Sawirka Qarniga …….. Aar Farmaajo iigeeya
Brussels Airport , Belgium
Sawirkani waa Gudoomiye Faysal cali waraabe oo uu soo dhaweynayo
safiirka Midowga Yurub u fadhiya dawlada Federaalka ah ee Somaliya ..
Markii saxaafada xorta ihi tidhi gudoomiye waa caynkee meesha
maamul goboleedyo uun baa maraya ee ma maamul goboleysay Somaliland wuxuu
gudoomiyuhu ku jawaabay ururda bulshada Somaliland ayaa lagu soo casuumay
sua'aasha xigtaa waxay tahay xisbigii UCID ma NGO baa manaan garan geelaa
dofaarku laayey….
Se Barlamaanku ma
ansixiyey inay urur bulsheedyo Somaliya u tagaan ama shir maamul goboleedyo ka
qayb galaan Dastuurku miyaanu qeexayn wixii wado hadalo ah waa inay labada gole
ansixiyaan ......... Markii hore waxa loo ansixiyey xukuumadii Silaanyo taasi
waa expire waa xukuumad cusub ,,,, xuduudkaan soo xidhayaa maxay ahayd waa
beenta aanu arkaynay eey dadka qaar u qateen inaanu Somaliland lidi ku nahay ,
Somaliland lidi kuma nihin ee beenta ayaanu lidi ku nahay iyo inaan dadka loo
sheegeyn in Somaliland beri hore la sariftay iyagana la leeyahay sabaayada
ciidmada usoo duba sabeenana keena , subxaan !
Hadii arrinku khooshar yahay iyo wax xalaal ah muxuu shalayto
ugu odhan waayey saxaafada xorta ah waar Belgium baan ku socdaa ...... waar xukuumada
magaceeda ayuu ku hadlayaa lacagtii hawada ee Nairobi kenya ku biirtay ayuu
Korneyl Muuse Biixi yidhi Duuliye sare Ina Rodol waxooga T-bone
steaks ayey kusoo siyeen Nairobi waxna kasoo qaadi kari waaye bal adigu
Gudoomiye faysolow wax ka soo qaad ......... lacagta biirtay ee hawda laga
hadlayaa waa $450.000.000 waa afar boqol iyo konton Million waa iska Billion
badhkii inta kale waa iska balan qaadyo been ah ood ku qoreysid GOODWILL .....
Faanka reer Xamarka iska dhageyso ............. Qaad Qaado midhaha hawd waluguu qoraye .......
Comments
Post a Comment