DANJIRE CAWIL MIYAANU AHAYN REERKII XAMAR INAGU WADAY ? WAA MAXAY WADO HADALO AYUU HOGMINAYAA?!....... MEMO 2018

Memo 2018


Never before have we grabbed a word like catastrophic to make a political point. It's like pulling a fire alarm; if you do it, there had better be a fire. There is a fire and it's raging within our Somaliland . We are convinced that if Warlord Muse Bihi Abdi doesn't change his course as President , the harm done to our country would be nothing short of catastrophic. We reject Bigoted colonel Muse Bihi Abdi as war President based on his judgement, temperament and character, all of which point to a reckless, embarrassing and ultimately dangerous presidency .


WAAR JEGAANLAND MAXA HAYSTA KII MUUSE SHAANI WAXOOGA DUMARA AYUU KA OOHIYEY KII MR. INA KAAHIN NA CIYAALA ISKUULKA AYUU KA OOHINAYAA ........ RAGOW DIYAAR GAROOBA CALANKII DUMBULUQ LAGA TAAGI JIRAY AYAA SOO SOCDA EE WAA NAQAAN DHAWDHAWDA LABADA WARLORD I WEYDII SHEEKHOW ANAA JOOGAYE WAA SIDAY DAGAALKA SOKEEYE KU BILABEEN .... XAMAR TA AY SHEEGAYAAN XAGAY KUSOO MARI XAGEED U MARI TUKARAQ BAA DHAAFI KARI LA'ADAHAYE , GARHAJIS WARRIORS KUMA JIRAAN IDINKU DAGAAL TAGA ................. WA LAAHU ACLAM .



Jaalle Muuse Biixow Masaajidka Ciyaarta Ka Da’aa Waar Duqa Miyaanu Danjire Cawil Xaaji Cali Ducaale Beelweynte Garhajis Warriors Ahayn Nimankii Dalka Somaliland Ku Waday Xamar Sidee Wadahadalada Somaliland Iyo Somaliya Loogu Aamini  Karaa Bal Bulshada Somaliland U Macnee Mise Arrinkaa Jaalle Maxamed Kaahin Axmed Ayaad U Xil Saari Doontaa Waar Maya Gudi U Saar  Dadka U Sharxa …. Laba Cisho Ka Hor Baad Tidhi Wa Inoo Dagaal No Talks Iyadoon Maalin Sedexaad Laga Soo Wareegin Waa Maxay Calool Jileecu Iyo Wada Hadaladii Baan Cid U Magacaabay Luqada Dumarka Taa Waxa La Yidhaah “ Mukur “ Weli Jacayl Baa Jira Iyo In Danyarta Waxooda Suuqaqa Caalamka Laga Soo Xaraasho Kadibna Somaliland Iyo Somaliya Ahaan La Isku Caayo Si Danyartu U Jaha Warreerto …..
Jaalle Muuse Biixi Waxa Uu Si Luxdan Ilaa Iyo Hada Ugu Fashilmay Hawshii Qaranku U Igmaday Saami Qaybsiga Kolonel Muuse  Wuu Ka Liitaa Tii Dawlada Rayidka Ahayd Ee Somaliya Ee Ay Mujaahid Xasan Kayd Raxmatu Allah Calayhi , Mr. Cabdilaahi Kongo  ,  Mr. Cawil Xaaji Cali Ducaale Iyo Qaar Kaloo Badan Oo U Badnaa Garhajis Warriors Ay Inqilaabka Ku Maqiiqeen  Saami Qaybsiga Muuse Biixi Wuu Ka Liitaa Kii Generaal Maxamed Siyaad ( AHUN ) Iyo Dawladii Uu Jaalle Muuse Biixi Kusoo Ilka Dhacsaday Waxa uu  Jaalle Muuse Biixi Warkiisa Ku Khatimay Bari Dad Igama Xigo Awdal Iyo Selel Na Yeelkood … Somaliland Cadaaladi Ma Jirto Cilmi Ma Jiro Cafimaadna Ma Jiro Caalamku Waa Yaaban Yahay ….

Jaalle Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Waa Nin Si  Laxaad Leh Ilaa Iyo Hada  Ugu Fashilmay  Hawshii Qaran Ee Loo Igmaday  Waa Nin Fudud , Dulqaad Yar , Faan Jecel Lacagtii Canshuurta Danyarta Ayuu Ku Sameeyey Ciidan Dhan Oo Guulwadow Farmaajo Aabihii Garashada  Gayigayagow Ka Qaada Social Media Ha Askari Maha Weligii Muu Noqon Xataa Wuu Ka Da’a Yar Yahay Qoladii Xalane Martay Haduu Ugu Bato Ceel Jaalle Kuwii Mari Jiray Weeye Hadana 24/7 Tuuti Askar Ayuu Sitaa Maanta Wuxuu Lahaa Xerada Gaanshaandhiga Ayaan Xafiis Ka Sameystay Runtu  Waxay Tahay Lafaha Ayuu Ugala Cararay Villa Somalia Iyo Xaafada Wardhiiglay Ee Ay Villa Somalia Ku Taal Waayo Goofka Waxa Iska Leh Beelweynta Abgaal Markaa Wuxuu Tagay Dayniile Ooy Wasaarada Gaanshandhigu Ku Taal Waayo Goofka Dayniile Waxa Iska Leh Beelweynta Murursade Ee Uu Xididka La Yahay Mr. Khayre Na Kasoo Jeedo  ……… Ninka Tuutaha Sita Ee Xamar Dhex Boodaya Ogow Xamar Kama Taliyo Nin La Yidhaah Mr. Fahad Yasiin Oo Damul Jadiida Ayaa Xamar Ka Taliya  Khatarta Ugu Weyn Ee Mr. Maxamed Cabdillahi Farmaajo Ku Hayo Ummada Somaliyeed Waxa Weeye Ciidan Dhan Oon Cidna Somali Dhaafayn  Oo Ka Kooban Habro Nigisyada Madaxa Ku Sita , Dhoocilo Dawakhay , Reer Burco Jahawareer Ah , Reer Hargeysa Talaabsaday,  Dhawr Oday Oo Darxumo La Daristay Iyo Qaar Kaloo Badan Oo Xamar Lacag Looga Soo Diro Oo Waxay Wadaan yahay ” Hate Speech “ Nacayb Warran  Sheekadoodu Waa Radio-Gii  Hutu – Ga Ee Ruwanda Isku Wax Bay Ku Hadlayaan Aad Arkaysid In Isku Meel Looga Soo Dhiibay Allah Waxbuu Arkayaa Allah –A Qaadirka Subxaanu Wa Tacaala Ninkaa Nacaybka Somaali Kala Dhex Dhigaya Walashii Oo Ay Isku Aabo Iyo Hooyo Yihiin Marwo idil Cabdilaahi Farmaajo Ayuu Allah Ku Saliday Isaga Iyo Xaskiisaba Oon Waxba Ula Hadhin Allah Caadil Rabii Caadil , Waar Jaalle Muuse Biixow Adigana Intaan Marwo Idil Biixi Ay Kugu Soo Bixin Is Hagaaji Waar Isaga Waxba Kusoo Biximayaan Waa Kuwa Jahanama Waxooda Lagu Cunsiin Doono Rabi Hanaga Badbadiyo …..
Kolonel Muuse Biix Iyo Mr. Farmaajo Waxay Doonayaan Inay Isticmalaan Waxa La Yidhaah Wadaninimo Guulwadaysan  National Populist Sheekadaasi Waa Waxay U Xidhan Tahay Abwaanad Naciimo Abwaan Qorane Waa Is Muujin Wadaninimo Guulwadaysan Lakiin Waxay Kusoo Uruurtay Wadaninimadii Guulwadaysnayd  Laba Wiil Oo Reer Burco Ah Waa Isku Hal Qabiil  Waliba Jifo Hoose Ayey Isku Sii Yihiin Mr.Ilyas Burco Iyo Mr. Cabdisalaam Gentelman Midi Waa Guulwade Maqiiqan Oo Mr. Farmaajo Ah Kan Kale Na Waa Guulwade Maqiiqan Oo Mr. Muuse Biixi Ah  Labada Nin Ee Reer Burco Waxaanu U Bixinay “ Ces L'hommes Du Siècle “  Verstehen Sie Spaß ? Oder ?! Waa Ragii Qarniga Hawshoodu Ma Yara Lakiin Doodu Way Socotaa Markaa Labada Nin Ee Akhyaarta Ah Mr. Farmaajo Iyo Mr. Muuse Biixi Hadii National Populist – Koodi Kusoo Ururay Dood Burco Ah Somaliland Waxba Ma Yeeli Kartaan Wadankii Somaliya Laysku Odhan Jireyna Waxba Ma Yeeli Kartaan  Insha’a Allah ............ Dagaalka Khiyaaliga  Beenta Ah Joojiya Doodu Ha Socoto Tuugtana Marbaa La Qaban Donaa Ama Dekked Dhaca Ama Shirkad Beena Magaca Somaliland Ku Sameeya ….. SHEEKO INTABA KA CULUS OOY DONAYAAN INAY YIDHAHDAAN BETROOL BAANU QODAYNAA AYAA SOO SOCOTA DEKKEDU WAXAY NOQONEYSAA WAX YAR ….

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!