FARXIYA FISKA OO UU YIDHI COLONEL MUUSE HANDRAAB EE BARAANBUR IYO ARRIMO KALE ,....SEE XAAL TAHAY?
Waxaanu Si Baaxad Leh Ugu Soo Dhaweyneynaa Boqoroda Codka
Marwo Farxiya Fiska Somaliland Anakoo
Leh It's Been A Long, A Long Time
Coming Markaa Muga Sharafay Noo Tahay
Hadaad Maha Imaatay Lakiin Marwo Shukri . F.Sendiko Inaad Hore Usoo Wadaan Aa
La Rabay Waar Mar Hadynu Nidhi It's Been A Long, A Long Time Coming .. ……..
Kii Mr. Maxamed Cali
Bile Waa Kii Yidhi Burco Iyo Bariyow Tahriiba
Kii Maaliyaduna Wuxuu Yidhi Waad Edeb
Darantihiine Canshuurta Keena Oo Sheikh
Tahriib Baad I Tidhi Ee Waa Maxay Canshuur Keen
Wado Iima Dhistid , Tacliinta Anaa Iska Bixiya , biyaha anaa iska bixiya
, laydhka anaa iska bixiya ,Dhakhtarka Anaa Iska Bixiya , Wadooyinka Xildhibaan
Nac Nac Baa Iska Wax U Qabso Ku Dhisa Ta Ceergaabo Iyo Burco Isku Xidha Lacagta
Lagu Dhisayo Anaa Baxshay Askarta Iyo
Boliiska Mushahar Uma Kordhisid Timir Dhacday Oo Expire Ah Ayaad Siisa Ilaa
Geedkii Timirta Markay U Ekadeen Ay Xaga
Colonel Caare Qabteen , Canshuurtan Bil Walba La Kordhinayaa
Maxay Tahay Misaaniyadii Saw Tii La
Ansixiyay Ansixintaa Wixii Ka Dambeeyaa
Waa Musuqmaasuq Waayo Lama Trace Garayn Karo , ……Waar See Arrin Yahay ?
Laba Oday Oo Aanu Aad U Ixtiraamno Oonu Aawadood Maaliyada
Iyo wax Ku Shuqul Leh Aanu Uga Hadli Weynay Oo Central Bank Of Somaliland U
Kala Sareeya Waxaanu Maqlay Waa Isku Jiq …..Yaaaa? Anakoo Ixtiraam Culus Labada
Gentleman u hayna Haday Run Tahay
Arrinkoodu Wuxuu Noqonayaa Labadii Nin ee
Bidaarta Lahaa Ee Garfeedha Isku Qabsaday ….. …… Sheekh Caan ah Oo La
Yidhaah Sheikh Xasaan Xuseen Adam Abu Salmaan Oo Marajiicdanada Ka Mid Ah Ayaa
Waxa La Is Waraystay Kanada Dhakhtar Somalilander Ah Oo Qaxii Marka Laga Soo
Noqday Dhakhtar Ka Ahaa Somaliland Markaasu Yidhi Midh Dawo Ah Ugumaanu Iman Somaliland
Marakasuu Ku Yidhi Sheikh Xasaan Abu Salmaan Oo Hadaa Sideed Dadka Ku Daweyn
Jirteen Markasuu Ku Yidhi Dhakhtarkii NIYAD WANAAG Ayaanu Ku Daweyen Jirnay
Sheikhii Baa Yidhi WALILAAH XAMDI Waa GOODWILL Markaa Bank Aan La Ogaleyn In Lacag La Dhigo
, Dahab Oolin , Canshuurta Aanu Wax Ku Lahayn , Rent Iyo Riba Xaraan Ka Tahay
Marka Hore Ba Labada Oday GOODWIL Ayey Wax Ku Wadeen …..
Mar Hadaan Soo Hadal Qaaday Ta Ugu Wayn Een La Yaabay Waxay
Ahayd Markay Farac Ka Furteen Madaarka Hargeysa Are You Kidding Me Ma Commercial Bank baa Miyaanay Ahayn Central Bank Siday Farac U Furi
Karaan Oo Ay Sarifka Uga Qayb Qaadan Karan Waa Crime Man Miyaanay Ahayn In
Bankiyada Kale Loo Ogalaado Iyaguna Inay Farac Airport-Ka Ka Furtaan Meeyay
Free Market-Kii………… Wax Kaliya Ee U Furan Sicir Bararkan Wax Kaga Qaban Karaan
Waa Iyagoo Sariflayaasha U Sheega In Lacag Dollar Ah Bank La Dhigay Ilaa
$3000000 Oo Suuqa Lagu Khuukhiyo Mar Shilinka La Iibsado Marna Dollar-Ka Lakiin
Xukuumada Colonel Muuse Biixi Ma Is Aaminaysaa …
Waxa La Yidhi Hanti Qaran Aya La Tiro Koobayaa Waxa La
Calaamadiyay Intii Burco Ka Soo Jeeday Ama Bari guryihii la siiyey ama ay ku
jireen ….. .. Waxa La Ydhi Coperate Somaliland
Ama Shirkadaha Waaweyn Oo Canshuur Dhaaf
Lahaa Waayo Charity Faro Badan Iyo Sadaqo Ayey La Baxaan Oo Maskiinta Ay
Siiyaan Waar Masakiin Wax Nagama Gelin Baa La Yidhiyee Canshuur Xooga Ayeydun
Bixinaysaan Agoontu Idinka Dhex Ciday Idin ALLAH Kaga Sii Daranee Canshuurtaa
Qoladii Reer Bari Baa Lagu Soo Rogay Qolada Reer Galbeedka Ee Wax Waliba
Kootada Ugu Xidhan Yihiin Canshuur Dhaaf Bay Leeyihiin Weli Meel Charity Ama Sadaqad Guud Ay Kagaga
Qayb Galayana Maanu Maqal ……….. Kasoco Abkay Wasiir Iyo Agaasime Guud Waa Isa
Sudhan Yihiin Ilaa Guddomiye Haya’ado
Ila Gudoomiye Ku Xigeeno Haya’ado ….. Xukuumadii Al-Xaaji Axmed Ka Xanuunsaday
Fadhiid Bay Ahayd Ta Colonel Muuse Biixi Cabdi Dhex Boodayaa Komma Ayey Ku
Jirtaan Mar Hadaad Aragtid Ninkii Suufiga Ahaa Oo Saaxi Keenay Meeshu Qaflad
Bay Gashay Mar Hadii Guddomiye Faysal Cali Waraabe Ka Aamusay Xaalku Ma Fiicna
……
Waxaanu Rajeyneynaa Sanadkii Hijriga Ee Bilaabmay Barkadiisa In Qoladaa Wada Yuusaysa Intay Wixii Dalka Xaafad Ku Cuneen Ay Marwo Fiska Kala Kiciso , ……..Se Camal !
Waa
Tan Heesta Colonel Care Usoo Diray Colonel-Ka Kale Markay Ka Wada Daba Yuuseen
Colonel Care Uu Ydihi Waar Ma Sideed Jir Baad Tihiin ….Alayle Xukuumadana
Dhaqanka Sideed Jirka Leh .
Comments
Post a Comment