Markuu CabdiWeli xabada joojiyey ayuu Jaalle Muuse Biixi bari U siqay....
Markuu CabdiWeli xabad
joojiyey ayuu Jaalle Muuse Biixi bari U siqay
Maanta Markii Labo Cisho Kadib Uu Ku Dhawaaqay Madaxweyne
Cabdi Cali Gaas Xabad Joojin Xeel Dhigaleed Ayuu Jaalle Muuse Biixi Cabdi Ku
Dhiiraday Inuu Xagii Bariga U Siqo
Isagoo Wata Techniko Iyo Hal Gaas Oo Ciidan Ah Oo Ka Badan Ba Kuwa Tuka-Raq
Jooga Ma Ka Fuleynimaa Mise Faalkaa Qabtay Midna Ku Dambaabi Mayno Laakin Duqu
Ma Jecla Xabada Iyo Edeb Deradaa Lakiin
Dhiig Daata Aanu Dan Ka Lahayn Meel Ka Fog Taas Ayey Isku Raceen Akhyaar Mudo Dheer
Taqaanay Duqa .
Jaalle Muuse Biix Cabdi Qalinjabintii Ardayda Jaamacada
Burco Wuu Diiday Inuu Tago Isagoo Fariin Usii Faray Wafdi Aan Buurneyn Oo Uu
Hogaaminayo Jaalle Ina Cali Bile Fariintaas Oo Ahayd “ MEESHA KA YACAAAY DHALINYARO
WAAR TAHRIIBAAY “ Intii Dhago Adeygtay Ee Weli Burco Iska Joogta Ayaa Maanta
Xadhiga Looga Jarayaa Jeelweyn Waar Bal Sheekadaa Sakaraadka Ah Eega Waa Bakhti
Arinku Markaa Burco Waxay U Qaaday Duqa Heestii
Jaalle Ina Gacayte Iyo Jaalle Sahra
Siyaad Raxmatulaahi Calayhim …
Muusow ….. Jaallahayow Inankii Jeelkow
Ina Jaaaaamac Jabtiilow
Kii Jahawereerka Na Badow
Jaallahayow Jahanamaad
Nagu Wadaa
Cunida Canshuurta Danyarta
Jooji Jaahilyohow
Jeelka La Furayo Laba Bilood Ka Hor Nin Xildhibaan Sheegta
Oo La Yidhaah Naasir Cali Shire Wuxuu Shaashadaha Caalamka Lasoo Istaagay
Lacagtii Jeelka Loogu Talo Galay Waxa Cunay Shirkadii Dhisaysay Ee AL–Baraka Construction, Dahabshiil Iyo
Macaali Wasiir Cali Marexaan Tasoo Ahayd
Fartii Dabaqoodhiga Jaalle Muuse
Handaraab Oo Ku Xumaynayey Mayor Ina Muraad-Ka Burco Oo Xaqa Ku Adimay .
Waxa Xusid Mudan In Arrinkaa Iyo Edeb Daradaa Inuu Dhawr Jeer Ka Istaaqfurlaystay Xildhibaan
Nasir Cali Shire Raaligelina Ka Bixiyey
... Isla Basarxumadii Ayey Iminka Ku Wadaan Wasiirkii Maaliyada Ee Hore Jaalle
Yusuf Oon Saxeexi Kari Jirin Wax Ka Badan $ 2000 Ilaa Sedex Kun Oo Dollar $
3000 Waxa Hantidhawrka Loogu Diray Si Loo Qariyo Hantidii Uu Lunsaday Jaalle Sacad Cali Shire Oo Ay Beesha Caalamku Hadal Hayso Kadib
Markii Lasoo Bandhigay Guryihii Uu London Ka Iibsaday .
Waxa Iyana Aan Laga Tegi Karayn In Dawlada Djibouti Baasboorka
Kala Noqotay Jaalle Muuse Biixi Ethiopia
Na Tidhi Who Are You ? Jaalle Farmaajo
Na Ku Yidhi Who Is Your Daddy? Kadib Na Door Biday Inuu Burco Yimaado Tasoo
Jigjiga Yar U Ah Iyagoo Ethiopia Tagay .
Muxuu Jaalle Cabdiweli Gaas U Joojiyey Xabada ? Kow Nin
Jaalle Mudan La Yidhaah Ayaa Ka Fadhiistay Xaga Midigta Ama Waxa Loo Yaqaan Far
Right Conservatives Ama Midigta Fog ee Xag Jirka Ah Adigu Tea Party Ku Dacwiyeyana
Kana Iibinaya DANYARTA PUNTLAND Maalin Baa Laascanood Ku Qabsanayaa ........ Madaxweyne
Cadiweli Gaas Wuxuu Gartay Mar Hadii Sool
Oo Dhami Gacanta Somaliland Ka Baxday Marka Laga Reebo Lascanood Iyo Saqduud 30 Km Ah Ilaa Tuka-Raq Socda Wuxuu Gartay Jaalle Cabdiweli Cali Gaas Inuu Ka Odayeeyo Oo Uu Beesha Caalamka Tuso Inaanu Xag Jir
Ahayn Sida Jaalle Mudan Oo Ah Musharax Madaxweyne
…….. Sidaa Awgeed Beesha Caalamka Ayuu U Sheegay Inuu Xabada Joojiyey Oo Aad
Usoo Dhawaysay ……
Sirta Ugu Wayn Ee Ay
Qarinayaan Warbaahinta Somaliland Waxa Weeye In Macaali Wasiir Maxamed Kaahin
Techniko Dhulbahante Ihi Jid Gooyo U Gashay Iyakoo Dhumay Ku Socda Kadibna Dib
Ugu Soo Noqdeen Laascanood Waar Xataa Laascanood Baan Amaan Ahayn Kuwii
Guurtida Iyo Wasiiraduba Hotel-Ka Inta Badan Kama Baxaan Shalay Waatii Calanka
Buluukiga Aha Ee Somaaliya Lagu Soo Dhaweyey Boqor Burhan Boqor Muuse , Sanaag Barina calanka Somaliya Ayaa
Sudhan Hadii Isaqistaan Diiday Inay
Somaliya U Yimadaan Waa Inay Somaliya U Tagtaa Subeer AwalLand† … WELCOME
HOME KING BURHAN MUUSE !
Dadka Burco Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inaanay Mudaharaadin Dhiig Daata Looma Baahna ….Lakiin Dadka Waxaanu Ugu Baaqaynaa Inay
Adeemaan Guryohooda Hortooda , Makhaayadaha
Sid Salaada Loogu Adeemo Walibaa
Habeenkii Nuska Dambe Inta Wafdigaasi Joogo Adeenka Ayaa Dulmiga Erya ……..
Burcooy Eedaama Oo Video Iska Duuba Idinkoon Wajigiina Muujinayn Kadibna Baraha
Bulshada Soo Dhiga Waana Dhalashada
Nabi Maxmed saliga nabiga badsada عليه افضل الصلاة والسلام ……... INTA AY NUSEYRIYIINTA YAR YARI INA DHAAFAYAAN WAXAANU IDINKU DHAAFAYNAA أَلا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ
Waatan heesta reer Burco badaleen lakiin heesta waxa la yidhaah iminka calaacal Jegaanland.
Comments
Post a Comment