XILDHIBAAN NASIR CALI SHIRE OO MUSUQII GOBOLADA BARI KULA DUL KUFAY........ SEE ARRIN YAHAY ?
Labo Cisho Ka Hor Waxa Ka Hor Botariyey
Barlamaanka Xildhibaan Nasir Cali Shire Oo Leh Musuq Maasuq Ayaan Ka Hadlayaa
Waxaanu Aragnay In Sidii Caadada U Ahayd Korneyl Muuse Biixi Iyo Inta Ku Xeeran
Ay Sheekadu Tahay Political Spin Marin Habaabin Siyaasadeysan Political Spin
Waxa Weeye In Yaroo Run Ah Sheeg Markay Dadku Ku Aaminaan Been Ka Dhargi Aad
Awrkaaga Ku Kacsaneysid . Xildhibaan Nasir Cali Shire Sheekada Wuxuu Ku
Bilaabay Xisaab Xidhkii 2016 Waxaanu Ku Aragnay Musuq Maasuq Tuhunkaasi Waa
Jiraye Xildhibaan Nasirow Hore U Gal Hada Ninkii Duqa Ahaa Allah Wuxuu Ka
Yeedhsiiyey Musuq Maasuq Dhinac Ka Raran Oo Waxaanu Moodeynay In Saami Qeybsigu
Uun Dhinac Ka Raran Yahay Ee Iminka Musuq Maasuqii Iyo Qashinkiina Ma Bari Baad
Kenteen Cilmi ALLAH .
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Maalin
Dhaweyto U Sheegay Dadka Anakuna Hore
Ayaanu U Naqaanay In Korneyl Muuse Biixi Ficiltan Yar Oo Kuwa Shaari Shaarida
Ah Leeyahay Waliba Ku Darsoo Qolada Dabaqodhigiisa Ah Ee Kasoo Raacday Jigjiga
Yar Wuu Kusoo Tababaray Ficiltankaa Yare Dukaanleydu Leedahay Lakiin Dawladnimo
Shuqul Aan Ku Lahayn ., Yeelkeede Anaku Qofna Difaaci Mayno Musuq Maasuqna
Difaaci Mayno Oo Ilaa Iyo Shanta Qaradood Ayaanu Ka Ashtakoonay Musuq Maasuqa Waana
La Ogyahay It's On The Record .
Hadaba Waxa Uu Xildhibaan Nasir Cali Shire La
Shir Yimi Maxay Ahayd Muwaadin Itaalka Waxa Loo Jawaabayey Mayor Al-Ustad
Maxamed Murad Moyar-Ka Burco Oo Gabiley Oo Dhan Ilaa Suldaanka Guud Ee Subeer
Awal Nin Sheegtaa Ka Dul Yuseen , Mayor-Ku Wax Dhiila Ah Ma Sheegin Lakiin
Wuxuu Sheegay Inay Togdheer Ku Dulmantahay Canshuurtan Burco Leedahay Ee
Berbera Lagu Qaadayo Waa Xeer 12
Gabigiisuba Waa "Affirmative Action " Ama Sedbursi Loo
Sedburinayey Gobolo Waqtigaa Liitay Lakiin Mayor-Ku Wuxuu Yidhi Maanta Yaa Ka
Liita Bariga .. Ku Darsoo Mayor-Ka Kaliya Looma Jawaabeyn Lakiin Gobolka Sool
Ayaa Isna La Amusiinayey Oo La Lahaa Bal Eega Waxaanu Lacag Idiin Soo Dirnay
Waa La Idinka Musuq Maasuqay Ee
....Lakiin Sanaag Baa Qiilkaasoo Kale Loo Waayey Saa One Dollar Looma Dirine ..
Moojiye Qofka Isna La Qaniinsanaa Isagoo Lagu
Tuhmayo Inay Mayor Al-Ustad Maxamed Murad Ardaa Kasoo Wada Jedaan Xag Beel
Ahanayd Iyo Xag Siyasadeed Ba Iyadoo Dadka La Tusayo In Laynkii Boliiska Ee
Hargeysa La Iibiyey Lacagtii Oo Dhana Burco Jeel Loogu Dhisay Oo Burco Wixii
Hargeysa Cuneyso Intii Kale Na Macaali
Wasiir Cali Marexaan Cunay Tasoo Been Cad Ah Lacagtaa Intii Ugu Badneyd
Dadkii Meesha Dagenaa Oo 17 Qoys Ahaa Ayaa Dib U Dejin Loogu Sameeyey Ogow Muwaadin
Burco Hal Gelin Ayey Kusoo Celin Kareysaa $ 500.0000 Shanta Boqol Ee Uu Sheegay
Xildhibaan Ina Cali Shire Hadii Xeer 12 Canshuraha La Bedelo Ooy Burco
Canshuurto Xooleheeda .
Xildhibaan Nasir Cali Shire Warbixintiisa Kuma
Jirto Ama Waa Teel Teel Musuq Maasuqa Uu Sheegayo Wax Kusaabsan Maroodijeex
Sida Egal Airport Iyo Lacagaha Lagu Cuno ,
Lacagta Dekeda Berbera Ee Iyadoo Go'yaal Lagu Sido Gasha Madaxtooyada ,
Mashuruucii Biyiha Xumbo Weyne Lacagtii
Imaraatka Iyo E.U Oo Ka Badneyd Miisaniyada Gobolada Bari Dhawr Sanadood ,
Mashruucii Wadooyinka Caasimada ...... Hadii Ay Heli Lahayeen Gobolada Barigu
Lacagtii La Lunsaday Ee Mashaariicda Biyaha Xumbo Weyne Iyo Wadooyinka
Caasimada Dhawr Sanadood Way Wadi Lahayd .
Hadii Laga Tagi Waayo Galbeeka Wuxuu Xusay
Xilidhibaan Nasri Cali Shire Laba Melood Oo Borama Ah Garoon Kubadeed Oo Roog
Laga Cunay Haday Run Tahay Kaa Rooga Cunay Akhdar Allah Ha Ka Dhigo Iyo Meel
Iskuula Ah Oo Iyana Wax Laga Cunay ... Bal Hada Farsamadaa Eega Xildhibaan Nasir Cali Shire Kama Hadlayo Meeshii
Dawakhday Ee Gudoomiye Ramaax Political Shock Ku Sameysay Ee Uu Yidhi Maffia
Fadhida Iyagu Canshuur Sameystay Dawladi Ogeyn Waa Hawsha Uu Siyaasadii
Somaliland Ba Kaga Baxay Gudoomiye Ramaax Waxa La Arkay Isagoo Qorax Isku
Dhigaya Labadii Duhrnimo Bad Talaale Iyadoo June Ah Waa Dhako Faarkii
Togwajeela Iyo Degmaday Ka Tirsan Tahay .
Musuq Maasuqu Ka Hadli Maayo Wasaarada Maaliyada
Ee Eedo Iyo Adeer Iskaga Kale Dambeyeen Oo Waliba Eedo Masracad Bay Ka
Sameysatay Marwo Zamzam Dhawr Kadin Oo
Geel Ihi Jogaan Oo La Siiyo Garaabo Siday Shegeen Waar Bal Gelaa Cadilan Eega
Cruelty To Animals Waa Animal Abuse Waa In Caalamka La Gaadhsiiyaa............
Xildhibaan Nasir Cali Shirow Ogow Ninkii Ugu Dambeyey Ee Guri Ka Iibsada
London Walaalkaa Ayuu Ahaa Macaali
Wasiir Sacad Cali Shire Waar Dadka U
Sharax Shirkada Walaalkaa Iyo Safiir Baashe Wada Sameysteen Ee Magaca
Somaliland Lagu Sameeyey Ee Somaliland Investment Company Marka Dambe Xildhibaan Nasirow Bahasha Biyo Nagaga Dar Oo
Ama Musuq Maasuq Dhaba Ka Hadal Ama Iska Aamus !
Comments
Post a Comment