Posts

Showing posts from September, 2018

DAGAAL OOGE MR.RAMAAX OO KU SHEEGAY XISBIGA WADDANI JABHAD HUBAYSAN........KA ISTAAQFURLAYSO TUUGOW ?!

Image
Waar Shirkada Sacad Muuse Ltd® Anaba Ma Sheegno Ee  Mr. Ramaaxow Jabhadayada Maxaa Ku Sudhay Ileen Iminka Somaliland Ma Jirto Xataa Jeegaanland Baan Jirin Waa Shirkad Sacad Muuse Ltd® Ah Oo La Yidhi Habar Jeclo Iyo Ciise Muuse Gaadh Ha Ka Hayaan.... Inkastoo Qoladii Habar Jeclo Ay Intii Dambe Markii Guri Gurigii La Siiyey Ee Shacabka Hargeysa Lagaga Daba Yimid Lana Yidhi Idinkaa Musuq Maasuqa  Aabo Iyo  Hooyo U Ah Misana Manta Mr. Ramaax Markuu Aflagaadeynayey Beelweynta Garxajis Uu Ka Maarmi Waayey Inuu Al-Ustaad Maxamed Muraad Magac Dhabo , Iyadoo Beeshii Bariga Burco Shirkada Waxba Looga Diiday Hadana La Yidhi Somalilandnimo Iyo Wadanimo Muujiya Ayaantan Waxay Lahayeen  Colonel Muuse Ayaa Dhago Beelay Ee Waxay Lahayeen Sida Beelaha Somaliland Oo Dhami Wada Leeyihiin Shirkada Sacad Muuse LTD®  Muusow Maqal : Risiqiinni Iyo Kaayagii Waysku Ridateene Ninkii Rodol Cirkaa Dhigan Lahaa Reedhi Loo Noqoye Raaxada Hargeysa Iyo Gabiley Ruushan Haw Hadho'e Haday Odhan Dona

SOMALILAND OO XAGA MAAMUL GOBOLEED U KACDAY , SEE ARRIN YAHAY ?

Image
Wakii Colonel Muuse Inoogu Bishaareeyey In Hantida Qaranka La Tirokoobayo Wataynu Aragnay Waxa La Tiro Koobaya Ay Yihiin Guryihii Reer Burco Odaygii Al-Xaaji Axmed Silaanyo Siiyey Ee Cawri Gafka Ahaa Oo Xaajiyadii Marwo Amina Waris Markay 10 Guri Siiso Tolka Ayey Hal Guri Bariga Burco La Siin Jiray Kiiba Laga Daba Yimi Waxa La Sheegayey Duqii   Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi Guri Uu Ku Buquujiyo Min Yarooyinka Mid Ka Mid Ah Kuwii Xoghaynta U Ahaa   Inay Kusoo Weerareen Niman Leh Hanti Qaran Baanu   Diwaangelineynaa Duqii Macaali Wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi Hub Nooca U Sitay Lama Arkayn Ma Faro Madhayn Baa La Yidhi Ninku Waa Jabhad Hore Ma Ogtahay   ….. Yeelkeede   Suti Gashaan Buu Yidhi Over My Dead Body Guriga Aan Ku Jiro Soo Geli Maysaan Nimankii Iyakoo Khajilsan Bay Guriga Dulmareysteen   Waa Jaahil Jaahil Soo Dirtaye Guriga Dibadiisa Cabirka Aad Ka Qaado Waa Nul And Void Maxkamada Horteeda Berito Waxba Ka Ma Jiraan….. Iyadoo Filimka Hantida Qaranka ayaa La Diiwaangeli

FARXIYA FISKA OO UU YIDHI COLONEL MUUSE HANDRAAB EE BARAANBUR IYO ARRIMO KALE ,....SEE XAAL TAHAY?

Image
Waxaanu Si Baaxad Leh Ugu Soo Dhaweyneynaa Boqoroda Codka Marwo Farxiya Fiska Somaliland Anakoo   Leh   It's Been A Long, A Long Time Coming   Markaa Muga Sharafay Noo Tahay Hadaad Maha Imaatay Lakiin Marwo Shukri . F.Sendiko Inaad Hore Usoo Wadaan Aa La Rabay Waar Mar Hadynu Nidhi It's Been A Long, A Long Time Coming .. ……..   Kii Mr. Maxamed Cali Bile Waa Kii Yidhi Burco   Iyo Bariyow Tahriiba Kii Maaliyaduna Wuxuu Yidhi   Waad Edeb Darantihiine Canshuurta Keena   Oo Sheikh Tahriib Baad I Tidhi Ee Waa Maxay Canshuur Keen   Wado Iima Dhistid , Tacliinta Anaa Iska Bixiya , biyaha anaa iska bixiya , laydhka anaa iska bixiya ,Dhakhtarka Anaa Iska Bixiya , Wadooyinka Xildhibaan Nac Nac Baa Iska Wax U Qabso Ku Dhisa Ta Ceergaabo Iyo Burco Isku Xidha Lacagta Lagu Dhisayo Anaa Baxshay   Askarta Iyo Boliiska Mushahar Uma Kordhisid Timir Dhacday Oo Expire Ah Ayaad Siisa Ilaa Geedkii Timirta Markay U Ekadeen Ay   Xaga Colonel Caare Qabteen   ,    Canshuurtan Bil Walba La Kord