Heego oo Sheegatay Falasha ........Ya Maxay Hada ?!
N.B Wasiirka Dastuurka ayaa dafiray inuu Israel tagay ogow Muwaadin isaga cid soo hadal qaaday ma jirto lakiin wuxuu ka mid yahay labada nin ee Sunnadu ka muuqato sidaa ayey Heegadu u tidhi dafir adigu ...?! maca kooda gadhka leh Heego iyo Heego gargaar been bay sheegayaan waa halkii Jaalle Alamsay ( AHUN) ee gadhku gadhkaad mooday maaha .............
Maqaal
HEEGO oo sheegatay inay FALASHA tahay ama Yuhuudii
Ethiopian ka ahayd say wax u jiraan waa yaabanayn markii la yidhi Fanaanad
Nicmo Yasiin Caraale waxay kasoo jedaa beesha Sacad Muuse tasoo YIBRAHA mudo
dheer lagu xaman jiray inay FALASHA yihiin waar hooy Heegooy anaastii reer Bini Xaniifa ayey sheegtaan waa
Yemen Falasha shuqul kuma laha .....
Shalayto Suldaan Xasan Waji Xun The Scarface iyo
Boqor Buurmadow waxay sheeganayeen Oromo oo Afogaadhoyaal ayey qaabilayeen
tolow ma wadadaa Falashaha ayey xaadhayeen waar Beelweynta Habar jeclo Falaasha
noqon mayso ee wax kale noo sheega Togdheer bay ka timoo Qura'aan baynu
saaraynaa ............Heegada Hargeysa
mid ha ku darsato Israel Falashaha way qadaa markaa shandadaha sii xidhxidha
tolow ma kala hadhnaa Sheekh Aadan Siiro
.......
Lakiin Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cali ( Sheekh
Cabdiraxmaan Dheere ) culimada waa iska ilaalinaa lakiin kani qabiiliste xun ah ayuu u eg yahay Sheekh
Cabdiraxmaanow xaarami yahow maxaad bari uga xishoon wayday sideed Garyaqaan
Guleed Axmed Daafac u tidhaah xeer qoys buu keenay waar ka saxeexay miyaanu
ahayn adeerkaa Jaalle Muuse Biixi Cabdi Sheekh Cabdiraxmanow diyaarada
Falashaha qaadaysa first class baanu ku saarraynaa Insha'a ALLAH,......... Yeelkeede.
· Sadex
shay oo mucjiso u eg baa dhacay ayaamihii ina dhaafay midi waa nin la yidhaah
Sheekh Cali Dheere oo ah Afhayeenka
AL-Shabaab ayaa cambarayn la holin kari waayey dusha kasaaray ninkii New
Zealand Muslimiinta ku xasuuqay Sheekh Cali Dheere isagoo hadalkiisii sii wata
wuxu tacsi kal iyo laab ah u diray dadkii iyo eheladoodii meesha lagu gumaaday
markay sheekadu halkaa marayso Sheekh Maxamuud Shibli ayaa hayn kari waayey
waalida meesha ka socota markaasu yidhi Sheekh Cali Dheerow Masaajidka ciyaarta
ka daa war adigu dadka aad laynayso gormaad u tacsiyeyn doontaa idinkuna aad is
cambarayn doontaan ileen Gaal Muslim dilay Muslim Muslim dilay baa ka
liita ee.....
·
Arrinka labaadi waxay ahayd horjoogaha Heego Jaalle Muuse Biixi Cabdi oo
xukkumadiisu hal beel tahay , qandaraasyada hal beel siiya , Garsoorku Hal beel
yahay , ciidanku hal beel yahay , Tujaartu hal beel wax waliba kooto loogu
xidhay oo ay gidigood Beesha Jaalle Muuse Biixi Cabdi yihiin oo la wada ogyahay
ayuu khudbad ka jeediyey golayaasha hortooda khudbada qaadi dhigi maayo horaa
dad badani u qadaa dhigay lakiin waxaan sheegayaa markaan khudbada iska xidhay
een idhi kaso qorayna waa walaa schizophrenic buu ahaa ka akhriyaya khudbaduna
wuxuu akhriyayo lama socdo oo afkiisa iyo dhagihiisu isma maqlayaan...........
Duqa Muuse Biixi Cabdi ihi isagoo dalkii hal jifo ka dhigay ayuu khudbadaa
yidhi QABYALADII BAAN LA DAGAALAMAY OO
FANAAN MAXAMED SICIID B.K AYAAN GOBOLADA DALKA U DIRAY wuxuu sheegayey
qandaraas wiil uu adeer u yahay oo
SagaJet leh Heegada Hargeysa na ka tirsan uu siiyey Fanaan Maxamed Siciid B.K
lagu qurxiyey, lakiin ninkii qabyaalada daacayey siduu u yidhaah qabyaalad baan
la dagaalamay ?! waxay kasoo wada baxday tani Jaamacada Indho Cadays iminkana
Falaasha ayey sheegatay...
·
Arrinka Sadexaad wuxuu ahaa Heego oo suuqa soo gelisay inay wafdi ay u
dirteen Israel iyadoo Israel 1960 ina ictiraaftay Somaliland ahaan , ictiraafkaasi
waa been ma jiro Jaamacad Indho cadays ee Heego ayaa tariikh been ah samaysay
iyakoo leh 35 dal ayaa ictiraafay Somaliland 1960 iyo shanta dal ee veto
powers ka ah United Nation ka gidi way dafireen oo xataa
China Affidavit bay kasoo saartay 2007 , Ingiriiska ayaa ugu dhawaa oo yidhi
maan ictiraafin Somaliland ee midnimada ayaan ugu tahniyadeeyey ay la midobeen
Koonfur Somaliya.
Runta waxay tahay in Israel markii United Nations
ka laga codaynayey kee lasiiyaa xornimada oo uu Talyaanigu Xornimada siiyaa ma
Liibiya mise Koonfur Somaliya oo labadaba Talyaanigu gumeysan jiray markii
codka la qaaday Israel waxay u codeysay Koonfur Somaliya in Xornimada la siiyo
iyakoo ku jiqsiinaya Liibiya ......
Xiligan ay doorashada Israel ka hadhay 19 cisho
iyadoo hore loogu eedeeyey RaysalWasaare Benjamin inuu Cilaqaad been abuur ah uu sheegtay oo uu
la sameeyey Somaliya tasoo mudo ay qadaa
dhigayeen media-ha Israel markaa wax ku kalifi kara inay dawlada Israel soo
casuunto dad Somali sheeganaya ma jirto waxa laga yabaa markii uu gubay Macaali
Wasiir Guribarwaaqo kaydkii data-da ee
telefishanka Heego dhawr asbuuc ka hor inay back up u doonteen
Israel waayo barigii hore Israel ayaa ka
kirayn jirtay Satellite ka caalmiga ah Somaliland intaanu Madaxweyne Silaanyo
usoo wareejin Thailand .
Walaaltinimada iyo Falaasha sheegashada Heegada
Hargeysa shalay may bilaaban beri hore Dalka Kanada ayey isku dayeen inay
xidhiidh noocana sameyaan Dawlada Masar ayaa kala eriday waayo dawladaha
Carabtu iyakaa habeenkii u dusa Jerusalem marka ma ogola inay cidi uga dhawaato
waa sida Heegada Hargeysa ay Habeenkii Xamar ugu dusto maliintiina u cayaan
iyadoon Heego ogolayn in cidi Xamar uga
dhawaato .
Halkan Hoose Riix Link ka haduu kuu shaqayn waayo Copy /Paste browser ka oo akhri maqaal ay qoreen Heego
Hargeysa iyakoo Falasha iska dhigaya Walaalo kala lumay wejiyaay is xasuusto
iyo waayowaayo Esh calaa.
Walaaltinimada Falaashaysan waxa noo cadeeyey
maqaal aanu bishii November 2018 ka
akhrinay Jariidada Jerusalem Post ninka maqaalka qoray waa Heego waxa la yidhaah Jaalle Faarax Xuseen wuxuu
sheegtaa arday iyo baayacmushtari ku nool Hargeysa inuu yahay waxa meesha uu ku
qoray waa ra'iyigiisa Jariidada Jerusalem Post shuqul kuma laha xataa isaga
maqaal kamay qabateen ee waxa u fududeysay hay'ad aanu diidayno magaceeda in
aanu sheegno oo Hargeysa joogta ........
xataa maqaalka maanu dooneyn inaanu keeno lakiin markay Falaasha sheegteen
ayaanu keenay ..........
Maqaalku waa iska nacnac ta ugu darani waa sawirka
saaran , sawirka ayaanu u qaadan waynay sawirku waa qarax ka dhacay jidka Maka
Mukarama ee Xamar waar haduu sawir qurux badan oo Hargeysa ah saari lahaa ma
ciil baan qabi lahaa ........ Waar hadaad rabtid la walaalow Israel oo Falaasha
noqo hadaad tahay beesha degta min saaxil ila 26 June to Gabiley lakiin maxaad dhiiga Somaliyeed meesha ugu
sawirteen ..... Hadaanu nahay Beelweynta Garxajis ee xorta ah Garhajis Nation
walaalkay waa ninkaa Hawiye ee Xamar Ku qarxaya haba iska caqli xumaado ee ...
Nin iska qaab daran caqli badan aan u saxiib ahayn
oonu u malayneyno inuu Macaali Wasiir CabdiCasiis Samaale adeer u yahay oo Lo'o ilaa Sadex sac meel ku haystay ayaa
maqlay Somalida Geela Dhaqata oo leh yaa MAALI JIRAYEEY markasuu Jaalle
CabdiCasiis Samaale adeerki isna yidhi
maalintii dambe Yaa MAALI JIRAYEEY MARKASUU ASKARI GARXAJIS AH OO
DAABIYADA JOOGAY YIDHI DEE ADIGA IYO XAASKAAGA markaa Heegada Hargeysa waxaanu
leenahay Israel doorashadeeda ha dhex boodina dibna yaan la idiinka maqlin YAA
MAALI JIRAYEEY .....!
Comments
Post a Comment