Sawirka Qarniga Safarkii Djibouti...........Somaliya Daawo Dacalad
Soomaliya daawo Dacalada
Waa wafdigii uu hogaaminayey Jaalle Muuse Biixi oo
loo sharaxyo President Isma'il Omer Geelle Highways network Berbera corridor bay barataye daawo Somaliya
dacalada ......Iyadoo Madaxweynaha Somaliland oo gar naqsi jikaara ku caana ah
laga helay gartii iyadoo lagula dooday
waar Xaaji Muuse lacagta degaamada jifadaadu degto ooy ugu dambeysay lacagtii
dawlada federaalka Somaliya ay siisay
Berbera maansha'a Allah .....Waar
Xaaji Muuse haday taasi xalaal tahay maxa lacagta ay dawlada federaalka Somaliya ay
siisay wadaada Djibouti ilaa Boorama to Dilla ilaa Awbarre iyo Jigjiga
waar lacagta ay wadooyinkaa ku bixineyso maxaa xaraan ka dhigay ?! Waa su'aal
da'a weynoo madaxa daalinayse ! ...........
Muwadin
ogow dhawr mashruuc oo Toghdheer iska
leedahay ooy wadooyinka Burco ku jiraan ayey dawlada federaalka Somaliya
caalamka kasoo dhamaysay waxa la saaray rafka hadana Mayor Ina Muraad ayaa
maalin walba lagu cayaa wadooyinka Burco oo u ugu dambeeyey Gudoomiye Ina Cali Waraabe .............Waaryee Gudoomiye
In Cali Waraabow Mayor Ina Cidin adeerkii ayaa sadaqada dawlada federaalka Somaliya ay deeq bixiyayaashu Ummada
Somaliyeed ugu soo dhibaan uga soo qaada oosiiya Berbera , Burco na ku yidhaah
waa lacag faqashee inaga daaya hada Gabiley buu u salaxayaa Subxaan...
Comments
Post a Comment