Suldaanka Guud hadalkiisu waa miisanaa .......... See Arrini Tahay ?!
Suldaanka Guud حفظه الله ورعاه hadalkiisu waa miisanaa .......... See Arrini Tahay ?! Heego oo bilowday inay maqaalo soo qorto ay leedahay Gudidada Garxajis ha is casisho yaa oo gudida maxaa Heego ka galay cajiib halkan waxaanu cod dheer ugu sheegeynaa cidii daneynaysa in Gudida Garxajis oo uu hogaaminayo AL- Muntasar Bilaah Suldaan Axmed Suldaan Cismaan CaddeGude حفظه الله ورعاه dib loo mubaayeceeyey oo biica cusub dhacday iyakoon dalban Gudidu : نحن أبناء القومية نُفاخر بكم لجنة قومية جرحجيس ونجدد لكم الولاء والطاعة Waxaan meel ku aragnay cinwaan la yaab leh oo odhanaya Saladiintii Ciidagale oo kala badhi shirtay kala badha ma Suldaan Adan Faarax . Suldaan Aadan Faarax waa sida Suldaan Salebaan Habaar isagaa Suldaannimada jeebkiisa kala soo baxay wararka dalandooriga usoo dhacayaa siday sheegayaan Suldaankaa isagu cumaamatay in caadho boodha ahna isku shubay ee Suldaan Aadan Faarax waxay isku jifo yihiin xaajiyada d...