DAGAAL OOGE MR.RAMAAX OO KU SHEEGAY XISBIGA WADDANI JABHAD HUBAYSAN........KA ISTAAQFURLAYSO TUUGOW ?!
Waar
Shirkada Sacad Muuse Ltd® Anaba Ma Sheegno Ee Mr. Ramaaxow Jabhadayada Maxaa Ku Sudhay Ileen
Iminka Somaliland Ma Jirto Xataa Jeegaanland Baan Jirin Waa Shirkad Sacad Muuse
Ltd® Ah Oo La Yidhi Habar Jeclo Iyo Ciise Muuse Gaadh Ha Ka Hayaan....
Inkastoo
Qoladii Habar Jeclo Ay Intii Dambe Markii Guri Gurigii La Siiyey Ee Shacabka
Hargeysa Lagaga Daba Yimid Lana Yidhi Idinkaa Musuq Maasuqa Aabo Iyo
Hooyo U Ah Misana Manta Mr. Ramaax Markuu Aflagaadeynayey Beelweynta
Garxajis Uu Ka Maarmi Waayey Inuu Al-Ustaad Maxamed Muraad Magac Dhabo , Iyadoo
Beeshii Bariga Burco Shirkada Waxba Looga Diiday Hadana La Yidhi Somalilandnimo
Iyo Wadanimo Muujiya Ayaantan Waxay Lahayeen
Colonel Muuse Ayaa Dhago Beelay Ee Waxay Lahayeen Sida Beelaha
Somaliland Oo Dhami Wada Leeyihiin Shirkada Sacad Muuse LTD® Muusow Maqal :
Risiqiinni
Iyo Kaayagii Waysku Ridateene
Ninkii Rodol Cirkaa Dhigan Lahaa Reedhi Loo Noqoye
Raaxada Hargeysa Iyo Gabiley Ruushan Haw Hadho'e
Ninkii Rodol Cirkaa Dhigan Lahaa Reedhi Loo Noqoye
Raaxada Hargeysa Iyo Gabiley Ruushan Haw Hadho'e
Haday
Odhan Donaan Oo Qabyaalad Baa La Wadaaye Waar
Koone Walba Sidaa Ramaax Cali Hayste Safiirada Dalkii La Odhan jiray Somaliland Waxay La Taagan Yihiin Min Ka
Kenya Ilaa London Ila Stockholm Xisbiga
Waddani Waa Garxajis Jabhad Wada Ogaada Ama Ha Ogaanin Ee Tolow Nimanka Ma U Jawaabnaa
Oo Ma Sheegnaa In Somaliland Ay Noqotay Shirkada Sacad Muuse LTD® Inay Shirkadu Wax Walba Iibiso Min Hub Oo
Iminka Caalamku Ogyahay Ilaa Lacag Maydhid Ay Banks Chinese Ay Ku Shegeen Oon
Meela Ka Daywaan Gelisneyn Oo Money Laundry Cad Ah Oo Aynu Caalamka Tusno Shirkada Mataanta La
Ah Shirkada Sacad Muuse ® ee Somaliland company LTD Ee Dubai Ka Sameysan UAE Iyo In Dalkii Barigii Hore La Odhan Jiray Somaliland In
Dhaweytana Jeega†aland Iminkana Noqotay Shirkadaa Reerku Leeyahay……………
Waar
Caalamka Waxaynu Tusi Karnaa Inta Bayacmushtarigu Kootada Ugu Xidhanyahay Inay
Isku Reer Yihiin Waa Isla Qolada Caalmku Ku Tuhmayo Ina Saanad Ciidan Oo Nooc
Walba Ah Caalamka Ka Iibiyan…….. Caalamka Waxaynu Tusi Karnaa In Uu habka Colonel
Muuse Biixi Cabdi Uu Dalka Uu Maamulayo Inay Tahay Habka Caalamka Looga Maamulo
Family Businesses – Ka Waa Siduu Mr. Donald Trump U Maamuli jiray Shirkadiisa Intaanu
Madaxweyne Noqon Waar Caalamka Shirkadan
Qaabka Daran Warkeeda Hala Gaadhsiiyo Kun Qof Oo Markhaati Noo Furay Baa
Jira Oo On Record ah Sida Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Qaar Kaloo Badan Oo U Baahan Uun In La Turjumo
Qaarna Aanu Turjumnay ………. Waraaq Yar Qor Video Turjumana Raaci U Dir
Safaaradaha Iyo Barlamaanada Deeq Bixiyayaasha , Dalalka Dariska Iyo Ururada Caalamiga Ah Waar Get Up Stand Up
Stand Up For Your Rights Beel Kastoo Somaliland Ku Noleey ka kaca……….
Iminka
Xeer Ay Maalin Ku Joojin Karaan Gabigiisaba Ayaa La Isla Daba Yaacayaa Sheekh
Iyo Shariif Waa Marin Habaabinta
Shirkada Sacad Muuse Ltd ® Muwaadin Waxa Lagaa Marin Habaabinayaa Xeerka
Canshuurta Iyo Canshuurtan Beenta Ah Iyo Lambar Baan Badalayaa Markaasay
Wadaadii Been U Sheegeen Ooy Ay Yidhaahdeen Qayliya Xeer Qoys Baa Jira Ee Ma Nin Baa Loola Iman Karaa Xaaskaagii Baad
Kufsatay Waa Waxa Wadaada Iyo
Sheekhyadii Lagu Mashquuliyey Iyadoo Laga Sii Jeedinayo Shirkada Sacad Muuse
LTD® Ee Iminka Lasoo Warinayo Inay Ku Dhawdahay Inay Iibiso Hilib Dad
Xataa .
Mr. Ramaaxow Fahanay Inta Colonel Muuse Biixi
Cabdi Kusoo Dhiibay Ee , Ood Sadex
Sacadood Wada Shirayseen Intaanad Go’aankan Aanad Qaadan Markaa Ramaaxow Shirkada Reer Tolkaa Gaadhka
Kahay Oo Hanoo Iman UCID Waa Tii Wiilkaad Adeerka U Ahayd Laga Eryey Ee Bal
Waxaa Noo Qadhaab Iminaya Eega .
Ninkani
Burco Oo Uu Ku Dhashay Oo Uu Mr. Ina Cali Hayste Ka Yahay Ayuu Dafiray Oo U
Yidhi Reer Berbera Ayaan Ahay Markii Dambe Na Wuxuu Is Yidhi Maqaar Saaro
Gabiley Sidii Nirig Hooyadeed Ka Dhimatay Oo Afkiisa Waxa Laga Hayaa Gabiley
Waan U Dhashay Lakiin Burco Waan Ku Dhashay ........... Intaa Kadib Reer
Gabiley Kursi Gaaban Bay Ugu Fadhiisteen Duqa Ramaax Ah Musuq Maasuq Iyo
Kontrabaan Ilaa Iyo Ethiopia Ilaa Iyo Jabuuti
Taxan Ayuu Faraha Lagalay Halkaa
Togwajaale Isagoo Muqlaynaya Ood Moodeysay Inuu Duburlax Ama Kolonyo Shini Ah
Dhex Galay Oo Caacdaa Haya Ayuu Kasoo Booday Shaqadiina Waa Laga Eryey Lix
Bilood Ayuu Suuxsanaa Wuu Qarsanayaaye Maxaa Ka Qabsaday Meeshii Lagu Xoonsanaa
Alla Maxaa Ka Qabsaday Gabiley.......... Duqa Ramax Ihi Waa Ragii Doorka
Sharriifka Ah Ka Qaatay Dagaalka Sokeeye Waa Tuug Wuxuu Ku Jiraa Sedex Nin Oo
Ah Macaali Wasiir Cukuse , Muuse Handaraab Iyo Mr. Ramaax Cali Hayste
Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ( AHUN ) Wuxuu Ku Dhaartay Inta Uu
Noolyahay Inay Somaliland Xil Ka Qaban .......... Hadal Iyo Dhamaantii Mr. Ina
Cali Haystow Salkaa Waa Hoog Hadaad
Damacdid Inaad Dagaal Sokeeye Ka Shaqaysid Waxaanu Ku Leenahay Ramaaxow :
Xayawaanku
Waa Kala Yaqaan Xaafadduu Yahaye
Xigto Baaniyaalladuba Waysugu Xubeeraane
Xaaraamiyohow Bari Maxaad Uga Xishoon Weydey.
Xigto Baaniyaalladuba Waysugu Xubeeraane
Xaaraamiyohow Bari Maxaad Uga Xishoon Weydey.
Comments
Post a Comment