Cambarayn cadadka inta afsomaaliga ku hadasha ah ayaanu dusha uga tuurnay gudoomiye Faysal cali Waraabe iyo xukuumada korneylka
Cambarayn cadadka
inta afsomaaliga ku hadasha ah ayaanu dusha uga tuurnay gudoomiye Ina Cali
Dhurwaa iyo xukuumada korneylka ee cunsuriyada ah ...... aanu ku horeyno
cunsuryada gaamurtay ay kula kacday xukuumada Jaalle Muuse Biixi beelweynta
Gabooye حفظهم الله ورعاهم oo loo diiday inay ka qayb
galaan nabadeynta Ceel-Afweyn iyadoo fariinta loo soo faray duqa Saylici ah
nabadayntaa nabsiga laga galay Amiintu ka yeedhi mayso taa culimadu ha ogadaan
hana la saxo waxa laga yabaa kalmadii lagu heshiin lahaaba in ALLAH
BEELWEYNTA GABOOYE USOO DHIIBO .
Gudoomiye Ina
Cali Dhurwaa isagoo isle dawr shariif ah ayaad mandiqada ku leedahay ayuu 2 il
bidhiqsi gudahood Dawlada Ethiopia cadaw iyo walaalo labadaba ku sheegay isagoo
leh Mr. qalbidhagax ayaanu soo casuumeynaa oo uu mara leeyahay cadawga Ethiopia
ayuu Jaalle Farmajo u gacan galiyey Mr. Qalbi-dhagax marna leh Jaalle Framaajo
ha ogaado Ehtiopia walaalo ayaanu nahay la jiifiyaana banaan la joojiyaana
banaan waa rufica qalamu ..
Halkaa markuu
marayey ayuu isku qaaday Oodweynenews Media iyo nin akhyaar ah oo la yidhaah
Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Axmed warkayga intaanan hore usii gelin
Oodweynenews Media iyo Abwaan Cabdiraxmaan difaac iigama baahna waa labo taalo
oo leh habab ay isku difacaan lakiin laymin shishe ayaanu ognahay oo
la doonayo in lagu aamusiiyo iclaamka xorta ah sida oodweynenews oo kale
ah markaa qolooyin sharuur ama qabax qaata oo reer Jigjiga yar ah ayaa clip
daawadsiiyey social media laga keenay Gudoomiye Ina Cali Dhurwaa clip-ka wuxuu
ku arkay Dr. Cabdi oo sheegaya ciidamo RRU ah ama RAGA
REERAHA UDHACA oo qararo Marayey si ay u dabo marteyaan
Generaal Caarre madama uu Gudoomiye Ina Cali dhurwaa ka hadlay aanu iftiimino
warkan Abwaan Cabdiraxmaan Jaamac Axmed ma samaysan warkan IsmuLaahi Lix cisho
ka hor baa hoos naloogu sheegay Ciidankaa Generaal Caarre ku baxay iyo Wafdiga
Jaalle Muuse Biixi Cabdi hoosta ka diray si wax taakulayn ah aanay Puntland u
siin Beelweynta Garxajis Bari wafidigan oo ahaa Suldaan Maxamuud
Guuleed Mire ( Waa Mr. Steven Banon - ka Korneyl Muuse Biixi ), Suldaan
Maxamuud Xaaji Xuseen , Mr. Axmed Aadan Buuxane ,Ganacsade Jamaal Caydiid
Ibraahim , Ganacsade Cismaan Baane , Ganacsade Xasan Yuusuf iyo Mr. Siciid
Aadan Guuleed ........ sheekadan waxa la yidhaah Triangulation strategy
President Bill Clinton ayaa caan ku ahaa lakiin Triangulation strategy may
tegin ee tii ALLAH AYEY TAGTAY oo nimankii akhyaarta ahaa oo uu xataa
Madaxweyne Faroole waasteeyey Garaad Salebaan ayaa ilbaabada Garowe kasoo
xidhay markasay xagaa Boqor Burhan Boqor Muuse u hadafeen iyo Qardho
war iyo dhamaantii nimanku markay ogadeen in la ogaaday deg deg bay Hargeysa
usoo galeen SUA'AASHO WAXAY TAHAY BI AY DAMBIN SUJINA BOQOR BUURMADOW XABSI
MAXAA LOO DHIGAY BOQOR BUURMADOW ?!
Maanu dooneyn
inaanu qorno arrimahan lakiin Gudoomiye Ina Cali Dhurwaa ayuu
shaydaanku ka adeegay anana rajiim manu odhan sheekada
Triangulation strategy
aynu sii wadno waxa iyana Triangulation ku jirta sheekadii ay maalin dhaweyto
wax cusub inooga dhigayeen qodob kowaad ee Afarta qodob ee ah waa in ciidamada
beelaha dirirtu dhexmartay kala durkaan qaraarka waxa la gaadhay intaan Duqa
Saylici iyo waftigiisu meesha tagin 6 lix cisho ka hor markii gacantii ugu
dambeysa labada beelood dhacday qoladii Beelweynta Yoonis Ismaciil way
rartay ciidankodii qoladii kale halkoodii ayey jogaan iyagoo marmar adeydi ka
dhacdo tasoo Triangulation strategy
ka mid iyo in laga cadheyso kadibna la yidhaah kul fidma cinda Generaal Caarre
....
Aynu ku noqono
wadaadka Gudoomiye Faysal Cali waraabe oo ka cabanayey ninbaa wax ka yidhi
social media waar social media kun nooc oo activism ah ayaa jira Gudoomiye
Faysal Cali Waraabow nin kaa cay liita waa yar yahay social media saa hablaha
yar yar baad kuriyda tidhaah qaawiya oo caay kala daala social media qaar xataa
gacan qaad ay u qaadan karaan video ayaanu soo dhigaynaa tobanka ugu daran....
Warar baanu
haynaa Suldaan Cunne oo calyo lagala daalay iyo jirigii Jegaanta ee uu la
xidhnaa jeelka oo la yidhi qolka yaanu kasoo bixin waa sheeko dheer oonu nidhi
nabadeyntu fursad ha lasiiyo .....
Qolada
wariyayaasha iska dhigayaa way ogyihiin in OODWEYNE MEDIA RAALIGELIN KA BIXISAY
IYADOON WAXBA ODHAN IYADU SHEEGTAYNA INUU DR. CABDIRAXMAAN EDITORIAL BOARD - KA
KA TIRSANEYN MAQAALKU ILAA HADA AYUU PAGE-KA HORE KU JIRAA
OODWEYNENEWS MEDIA ........ OODWEYNENEWS MEDIA RAALIGELINTEEDII GOODWILL KA
AHAYD BAA LAGU KARBASHAYAA ........ SEE CAMAL .
Bal Halkan
Eega :
Comments
Post a Comment