Somaliland : Muuse Bihi Doctrine
Khudbadii
Cololnel Muuse Biixi Naftiisa Ku Maweelinayey Isagoo Is Leh Qarankii La Odhan
jiray Somaliland Ee Kala Irdhoobay Ayaad Wax U Sheegeysaa Waxay Ahayd Uun Cod
Iyo Shanqadh Sidii Abwaan Mark Twain Sheegayna "Noise Proves
Nothing. Often A Hen Who Has Merely Laid An Egg Cackles As If She Laid An
Asteroid”. Codka Ama Hadalku Waxba Ma Sheegayaan Hadii Logic-Ku Ama Mandiqu
Meesha Ka Baxo Waxay Noqonaysaa Digaagadii Intay Foolatay Qayladeeda Laga
Baxay Kadib Na Mid Beeda Dhashay Iyadoo Isku Haysata Inay Kawkab Dhashay
...........
Jaalle Muuse
Biixi Cabdi Weligii Masuuliyad Muu Qaadin Hadii Laga Tagi Waayo Madaxweyne
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ( AHUN) Ayaa Labo Bilood Wasiir Daakhili Ka
Dhigay Waligii Mucaaridka Nooca Ugu Xun Ee Budhmaalka La Yidhaah Ayuu Ahaa Ee
Ku Adima Khaldaadka Dawlada Weligiina Aan Ku Fakirin Xal Keen Iminkana Diyaar
Uma Aha Duqu Sidii Khudbadiisa Ka Muuqatay Inuu Masuuliyad Qaado Halkaa Ku Daa
Khudbada Duqa............. .....
Halkaa Markay
Sheekadu Joogtay Ayaa Waxa Isla Kacay Wixii Duub Dhaqan Ay Lahayd Gabiley
Iska Aamusa Lahaydaa Saa Laguye Dr. Cirro Ayaa Aflagaado Qaawan Nagu Soo Qaaday
Codna Naga Heli Maayo Taa Waxa La Yidhaah Blackmailing Oo Ah Xaqa Ha Sheegin
Hadaad Cod Naga Dooneysid Oo Nimanku Cadho Allah Ayey U Yeedheene Hada Bal Ku
Darsoo Video- Ga Halkan Ayaan Soo Dhigi Donaa Dr. Cirro Meel Uu Gabiley Kusoo
Hadal Qaaday Ma Jirto Deeqihii La Musuqmaasuqay Ayuu Ka Hadlay Lakiin Leyligu
Biyaha Uurkiisa Ku Jira Ayuu Ka Didaa , Muwaadin Bal Eeg Video- Ga Hoos
Iminka Ma Xisaabtii
Bay Dafireen Gabiley , Hey You Gabiley Your Math Doesn't Add Up .
Muwaadin Eeg Qaybtii Jaalle Muuse Handaraab Iyo Madaxweyne
Cadiweli Cali Gaas
Qaybtii
Jaalle Muuse Handaraab
Hargeysa
190 Ardey
Boorame
40 Ardey
Gabiley
37
Ardey
Burco
20 Ardey
Sanaag
8 Ardey
Sool
5 Ardey
Wixii La Odhan
Jiray Somaliland Inteedii Kale 300- 227 = 73 73 Ayaa La Yidhi
Qaybsada Oo Iska Ah Maafishtaba Keen Oo Maraqa Kusoo Badi......
Qaybtii
Madaxweyne Cabdiweli Cali Gaas Ee Geeska Afrika Iyo Shanta Qaradood
Looga Sacab Tumay Standing Ovation .......................
Nugaal
60 Ardey
Barri
60 Ardey
Mudug
60 Ardey
Laascaanood
30 Ardey
Buuhoodle
10 Ardey
Xudun
10 Ardey
Taleex
10 Ardey
Badhan
20 Ardey
Dhahar
20 Ardey
Ceerigaabo
20 Ardey
Mid Waliba 300
Boqol Buu Qaybiyey Midna Tolkii Buu Ka Fuur Yeelay Midna Umadii Uu Madaxweynaha
U Ahaa Dadnimo Waa Loo Dhashaa Iibisi Lagu Waaye …..
Risiqiinni Iyo
Kaayagii Waysku Ridateene
Ninkii Rodol
Cirkaa Dhigan Lahaa Reedhi Loo Noqoye
Raaxada Hargeysa
Iyo Gabiley Ruushan Haw Hadho'e
Comments
Post a Comment