanay Doorasho kale qaban  oo dalka badbaadiya... NINKII OGI WAA OG YAHAY NACASNA LOO SHEEGI MAAYO ALLAH QAADIRKA IYO GUDOOMIYE CIRRO AYAA DOORKII DHAWEYTO KA BADBAADIYEY DALKA HALKAY LA DOONAYEEN ILAA IYO IMINKANA WELI WAA LIIIQLIIQANYAA  , XISBIYADA MUCAARIDKA MIDI HADUU YIDHAAH NIMANKAASI HAYNA DHAFEEN WAY INA DHAAFAYAAN INSHA'A ALLAH .

DAWLADII ASKARTA EE LABADA KOLONEL WAXAY BARO DHAAFISAY MUSUQMAASUQA DAWLADII MADAXWEYNE SILAANYO KA XANUUNSADAY 
HALKAN EEG INTANA WAA MITQAALA DARATAN WAXA LA DHACAYO SHEEKADU WAA DADAAY YA MUJAAHID MARKA LAGU QABTANA ARAG ALLAH IDINKA QABAY XOOLAHA DANYARTA  WAAR AMIIN DHAHA .....
BAL HALKAN EEG WAA WUXUU SHEEGAYEY ABWAAN  XILDHIBAAN DHEEG :


Inantani waxay ka tahariibta Darxumada Xisbiga Kulmiye saxraaga LIIBIYA AYEY KU DHIMATAY FAATAXDA U MAARA IYADA IYO INTII MUSLIMA

What a waste 


Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!