DAGAALKA BAADILKA AH KA JOOGA XOOLAHA GIBIRKA AH SIDII XABASHIDA INA KAAHIN XAGUU GAYNAYAA ?! STOP THE CIVIL WAR

Qoladii fadhiga lagaga tagay safarkii Imaraatka ayaa dagaal oogaya 


Korneyl  Muuse Biixi  Iyo Dhalinyaro Jigjiga Yar Kasoo Raacday Waxay Doonayaan   Xadkaanu Soo Xidheynaa Inay Ka Iibiyaan Waar Xadkee Dee Khayr Qabe Yaal  Xadku Ma Gaydhkii Ama Ganjeeladii Gurigii Aabahaa Baa ood soo xidhaysid. Xadka U Dhexeeya Somaliland Iyo Puntland Waa Xadadka Ugu Adag Aduunka Waayo Xadka Labada Dhinac Ba Dad Isku Beel Ah Ayaa Dagan Labada Dhinac Ba Dhulbahante Iyo Warsangeli Ayaa Dagan .


Xadka U Dhaxeeya Maraykan Iyo Mexico Oo Labada Dhinac Ba Iminka Latinos Degan Yihiin , Marykanka Oo Ah Dawlada Caalamka Ugu Itaalka Roon Ictraafna Aan Raadinayn  Markay Xidhitaanka Xadka U Taag Heli Wayday  Mr. Trump Waaka Yidhi Darbi Baan Ka Taagayaa Waa Jeel Rabaani Ah Hawshaa Baaxadaa Leh Oo Kale Ayey La Kulantay Dawlada Kenya Inkastoo Mashruuca Bada Ay Ku Saxnayso Kenya Xadka Kenya Iyo Somalia Labad Dhinaca Ba Wax Dagani Waa Somali Sidaasa Ka Dhegeysa Inay Adkaato In Lasoo Xidho Wa Kuwaa Sidii Mr. Trump Ka Dhisaya Gidaarka Dawladihii La Aqoonsanaa Ayaa Xadkii Soo Xidhi Kari La’a Markaa Xadka Usoo Xidhayo Jaalle Muuse Biixi Muxuu Yahay Mida Kale Dadkan Somaliland Jooga Waliba Galbeedka Dalkooda Ma Yaqanaan Ileen Waa Kuwan Jaalle Muuse Soo Wada Daba Cararaya Ee Waar Ordoo Google Map Isticmala Bal Xadku Intuu Dherer Le’eg Yahay Bal Meesha Tukaraq Lagu Leeyahay Farta Saar Waa Laascanood Dusheeda Xadka Tukaraq Ku Yaal Muxuu Yahay Jaalle Muusow Adiga , Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Iyo Jaalle Geerash Gidaar Ka Dhisa Tukaraq Agteeda Oo Reer Hargeysa Ugu Sheekeeya Waa Xadkii Hadaad Doontaan Ee Dhiiga Baadilka Loo Daadinayo Joojiya ………….. Waar Tukaraq Xad Kuma Yaalo Ee See Weeye Sheekadu ?!


Dagaalku Siduu Ku Bilaabmay ?! Bishii December 2017 Dhamaadkeedii Ayaa Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Iyo Kolonyo Babuur Ah Oo Uu Watay Waxay U Kicitimeen Inay Ka Qayb Galaan Caano Shubka Ugaaska Beesha Xasan Ugaas Oo Ka Dhacayey Buurowadal Oo 5 Km Ka Xigta Xaga Bariga Geedo Midhole  Markay Soo Gadheen Tukaraq Oo Ah Lascanood Akabaabi Ayaa La Joojiyey Qolo Isla Reer Nugaal Ah Oo Puntland Sheegata Ayey Meesha Isbaaro U Taal Oo Wax Ku Canshuura Tan Iyo Dawladii Madaxweyne  Daahir Riyaale Kaahin Ilaa Iyo Dawladii Madaxweyne  Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo Oo Tukaraq Laga Bilaabo Hoos Ilaa Boocame Waa 50 Ilaa 70 Km Oo Difaaca Garowe Muhiim U Ah Markaa Dhinaca Somaliland Iyo Dhinaca Puntland Waxa Laysla Gartay Inaan Ciidan La Keenin Nabada Agaasna Loo Dadaalo Waxay Ahayd Gentlemen’s Agreement ….


Garaadka Iyo Wafdigii Uu Hogaminayey Markay Meesha Soo Gadheen Jaalle Geerash Wuxuu Leeyyahay Waxa Nala Yidhi Fura Taarigada Somaliland Lakiin Caqligu Sida Uu Ina Farayo Waxa Isbaarada  Tukaraq Joogaa Waa Wiilal Dhulbahante Ah Lakiin Jaamac Siyaad Aan Ahayn Way Garanayaan Inaan Xadi U Dhaweyn Anaku Waxaanu Aaminsanahay In Garaad Iyo Suldaan Kastaa Oo Dhaqan Somaali Oo Dhan Matalo Lakiin Wax Sir Ah Maaha In La Yidhaah Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Waa Garaad Somaliland Ah Madaama U Hargeysa Ka Yimi Waxay Nala Tahay In Waxooga Dollar Ah Wiilashu Ka Filayeen Ileen Xusul Dhaqaaqay Xurmadiisa Ayuu Leeyahay ee , Yeelkeede Garaadku Qabax Iyo Sharuur Midna Ma Bixin Ee Wuxuu Yidhi Wadadii Laamiga Ahayd Ayaan Ka Dagayaa Oo  Qardajeexa  Ayaan Marayaa Markaa Ninkii Isagu Markhaatiga Isku Furayey Ee Jaalle Geerash Wuxuu Yidhi Rasaas Baa Lagu Riday Garaadka Su’aashu Waxay Tahay Wafdiga  Cid Smart Phone Sidatay Miyaanay Jirin Oo Xataa Codka Duubta  ……… Ka Soco Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Waxba Ma Gaadhin Sidi Ayuu Caano Shubkii Ku Gadheen Haday Rasaasi Jirtayna Is Gacal Rasaaseyn Bay Ahayd , Jaalle Geerash Na  Dibuu Laascanood Ugu Soo Noqday .


Khayr  Qabe Jaalle Geerash Iyo Dhawr Ultra Jaamc Siyaad Ihi Waxay Dagaal U Galeen Sidii Ciidamo Somaliland Loo Keeni Lahaa  qoladaa Political Jama Siyaad Hooligans Ka Waxaa Ka Mid Ahaa Jaalle Dhankool , Jaalle Salebaan Cali Koore , Jaalle Indho Indho  Iyo Kuwo Kaloo Badan Oonu Magacyadooda Gaadhsiinay Beesha Caalamka Walaahi Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Na Ku Dara Ayaanu Is Dhini Waayo Isagu Waa Ingriis Cumaamada Ayaanu Ka Joognay Waayo Mar Hore Ayey Ahayd Inuu Dagaalka Baadilka Ah Ka Hadlo Oo Caalamka La Soo Hadlo …


Waar Nimankaa Political  Hooligans Ka  Ah Oo Markii Horeba Ninman Talo Loo Dhiibto Ahayn Siduu Sheegay  Jaalle Bertrand Russell  Stupid By Nature “ Our Great Democracies Still Tend To Think That A Stupid Man Is More Likely To Be Honest Than A Clever Man, And Our Politicians Take Advantage Of This Prejudice By Pretending To Be Even More Stupid Than Nature Made Them “. Nimankii Waxay Ku Guuleysteen In Dhalinyardii Isbaaradu U Tiil Tukaraq Khasab Lagaga Saaro Ismay Waydiin Waar Sucamaadii Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin Iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo Maxay Inamada Tukaraq Uga Eryi Wayeen Qofkii Og Iyo Qofkaan Ogeyn Area Da Laamiga Ah Ee Kasoo Horeysa Garowe Waa Buffer Zone Marka Hore Marka Kale Na Dhulbahante Kulama Wada Socdo Qolada Aan Kula Socon Bay Meesha Isbaaradu U Taal Marka Loo Diiday Garaad Jaamac Garaad Ismaciil Inuu Meesha Maro Wax Yar Kadib Waxa Soo Maray Garaad Jaamac Garaad Cali Salaam Sharaf Buu Ku Dhaafay taarigo fur iyo Riwaayad  cidi ulama iman Marka Waa Degaankisii Marka Labaad Wuxuu Qoran Yahay Garaad SSC Ah …….

IMINKAA DAGAALAKAA BAADILKA AH EE RAMADAAN DHULBAHANTE DHEXDIISA KA BILOWDAY AYEY QOLO LEEDAHAY CARUURTII MAJERTEEN EE JAAMACADA CAMUUD WAX KA BARANEYSAY HA LOO ERYO MISE HALA LAAYO AYEY AHAYD MARKASUU MACAALI WASIIR MAXAMED KAAHIN NA YIDHI XOOLO GIBIR AH SIDII XABASHIDA WAGII BOQOR XAYLE SALAASE KEENA DADKII MASKIINTA AHAA EEN IYAGA HELICOPTER NA CIDI KUSOO EEGIN EE REER BARI EE AY XOOLUHU KA BAXEEN LACAGTII AANU RAMADAANTII HORE USOO URURINAYNA LAGA CUNAY OON LA SIIN NINKA  XOOLO GIBIR AH SIDII XABASHADII XAYLE SALAASE ISKAGA DHIIBA KORNEYL MUUSE BIIXI SI LOO DAADIYO DHIIG MUSLIM BISHA RAMDAAN OO DAGAAL BAADIL LAGU SII HURIYO XERADA UU XOLAHAA KASOO SAARAY ALLAH MA BARAKEEYO , ABAAR CUSUBNA HA FISHO INSHA’A ALLAH SIDII DULMIGA LAGU ARKI JIRAY .

VIDEO-GA  EEG ILAA DHAMAADKA , Waa Kuwan Ragii Statesmen  ka ahaa ee MACAALI WASIIR BAASHE CALI JAAMAC IYO MACAALI WASIIR CALI SANDULE  Ee Ka Digay Siday Dadku U Arkayeen Inuu Dagaalku Dagaal Qabiil Ku Dambaynayo ….......... Korneyl Muusow Ceelafweyna Dagaal Qabiil Ha Ka Dhigin Walaahi Haday Dawladi Ku Duusho YOONIS ISMACIIL Dawladu Qabiil Bay Noqoneysa Sidaa Somaliland Sool Qabiilka Ugu Noqotay ……. Korneyl Muusow Inta Wax La Qaban Karona Tukaraq Iskaga Bax oo buffer zone ka dhig Oo Laascanood Summit Ku Dhawaaq  Si Aanu Hawsha Ugu Xawilno Xaga Beesha Caalamka Madaxweyne Ku Xigeen Cabdixakiim Xaaji Cumar Camay Oo La Qabqaban Kari La’ayahay Oo Doonaya Inuu Doorashada Isku Muujiyo Dhiigaa Islaamka …………. Midbaan Aaminsanahay Haday Dhulbahante Ka Jeestaan Somaliland Iyakoon Xabad Ridin Ayey Ciidanka Somaliland Iska Saari Karaan Ooromada Ethiopia Xabad May Ridin Markay Muujiyeen Waxay Donayaan LAKIIN DHULBAHANTE MA GARTAY WUXUU DOONAYO MUUJINTU HA DAMBEYSEE , INTAY TAASI JIRTO MA QABNO INAY JIRTO BAAHI CARI DHULBAHANTE DHIIG MUSLIM LOOGU DAADIYO.........

                                                         


Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!