MAALINTII HAWEENKA CAALMKA OO ICLAAMIN DAGAAL LOOGU WANQALAY SOMALILAND ..


Maalinta sideeda March ama Marso ee Haween weynaha caalamka waxa uu qorshahaygu ahaa inaan  wax ku daro yara taxliil ku sameeyo kadibna mareegaha u diro , maqaal  jaridada xisbiga shuuciga ee ingriiska ay ku qortay gabadh la yidhaah Anita Wright  tasoo leh ”  ALL ECONOMISTS SHOULD BE FEMINISTS “ dhamaan dhaqaale yaqaanka caalamku waa inay noqdaan Dumar markasaan soo xasuustay Wasiir Zamzam markaa waan ka hor imi fikriyan Mrs. Anita Wright  oo Marwadaa kor ku xusani sarif barar iyo sicir barar bay ka tagatay inkastoo keli ayna ku ahayn mashaqdii meesha ka dhacday welina ka socota  LAKII  ISLA MARKIIBA WAXAAN XASUUSTAY IN WASIIR ZAMZAM DHAQAALAYAHAN AHAYN AY MACALIMAD TARIIKH DHIGTA AHAYD EE HAB AFRIKAAN MEESHA KU TIMI maqaalkaa gudi geli meyno cidii dooneysa inay akhrido Browser-ka sida google ku qor “ ALL ECONOMISTS SHOULD BE FEMINISTS - Anita Wright “  waa  link-a  ugu horeeya ………

​ 
Waar sida aanu is lahayn Dumarku tolow ma waxay ka hadli donaan dhaxalwareejintii parking -ka looga dhigay Hotel Jirde WOMEN’S CLUB –kii    XAAJIYA  HAWEEYA CABDI MOOGE  RAXMATU ALLAH CALAYHAA WAQAF-ka looga dhigayoo meel kale in la siiyo ayey dalban donaan ma arImaha DANYARTA ayey ka hadli Donaan SICIR BARAR IYO SARIF BARAR  ayey ka hadli donaan war mise ISLAMAHAN  DANYARTA AH EE WADHATADA EE MAALIN  WALBA MAYOR SOLTECO CAGAFTA GELINAYO marka halkii laga filayey in DUMARKU YIDHAAHDAAN YOUR EARS PLEASE COLONEL MUUSE BIHI DHAGAHAAGA NA AMAAHI MUUSOW AANU WARKA  KUSIINO EE KOLONEL MUUSE NA YIDHAAH I CAN HEAR YOU WAA IDIN MAQLAYAA BEENTII SIYAASIYIINTABA HA ISKA AHAATO  EE  ……… Maya intaa midna ma dhicin ee waxa la yidhi RAYSALWASARE  KHAYRE AYAA LOO JAWAABAYAA  WAAYO ? ! DEKKEDA BERBERA AYUU KAHADLAY OO WELIGOOD SAW KUWII KA HADLAYEY INTAY SOO SAXEXAAN   Mr. XASAN SHEEKH MAXAMUUD AYAA DEKKEDA SAXEEXAY IMINKANA MR. KHAYRE AYAA SAXEEXAY HUJUUMKA HAWDA LAYSKU MARNAYAA WAA INDHO SARCAAD .


QOLADA XAMAR CID WEYDIISAY RAYSALWASAARE KHAYRE MUXUU KA DOONAY DUBAI WAQTIGII ETHIOPIA IYO SOMALILAND KU SUGNAYEEN MA JIRTO … MIDBAANU IDINLA WADAAGEYNAA IMINKA DHAWR CISHO HAYA’AD ANAANU  ILBAABKEEDA GARACINI MA JIRTO OO KU SHUQUL LEH TRADE ARBITRATION DHEXDEHXAADIN BAAYAC MUSHTARI SIDA TAY ISLA QABTEEN JABUUTI IYO DP WORLD HAYA’ADAHA  QAAR LAWYERS BAANU U KAXAYSANAY QAAR ISKAYO QAAR HAYA’ADO KU LUG LEG TRANSPARENCY –GA  AMA SHAFAAFIYADA MAAMUL WANAAGA AYAANU U KAXAYSANAY  INTIIBA WAA NEGATIVE NADA NOTHING ZILCH RIEN NIENTE CID ARAGTAY WARAAQ AY DAWLADA FEDERAALKA IHI U DIRTAY MA JIRTO HALKAA WAXA KA CAD INAY DAWLADA FEDERAALKA IHI SAXEEXDO BERBERA ….. WAXA CUSUB MAHA ILMAHA CARUURTA AH AYAA GARANAYA DAWLAD AAN LA AQOONSAN SAXEEXDU INUU YAHAY LOCAL AMA MEMORANDUM OF UNDERSTANDING OOD WADA GARANEYSAA HESHIIS IS AFGARASHO .. HADII LAGA TAGI WAAYO MAANTA AYEY XAMAR TIDHI JAAMACADA CARABTA AYAANU WARAAQ U DIRNAY BAL HADA CAWAANKAASI WAXAY KU HADLAYAAN EEGA DAWLADAHA CARABTA MASAR BAA KA DIIGA IYANA WAXAY KU DABA FEYSHAA OO IRSAAQADU KAGA XIDHAN TAHAY LABADA MAXAMED MR. MAXAMED BIN SAYID IYO MAXAMED BIN SALMAN JAAMACDA CARABTA U DACWOO WAA ADIGOO IMARAATKA U DACWOODAY , MUWAADIN IS WEYDII HADII SAXEXEENU SOMALILAND ADUUNKA KA SOCONYO MAXAY MAALIN WALBA XAMAR MAXABIISTA  SOMALILAND UGA SOO DEYSAA JEELASHA ADUUNKA DORAATO ETHIOPIA MAXABIIS LAGU ILOOBAY OO SOMALILAND AH BAY DAWLADA FEDERAALKA SOO DEYSAYSAY SHALAYTO QOLO AYEY KASOO DAYSAY HINDIYA  MAXABIIS SOMALILAND KU JIRAAN MAALIN KASTA SOMALILANDERS MAGAFE LIIBIYA KU HAYSATY AYAA XAMAR KASOO DEGA , WAAR HADII SAXEEXENU SHAQEYNAYO MAXAY HARGEYSA UGA SOO DEGI WAYEEN MISE SAXEXEENU MAFIYADA DUBAI UUNBUU KA SHAQEEYAA LABADA MARBA XAMAR BAA KUU DHAMEYSA .

Maalintii haween waynaha aduunka ee Hargeysa Duqii Muuse Biixi tariikh uu jeebkiisa kala soo baxo Sida Parallel history of snm Hargeysa lagu sameeyey markay Dumarkii iyo Jaalle Muuse Biixi Cabdi isku jibodeen waaneyla xasuuqay amuuro faro badan ayuu Duqii Muuse dagaal iclaamiyey HADA  DAGAALKA UU ICLAAMINAYO MEESHA DUMAR IYO CARUUR BAA FADHIYA WAA CAYNKEE DEE  NINKU LA DAGALAMYA WUXUU DAGAN YAHAY  XAAFADA WARDHIIGLEY XAAFADA KU XIGTA EE BOONDHEERE MA GAADHI KARO NAIROBI KENYA GAADHISTEEDA AYAA UGA FUDUD JAWHAR GADHISTEEDA OO XAMAR U JIRTA 90 KM  … RIWAAYADA AY WAXOOGAGA DUMARKA IYO MR. MUUSE BIIXI WADA DHIGAYEEN SABABAHA LOOGA TAGAY XAMAR AYUU SHEEGAYAA WUXUU YIDHI SAAMI QAYBSI BAA KHALDAMAY 1960 BUU KASOO BILAABAY … KOLONEL MUUSE BIIXOW QAYBTAADA AYAA KA LIIDATA TII DAWLADII RAYIDKA AHAYD EE SOMALIA OO KA LIIDATA TII DAWLADA KACAANKA AHAYD  XASUUQAN AAD SHEEGEYSIDNA INTII AYNU ISKA DILAY  MARKAAD CALANKA SOOMALIYA KA TAAGTAY DUMBULUQ AYAA KA FARO BADAN INTII KACAANKII SOMALIYA INAGA DILAY OO ANAKU WAANU ISKA KAA CELINAY EE DADKII CASIL KA AHAA EE AAN HUBAYSNEYN EE SII JEEDKA MIN GABILAY ILA BOORAME AAD KU LAYSAY  DADKOODII JOGAAN OOD USOO CUMAAMATAY MARKASAAD IS LEEDAHAY KU KHUUKHI INAN YAR OO MR. KHAYRE LA YIDHAAH OO ISAGII XAMAR KU AMBANAYA ………… CADAALAD DARADII UGU XUMEYD ABID BAA KA JIRTA SOMALILAND CARUURTII LA XIDHAY DOORASHADA KADIB TAAYIRAY GUBEEN AYAA WELI XIDHAN  DHAWICII IYO KUWII DHINTAAN WELI MAG LA SIIN , XILDHIBAANO DADI DOORTEEN AYEY TIDHI WASAARADA ARRIMAHA GUDUDHU HALA SII DAAYO OOY XEER ILAALINTII TIDHI MR. INA AW SICIID IYO SOMCABLE AYEY U XIDHAN YIHIIN , CARUIUR YAR YAR BAA JEELASHA UGU JIRTA XAMAR BAY TAGEEN IYO MARO BULUUKI AH AYEY SITEEN , XUKUUMADII HAL REER BAY KA KOOBAN TAHAY HADII LAGA TAGI WAAYO REER KALE AYAA AH IGU SAWIR , SHIRKAD BAY LABA WIIL SAMAYSTEEN LA YIDHAAH  “ SOMALILAND INVESTMENT COMPANY LIMITED “ OO SHIRKAD LACAGTA LAGU MAYDHO AH OOY DOONAYAAN INAY NAGA DHAADHICIYAAN ICTRAAF BAY SOO WADAA YAA WAAR MEESHA MA LAGU  WAALANYAHAY MISE WAA LAGU MIYIR QABAA WAA ISLA SHEEKADII OO KALE  JAALLE MUUSE BIIXI LA SHIR YIMI DAGAAL BAAN XAMAR KU QAADAYA HADA WAANU OGYAHAY INAYNA WAX WARAAQ AH  XAMAR KA QORIN  TAA JAAMACADA CARABTA OO KA DHIGAN WARAAQ AAD QASHINKA ISKAG TUURTAY OO KALE ASHTAKO KALE OOY AY KA GUDBIYEEN SOMALILAND MA JIRTO MANA JIREYSO WAAYO LACAGTA INTOODA AYEY QATEEN CISAABADA HARGEYSA KA TALISA  IYO CISAABADA XAMAR KA TALISAA WAA IS OGYIHIIN CIDA DAWAKHDAY WAA DANYAR . 

CIDAAN OGEYN XAMAR MR. FARMAAJO KAMA TALIYO RAYSALWASAARE KHAYRE NA HADALKIISA ISKA DHAAF XAMAR NINKA SHUKAANTA HAYA WAA NIN DAMUL JADIID AH OO LA YIDHAAN MR . FAHAD YASIIN NINKAASA XAMAR KA TALIYE WAANA NINKA USOO DIRAY MR.KHAYRE DUBAI SI UU DEKKEDA U SAXEEXO ... PERIOD .

NINKII MAANTA DUMARKA IYO CARUURTA DAGAALKA KA DHEX ICLAAMIYEY HADII BERITO WAYSOO SOCOTAA HA SUGI WAAYINA HADUU BERI YIDHAAH MR. FARMAAJO JABUUTI BAAN IMANAYAA ASBUUCA DAMBE CAAWA AYEY GUURE KU BIXI LAHAYEEN GIDIGOOD MACA KOLONEL MUUSE BIIXI DIYAARAD BERI MAY SUGEEN WAAYO IMINKA SHAXAADKII BAA KA XIDHAN OO WAXA LA SHEEGAYEY KHARASH YARI WASIIRO IYO MAREEYAYAAL HIRDI ISKALA DAALAY SOMALILAND ..

TII ETHIOPIA QOLA ISKUGU HAMBALYEYNEYSAY MAFRASHYADA HARGEYSA ETHIOPIA AYAA IMINKA INA ILAALINEYSA HORTA ETHIOPIA HADAY CID XUKUN KU ILAALINEYSO JAALLE CABDILAAHI YUUSUF AXMED ALLAH HA U NAXARIISTO AYEY XUKUN KU ILAALIN LAHAYD OOY WAGAA FULL MANDATE MR. BUSH KA HAYSTEEN OO XATAA KHARASHKA KA BIXINIYEY CIIDANKA ETHIOPIA MR. BUSH OO WAXAY 9/11 KADIB TA LABAAD ETHIOPIA WAXAY AAMINSAN TAHAY SIDA TURKIGA IYO  JABUUTI  INAY SOMALIYA MID TAHAY MARKAA LAMA FAHMIN CILMIGA ETHIOPIA AYA AMAAN SUGEYSA ……. WA SIDII AY YIDHAAHDEEN DAGAALKII BEENTA AHAA EE TUKARAQ ETHIOPIA INA GARAB TAAGAN HADAYNO SOMALILAND NAHAY WAATAY MARKIIBA ETHIOPIA BEENIYSAY AY TIDHI JOOJIYA RABSHADA ….

IMINKA SUA’ASHA UGU MUHIIMSANI WAXAY TAHAY JAALLE MUUSE BIIXI CABDI MA LA SOCDAA WAXA DALKA KA DHACAYA HORTA MA GARANAYAA MARKA WASIIRADA LAGA TAGO QOLOOYINKA DADKAN UU MAGACAABAY MISE SAXEEXA UUNBAA LOOLA TAGAA ……. WAR JIRAABA CAKAARU IMAN WALEE WAXAY U EGTAHAY  MADAXWEYNE AL-XAAJI AXMED 2.0  OO AL-XAAJI AXMED DA’A BAA HESHAYE JAALLE MUUSE BIIX CABDI AQOON , GARASHO , FARSAMO , BARASHO INTIIBA WAY KA MAQAN TAHAY WAXOGAA  AFMISHAARNIMO AH OO UU KUSOO CEESHAY ILAA IYO IMINKA AYUU IS YIDHI HAWL QARAN BAY KAA SAAREYSA , CID LATALISANA MA HAYO DUQU  INTA KU XEERANI WAA CIYAAL  JIGJIGA YAR “ YES MAN ” MIIDHAN . 

MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GEELLE WAXAANU LEENAHAY CABLE AAD ISKA LEEDIHIIN ADIGA IYO REERKU OO  HALKAN LOO YAQAAN SOMCABLE  AYAA  NA DHEX YAACAYA OO NAGU WAREERIYEY OODWEYNE NINKII DILAALKA AHAA EE AAD USOO DHIIBTAY SOMCABLE MR. INA AW SICIID HALKII UU QULUUBTA DADKA KASBAN LAHAA ANAA AMIR BUU LEEYAHAY BEERIHII DADKUU SOMCABLE JIIDHSIIYEY CIDII KA HADASHANA WUU XIDHAY  JAALLE MADAXWEYNE ISMACIIL CUMAR GEELLE WIILKA SIDA NACASNIMADA AH U KIBRAY EE MR. INA AW SICIID NAGA QABO UNA SHEEG INAAN KIBIR BAAYACMUSHTARI LAGU HIR GELIN  HADII KALE NAAFTO AYAANU KU SHUBAYNAA CABLE – KABA DABNA WAANU SAARI SIDA NIGERIA . 



Comments

Popular posts from this blog

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

SOS ... AMINA DHOOL KULUC