Posts

Showing posts from March, 2019

Heego oo Sheegatay Falasha ........Ya Maxay Hada ?!

Image
N.B Wasiirka Dastuurka ayaa dafiray inuu Israel tagay ogow Muwaadin isaga cid soo hadal qaaday ma jirto lakiin wuxuu ka mid yahay labada nin ee Sunnadu ka muuqato sidaa ayey Heegadu u tidhi dafir adigu ...?! maca kooda gadhka leh Heego iyo Heego gargaar been bay sheegayaan waa halkii Jaalle Alamsay ( AHUN) ee  gadhku gadhkaad mooday maaha ............. Maqaal HEEGO oo sheegatay inay FALASHA tahay ama Yuhuudii Ethiopian ka ahayd say wax u jiraan waa yaabanayn markii la yidhi Fanaanad Nicmo Yasiin Caraale waxay kasoo jedaa beesha Sacad Muuse tasoo YIBRAHA mudo dheer lagu xaman jiray inay FALASHA yihiin waar hooy Heegooy   anaastii reer Bini Xaniifa ayey sheegtaan waa Yemen Falasha shuqul kuma laha ..... Shalayto Suldaan Xasan Waji Xun The Scarface iyo Boqor Buurmadow waxay sheeganayeen Oromo oo Afogaadhoyaal ayey qaabilayeen tolow ma wadadaa Falashaha ayey xaadhayeen waar Beelweynta Habar jeclo Falaasha noqon mayso ee wax kale noo sheega Togdheer bay ka timoo Qura'aan

GARHAJIS NATION CONDEMNS COWARDLY ACTS OF TERRORISM IN NEW ZEALAND. !

Image
We the people of Garhajis nation   in Somaliland through their President Muse Bihi Abdi   join their fellow world citizens   today   in condemning these dastardly acts of terrorism and share the grief and sorrow of the New Zealand   nation . Our hearts go out to the friends and families of those who are victims of this despicable tragedy. Obviously this seems a well-planned and well-coordinated act of terrorism and we are confident that the law enforcement authorities will soon discover the identity of perpetrators responsible for this contemptible act and bring them to task with the full force of the law. At this moment of confusion, uncertainty and naturally highly charged emotions, we earnestly appeal to the media not to rush to judgment and our Muslim brothers and sisters to keep their heads cool, let the response of New Zealand   and its wise Prime Minister Jacinda Ardern be mature and thoughtful. This is a moment of prayer and unity not of hasty reaction. We p

SHEEKH AADEN SUNNE ARRINKIISA JARAA'IDKA CAALAMKU MAXAY KA YIDHAAHDEEN !

Image
Ummadaha Caalamka ku nool Gaal iyo Muslim gaar ahaan ummada Somaliyeed ee ku dhaqan Geeska Afrika iyo daafaha caalamka   waxay ka dhiidhiyeen Sheekha Caalimka ah ee dooxan   Imam Adan Abdirahman Warsame   loona yaqaan Sheikh Aden Sunne حفظه الله ورعاه imaamka oo isagoo u baahan daawayn deg deg ay Heegada Hargeysa ee garaadka darani jeelka ku celisay arrinkaa oo uu caalamku u aqoonsan yahay "torture" sida ku cad siyaasada iyo hab dhaqanka haya'adaha u dooda xuuqul insaanka ee caalamiga ah   " “Refusal of detainees medical care constitutes torture if such deprivation is intentional and inflicts “Severe pain or suffering” for such purposes as punishment, coercion or intimidation, obtaining a “confession”, or for any reason based on discrimination of any kind” . In arrinkani   " torture " yahay waxaanu u malaynaynaa inay iska dhago tirayaan qareenada iyo xuquuqul insaanka Somaliland . Jaalle Muuse Biix Cabdow baraha bulshada waxay so dhigaan

Heegada Hargeysa , Jaalle Libaan Samatalis iyo Jaalle Michael Rubin ...... See Arrin Yahay?

Image
Nin la yidhaah Jaalle Michael Rubin ayaa la yidhi wuxuu yimi Hargeysa si uu u caawiyo Heegada Hargeysa si ay u hesho waxoogaa mucaawino Maraykan ah Muwaadin maskaxdaada yaan la caayin markii hore Somaliland hal qabiil iyo waxoogaa flower ah ama ubax ( dhawr nin oo Samroon ah )bay ahayd waa sabata loo ictiraafi waayey iminka oo ay noqotay QOYSLAND cid ay ictiraaf kala hadli karaan ma jirto Allah ayaan ku dhaartaye inta yaacaysa lobby -ga caalamka ee leh Heegada Hargeysa nama matasho ee xataa Isaaq ku jiro iyo waraaqaha ay beesha caalamka gaadhsiinayaan waad yaabaysaan..   Hadaad ninkan dooneysid inaad wax ka ogaato akhri maqaalka ku soo baxay jariidada The Nation ee cinwaanku yahay " The Mind-Boggling Stupidity of Michael Rubin "   Anakoo ah the progressives nimankan dagaal ba’an baa na dhex maray xaga social media iyakoo weerar ba’an oo bahalnimo ah oo cir iyo dhul ah ku hayn jiray Madaxweyne Obama mararka qaarkoodna cunsurinimo lagu eedayn jiray..................Jaal