Madaxweyne Cagjar Soo Dhawoow, Tolow Ma Dayntii Buu U Yimi ... See Arrin Yahay ?!
Wiilka abtiga loo yahay ee Madaxweyne Mustafe Cagjar waxaanu leenahay soo dhawoow dhul Somaliyeed baad timid mar labaad soo dhawoow ......Wiilasha baari waalidiinta ah ee abtiga loo yahay waa soo dhawaynaynaa sidaa Madaxweyne Mustafe Cagjar iyo Siyaasi Sare Muniir Axmed Cigaal lakiin Furqaanka Jaalle Muse Abujahal isagu subax hore ayuu hooyadii Suuban madafiic ku garaacay markaa abti iyo edeb daradaa wuu ka xanaqaa anana umaanu socon............ Yeelkeede Baryahnba Dawlada Ethiopia Waxay Daba Jogtaa Lacag Dhan 4 Billion Iyo Sedex Boqol Iyo Konton Million Oon La Sheegin Ma Dollar Baa Mise Waa Bir Ooy Aaminsan Yihiin Inay Xadka Somaliland Iyo Ethiopia Soo Dhaaftay qoyska Al-Sucuud-ka Hargeysina gacanta ku dhigeen iyakoo qaar siiyey ragii lacagta watay intii ay kala hadheena dhigtay Dahabshiil Iyadoo Arrinkaa Uu Si Laxaad Leh Iskaga Daafadeeyey Dahabshiil.... Dhawaan watii xadka Ethiopia ee Togwajaale lagu qabtay lacag faro badan oo ilaa $ 60 ...