Midnimada ka hor ...... Dagaal U Dhaxayn Doona Isaaq / Hawiye Iyo Darood ... waxa qortay Jariidada " African Intelligence "
Duqii Macaali Raysa-Wasaare Cumar
Carte Qalib Ayaa Hargeysa Soo Gaadhay Markaa Waxaanu Is Nidhi Ma Dilkii Saxafi
Jamaal Khashoggi Ayuu Wax Ka Ogaa Waa Kan Kasoo Cararay Duqu Sucuudiga Ee Saa
Arrimo Ka Waaweyn Baa Jira Oo Qoladii Aynu Tolka Ahayn Ee Sidii Tikreyga
Mansab Iyo Manfac Ba Dalkii La Odhan Jiray Somaliland Isku Fileysiisay Ayaa
Duqa Parking Kasoo Saaraty Oo Amuuro Waaweyn Baa Lakala Jarayaa Waaryee Macaali
Wasiir Cismaan Jaamac Cali , Saxiibkii Mareeye Carab Saxardiid Iyo
Field Marshal Jaamac Maxamed Qalib Ha La Doono Team Mogadishu Ayaa Loo Baahan
Yahay Parking Ka Halaga Soo Saaro Waar Qolada Habar Jeclo Iyagu Deg Deg Bay
Madaxweyne AL- Xaaji Axmed Parking Uga Soo Saari Donaane Gudoomiye Salebaan
Nuur Na Waa Diyaar Iyo Boqorka Afrika Buurmadaw Oo Aagaa Aad Looga Jecel Yahay
Oo Djuma Iyo Kurtun Waarey Kusoo Koray Ayuub Iyaga Mid Baa Maxkamada Sare U
Fadhiya , Arab Iyo Albaabada Adag Iyaga Xamar Waa Laga Baqaa Roog Cas Baa Loo
Dhigi Doonaa Samaroon Siciid Iyagu Awdal Muuse Handaraab Ha Ku Sugaan
Ilaa Laga Dul Adimo.............. Waar Nuxurka Aynu U Galo Maanta Jaraa'idka
Caalamka Waxay Qoreen Siiba Jariidada Dhagaha Fiiqan Looga Qateenkana Ah Ee
African Intelligence Maqaal Cinwaanku Yahay " Clashes Loom Between
Issaq/Hawiye And Darod " Food Isdar Fooda Inaga Soo Haysa Oo U Dhaxayn
Doonta Isaaq / Hawiye Iyo Darood ..., Bal Aynu Maqaalka Taxliil Ku Haboon
Siino .
In June 2018 The
Army Chief Of Staff Of Somaliland, General Nuh Ismail Tani (ION 1477), Is
Working To Establish A Loyal High Command In Sanaag. In Recent Weeks, He Has
Appointed Issaq Officers In The Province, Fearful That The Darod Officers Would
Not Be Sufficiently Combative (The Clan Lives In A Region Which Straddles
Somaliland And Puntland). On 6 September, He Travelled To Erigavo To Reassign
The Darod Troops To Hargeisa And Awdal And Head Off Problems That Would Be
Caused By An Attack By The Darod Of Puntland.
Maqaalku Wuxuu Ku Bilaabmayaa Arar
In Dagaalkii Puntland Iyo Somaliland Weli Hurayo Somaliland Na Cabsi Ka Qabto
Inay Puntland Dhawr Jeer Isku Soo Maqiiqdo Inta Ka Horeysa Doorashada Puntland
. Bishii June 2018 Taliye Taani Wuxuu Ku Hawlanaa Inuu Ciidan Isaaq Sooc
Ah Keeno Gobolka Sanaag Iyo Sool Si Ay Ugu Jixinjixin Daroodka Isagoo Taliye
Taani Geeyey Ciidankii Darood Galbeedka Taa Waydun Fahmeysaan Waxa Weeye Watii
Doorashadii Ka Bacadi Dhacday Ciidankii Dadkii Dibad Baxay Laayey Darood
Bay Ahayeen Ee Amarka Taliye Taani Iyo Nin Reer Samatar Ah Oo Iminka Laga
Dhigay Taliyaha RRU Oo La Yidhaah KHADAR Ninkaa Sawirkiisa Iyo Magaciisa Oo
Sexdexan Baanu Rabnaa Soo Geliya Websites-Ka Markaa Waxay Is Leeyihiin Hadii
Kacdoon Yimaado Kuwanaa Idiin Gacan Dhiiran Mida Kale Way Baqayaan Nin Aan
Dhulkisii Joogin Xabaduu Iska Furayaa Waana Isku Mid Kuwa Isaaq Ee Carro Darood
La Geeyey Iyana Saasay U Baqayaan Ooy Xabada Iskaga Furi Doonaan Waynakii Lascanood
Ogayn Dhawr Bilood Ka Hor .
In July Abdullahi
Mohamed Ali ‘Sanbaloshe' (Hawiye/Hawadle), The Former Head Of Somalia's
National Intelligence Security Agency (Nisa) And An Ally Of The Ex-Somalian
President Hassan Sheikh Mohamud (Hawiye/Abgal/Waceysle), Led A Delegation Of
The Hawiye Clan To Hargeisa For A Secret Meeting With The Somaliland President
Musa Bihi Abdi (Issaq/Haber Awal). The Purpose Of The Meeting Was To Establish
An Alliance Between The Issaq And Hawiye Clans To Counter The Resurgent Darod
Supremacy, A Process Personified By The Darod/Marehan President Of Somalia
Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo. The Annexation Of The Sool And Sanaag Area
By The Somaliland Administration Was Conducted With The Consent Of The Hawiyes.
Bishii July Cabdilaahi
Maxamed Cali " Sanbalooshe " ( Hawiye / Xawaadle ) . Ahaana Taliyihii
Nabad Sugida Ee Hore Somaliya Ninkaasoy Xulufa Yihiin Madaxweyne Xasan Sheekh
Maxamuud ( Hawiye / Abgal / Wacaysle ) , Mr. Sanbalooshe Wuxuu Kasoo Dagay
Madaarka Cigaal Ee Hargeysa Isagoo Horkacaya Wafdi Culayskliisa Leh Oo
Beelweyta Hawiye Ah . Mr. Sanbalooshe Iyo Wafdigii Uu Hogaaminayey Waxay La
Kulmeen Jaalle Muuse Biixi Cabdi Horjoogaha Qoyska U Adeega Waxa Laga Wada
Hadlay Waxay Ahayd Sidii Loo Sameyn Lahaa Loona Adkeyn Lahaa Isbahaysi Isaaq
Iyo Hawiye Ah Si Jilibka Loogu Dhigo Soo Rogaal Celinta Iyo Sareynta Darood
Geedi-Socodkaa Oo Tajsiid Ku Sameeyey Ama Shaqsi Gareeyey Mr. Maxmed Cabdilaahi
Farmaajo . Ku Darsoo Qabsashadii Somaliland Ee Sool Iyo Sanaag Waxa Hawl
Fududeysay Beelwenynta Hawiye ..... .... Waar Bahararsame Inuu Jegeenta
Uu Ku Daray Gudoomiye Baashe Maxamed Faarax Ooy Iminka La Socdaan Isbahaysiga
Isaaq Iyo Hawiye Waa Ogayne Maxaa Beesha Khayr Cabdi Ee Cabdi Garaad Loo
Gumaaday Waxaanu Faraynaa Madaxweyne Maxmed Cabdillaahi Farmaajo Lacagtii
100.000.000 Boqol Malyuun Ee E.U Bixisay , Jaalle Madaxweyne Waxaanu Ku
Faraynaa Mar Labaad Iyo Mar Saxdexaad 19% Sagaal Iyo Toban Boqolkiiba Hadii
Somaliland La Siin Lahaa Oo Ah 19.000.000 Sagaal Iyo Toban Milyan In Beesha Cabdi
Garaad Looga Jaro 5.000.000 Oo Shantaa Malyan La Yidhaah Ku Booga Dhayda Oo
Dhaawacooda Turkiga Loogu Qaado Anana Turkiga Waraaqo Waa U Qoreynaa Hadii Kale
Ina Cabdlaahi Farmaajo Naasku Ku Qabay Oo Kursiga Ha U Ayin Waxaanu Wax Ku
Waydiinay Waa Abtiyaashaa Ee , Beelweynta Baharasame Iyaga Jaalle Muuse Biixi
Wax Ha Siiyo .
In Response, In
Mid-August Abdirizak Farah Ali, The Somalian Ambassador To Qatar And
Brother-In-Law Of The Deputy Head Of The NISA Fahad Yasin Haji Dahir, Led A
Darod Delegation To Meet Musa Bihi Abdi And Ask Him To Ensure That The Issaq
Remain Neutral Between The Hawiyes And Darods In Mogadishu. Since Then, Musa
Bihi Abdi Has Promoted The Hawiye Cause And He Is In Contact With Hassan Sheikh
Mohamud, The Ex-Somalian President Sharif Sheikh Ahmed, And The Chairman Of The
Wadajir Party, Abdirahman Abdishakur Warsame (Hawiye/Haber Guedir). It Seems
That A New War Of The Clans May Be In The Making...
Taasi Markay Dhacday Bishii August
Dhexdeedii Ayaa Safiir Cabdrisaaq Cali Faarax Oo Ah Safiirka
Soomaliya U Fadhiya Qatar Jaallle Fahad Yasiin Na Seedi U
Ah Oo Ah Budhtuurka Ugu Weyn Madaxtooyada Somaliya Ayaa Cigaal Airport
Hargeysa Kasoo Degay Isagoo Wada Wafdi Darood Ah Waxay La Kulmaan Jaalle Muuse
Biixi Cabdi Iyagoo U Sheegay Hawlaha Darood Iyo Hawiye Ee Xamar
Dhexdhexaad Haka Noqoto Beelweynta Isaaq Si Xadhkaha Midnimada Laba
Kaclaysay Si Fiican Ugu Xidhmaan Intii Ka Dambeysay Jaalle Muuse Biixi Cabdi
Xidhiidh Dhaw Ayuu La Yeeshay Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud , Jaalle
Sheekh Sharif Sheekh Axmed Iyo Ninka Nacaybka Darood Ku
Atixiyaadsada Ee Horjoogaha Ka Ah Xisbiga Wadajir Mr. Cabdishakuur
Warsame ., Waa Waxa La Iskaga Yara Fogeeyey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Si
Qoysku Marka Midnimadu Dhacdo Supremacy Ay U Muujin Lahayeen Duqa Jaalle
Muuse Biixi Aan Sinaano Ma Ogola Wuxuu Aaminsan Yahay Supremacy Duqa Anana
Sareyntaada Diidnay Muwadiin Canshuurtaada Iska Hayso Sidaa Arab Iyo Albaabada
Adag ...... Maqaalka Waxa Lagu Soo Koobay Dagaal Qabiilada u dhaxeeya Baa
La Filayaa Tolow Hor U Dhaco Ma Ka Sool Ka Socdaa WE WANDER ! ............
Comments
Post a Comment