AAR FARMAAJO II GEEYA WAXA KU XIGTAY AAR MAMA MALYUUN IIGUURIYA .....
Xisbiga Kulmiye Waligii Isagaa Diri Jiray Gudoomiye Faysal
Cali Waraabe Oo U Diri Jiray Somaaliya Gudoomiye Faysal Dilaal Gaamuray Weeye
..... Wax Sir Ah Ma Aha Madaxweyne Al - Xaaji Axmed Silaanyo Waxa Lagu Wareejiyay Xafiiska Iyo Lacag
Gaadhaysa $37 .000 Todaba Iyo Sodon Kun Oo Dollar Iyo Shaqaale Lix Bilood Aan Mushaaharo Qaadan
Lakiin Nasiib Wanaag Wax Deyn Ah Laguma Wareejin Ama Way Yarayd Ninkii Markiiba Loo Diray Inuu Soo Qaabilo Sheekh
Shariif Oo Uu Arkay Sanadkii 2011-2012 Waa Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo
Dilaal Maraykan Ah Oo La Yidhaah Mr. Mark Davis Waxay Uga Soo Dhameyeen Sheekh
Shariif $3.000.000 Sedex Million Oo Dollar Oo Xisbiga Kulmiye Ku Galay
Doorashadii Degaanka Iyo Isbeso Kale iyagoo
sheeka iyo Silaanyo Dubai ku kulmay .............
Mudo Kadib Waa Kii Ay U
Direen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud
Ee Ku Arkay London Gudoomiye Faysal Cali
Waraabe Wuxuuna Bilaabay Hawlgalka In
Somaliland La Siiyo Waraaq Gaar Ah Oo Wexeeda Toos Loogu Soo Shubo Mucaawinada
Hargeysa Hawshaa Oo Lagu Lafo Guray Dalka Turkiga Iyadoo Danyarta Somaliland
Looga Dhigay In Wado Hadalo Masiiriyi U Socdaan Somaliya Iyo Somaliland Iyana Wax Bar Bar
Socotay Saxeexa Dekkada Berbera Oo Uu Saxeexay Jaalle Xasan Sheekh Maxamuud
Tasoo La Dhaafsaday Hawadii Somaliland
Bal U Fiirso Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Mucaarid ah Waa Waxa Mar Kastoo Oo Turkiga Ama Dubai La
Tagayo Loo Kaxeeyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Waayo Waa Ninka Jaalle Xasan
Sheekh Kasoo Dhameeyey .....
Marbay Is Yidhaahdeen Iska Yara Fogeeya Tuu Ka Dhigay
Hargeysa Waydinkii Ogaa Iyo Hawlihii Madasha Wada Tashiga Iyo Sirtaan Hayoo
Dhan Baa Sheegi Markaa Waxa Soo Ladqabeeyey Macaali Wasiir Xirsi Oo Xaga Diinta Layska Weheshanayey Oo
Gudoomiyuhu Xaga Diinta Ma Xuma .......... Warkani Iyo Hawlo Kale Emails – Kii
Laga Jabsaday Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Ayey Ku Qornayeen Inta Kale Xamar
Baa Warku Kasoo Noqday .
Macaali Wasiir Sacad Cali Shire Ayaa La Yidhi Dafir Inaynu
Dirnay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo Madaxweyne Cali Khaliif Galaydh
Madaxweyne Waa Title -ka Uu Ku Marayay Brussels Halkay Ku Fashilmeen Waxa Weeye
Prof. Cali Khaliif Waligii Shirkaa Ma Tageen Hadaan korneyl Muuse Biixi dirin Hadii Qulxiya Lagu Akhriyo
Waduxaana Laogu Daro Waayo Nimanka Min Jaalle Farmaajo Ilaa Jaalle Gaas Wax
Hadal Ah Oo U Dhexeeyey Ma Jiro Ama
Kulan Uu Uga Bahnaa La Socodka Prof. Cali Khalii Ayaa Qaawisay Beentii Wasiirka
Kor Ku Xusan .
SAAKA WAXA LA ARAKAY DUQII KORNEYL MUUSE BIIXI OO MAXKAMAD KA DHEX KHUDBADEYNAYA MARKAA WARARKU WAXAY SHEEGAYAAN SIDII DHAXAL SUGAHA BOQORTOOYADA SUCUUDIGA AMIIR MAXAMED BIN SALMAAN UGU XIDHAY REER BOQOR HOTEL RITZ OO KU YAAL RIYADH OO SEVEN STARS HOTEL AH INUU DOONAYO KORNEYL MUUSE BIIXI WAJI GABAXAN SI UU XALEEYO IN PROF . CALI KHALIIF IYO GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE DHAWR CISHO LAGU XIDHO HOTEL AMBASSADOR OO FIVE STARS AH ...
Waar Hawshii Iigeya Faraamjo Waxay Ku Dhamaatay iiguuriya
Mama Malyun , Marwo Malyuun Ayaa Heerin Ku Ah Magalada Hargeysa Iyadoo Qofkay U
Fadhidaa Yahay Gudoomiye Faysal Cali Waraabe
Anaku Waan Iskugu Ducayne Idina Faataxada U Mara ……….
Comments
Post a Comment