Fanaanad Niciimo Yasiin Oo Beel Kale Maqaar Saaratay
Ummada Af-Somaaliga Ku Hadashaa Waxay Camabareyneysaa Dulmiga Cunsuriyada
Ah Ee Lagu Hayo Beelaha Gabooye Ee
Kaliftaya Inay Fanaanad Nicmo Yasiin Caraale Sheegato Boon Sacad Muuse Sidii Boon Marexaan Waar Ninyohow
Sanad Ba May Hayn Ee Goormay Hawshaa Baaxada Leh Galayaan Iyo Inay Boon Sameysteen Waar Armay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ku Dareen Qoladaa Waar Meeye Kuwii Reer Cabdi Ciise , Subaxaan Arrinkaa Waa
Cambareeyneynaa Isna .................
Shalayto Waxa Hadashay Gabadh Ay Kaanuhu Maanuhu Yihiin Fanaanad Nicmo
Yasiin Caraale Axmed Oo La Yidhaah Marwo Adeega Yasiin Caraale Oo Leh Walaal
Isku Aabo Iyo Isku Hooyo Ayaanu Nahay
Shaki Na Gal Lakiin Marwo Adeega
Yasiin Caraale Waxa Markhaatiga U Furay Dad Kasoo Jeeda Beelweynta Deerayahan Iyo Beelweynta Muse Cabdalle Oo Ka Tirsan
Akhwaanka Dariiqada Sheekh Oo Ah Dad Ahlu Diin Ah Oo La Garanayo Markhatigaa Culus Waxa Ka Daran Codka Oo U Dhigma DNA Labada Dumara Codkoodu Waa Isku Mid ...........
Beelweynta Yibruhu Qof Kastaa Maalintu Dhashay Way Ogyhiin Waayo Waa
Shaqadooda Waa Ka Duceeyaan Sameeno Na Way Ka Qataan Markaa Marwo Adeega Yasiin Caraale Axmed Waxay
Cadeysay In Walaasheed Ay Tahay Mrs. Tina Turner Gugii La Arkoba Gashaanti Maansha'a Allah Lakiin Fanaanad Nicmo Yasiin
Caraale Ay Dhalatay 1954 Ooy Sanadkan Noqoneyso 65 Shan Iyo Lixdan Jir Sanadkii Hore Ayey Toy Boy Guursatay Waar Ma Mrs
. Madonna Isku Roon Ma Gabowdo ...........
Toy Boy -Gu Waa Sax Ee Oo Waa Sunna
Ee Lakiin Toobada Inay Guda Gasho Weeye Iminka Ooy Toobad Keento Reerkiina U
Noqoto .......... Halkaa Sheekh Xasan
Daahir Aweys حفظه
الله و رعاه Oo
Fanaanita Nasiixa Siinayay Ayaamahan Dambe Inuu Arrinkan FATWA NASIIXA Ah Kasoo
Saaro Jamhuurka Caamada Ihi Waa Jeclaan Lahaayeen Yaa Yaa !
Bisida Video-Ga Ku Jirtaa Qofkii Lahaa Oo Sanado Ka Hor Dhintay Ayaa Laga
Tusay Video Bal Muraarac Dilaaca Ay Qaaday Eega Dadkiina Aabo Iyo Hooyo Dhan
Ayey Dafirayaan Waa Markay Bisaasku Dadka Dhamaan , Subxaan !
Comments
Post a Comment