KOMINSHINKA DOORASHOOYINKA OO NAIROBI U SHAXAAD TAGAY XISBIGA WADDANI KA BEEN ABUURTAY .... SEY WAX YIHIIN ?


KOMINSHINKA DOORASHOOYINKA OO NAIROBI U SHAXAAD TAGAY XISBIGA WADDANI KA BEEN ABUURTAY .... SEY WAX YIHIIN ?

Maalintii  isniintii 05/21/1918 ayaa caalamka Muslimka waxa baaq dheer oo app ah u diray Dr. Zakir  Naik waxa laga yabaa inay app-kaasi kusoo gaadhay , Dr. Zakir  Naik wuxuu dadka uga digayaa  tarjumad cusub oo Qura’aanka Kariimka ah oo uu tarjumay nin la yidhaah  Mr. Maulvi Sher Ali tarjumada waxa lagu iibinayaa Google Play  Store waa app aad soo dejisan kartid ninkaa odeyga ah la sheegi mayo inuu yahay Axmadiya oo hadii dadka la yidhaah  waa Axmadiya ninmankii dhawr iyo toban sanadood ka hor diinta islaamka laga saaray cid iibsaneysaa ma jirto hadaanad hore u maqal iska ilaali siiba dhalinyarada discount-ka diiniga ah internet-ka ka  raadisaa haku halaagmina Mr. Maulvi Sher Ali maha Muslim dacwo ayaanu ku oognay Google play store  nala dacwee waa inay u sheegaan dadka ninku inuu Axmadiya yahay hadii kale tarjumada meesha ka qadaan waayo iminka waxa lagu khasban yahay in baakidhka waxa la cunayo lagu qoro inta sonkor ku jirta , inta subag ku jirta , inta protein ku jirta ……… siday ku dhacadaa in ninka Qura’aanka kariimka ah  tarjumay inaan la sheegin madarasada uu ka tirsan yahay ama aan Link la saarin  tilmaamaya page-kiisa Wikipedia –ha :
qayla dhaan u eg taa Axmadiyada ayaa kasoo dhacday Nairobi Kenya  waxa la sheegay ninmankii horror ka ahaa ee Komishanka Doorashoyinka Somaliland inay doonayaan inay la shiraan beesh caalamka iyakoo leh  xukuumada Korneyl  Muuse Biixi laba Milyan oo Dollar bay bixiyeene keena lacag doorosho Beesha Caalamka  WAAR MUSLIMIINTAAY NIMANKA KOMISHINKA DOORASHOOYINKA HALAGA QAADO LABADA MILYAN OO DADKII DUFAANKU QAADAY HALA SIIYO  MUWAADIN ANAKU WIXII ALLAH  NAGA SOO QAADAY ARBACADII 24-KII BIISHA MAY 2018 AYAANU U DHIIBNAY NIN TAQI AH OO AWDAL/ SELEL KASOO JEEDA OO DADKIISU DHULKA DAGAN YIHIIN CID AAN NOCAA AHAYN WAX HA ISKAGA DHIIBIN ……..

 Qolooyin baa jira  doonaya sidii Ramadaantii hore Kulmiye inoo baadhay inay dadka u badhaan oo isla Kulmiye ah …… qofka Kulmiye iyo xukuumada Korneyl Muuse Biixi ah ee lacag ku weydiiya waxaad tidhaah labada Malyan $ 2.000.000 ee Komishanka Doorashooyinka  dadka siiya markii horeba dadka ayaa loo ururiyey ee …….. Muwaadin labada milyan $ 2.000.000 ee komoshinka doorashooyinka loo dhiibaya waa isla labadii milyan ee dollar ee kasoo hadhay lacagtii ay cuneen ee abaaraha Ramadaantii hore loo uruuriyey ee loo dhiibay sheekh khaliil intii sheekh khaliil weeye intan loo dhiibay Kominshanka Doorashooyinka lacg kaloo meesha jirtaa ma jirto busaarad bay daacayaan ,  ciidankii xataa shilin somaliland expire ah ayey afka ka geliyeen  wax Dollar ah looma geyn ………

 Danyarta waxaanu usoo ururinay ha la siiyo mise sheekh khaliilow xaramka oo aad soo isistaagto ayaad dambi dhaaf ku helaysaa baad is leedahay cilmiga diinta waad taqaan  intaaso Danyar ihi maalinta yoomul qiyaame xaqoodii way  ku weydiinayaan kadib xasanaadkaaga  iyo xaram isistaagidaada ayaa lasiin doonaa insha’a Allah xasanaadkaagu markay dhamadaana dambigooda  ayaa lagugu soo wereejin doonaa waar bal sheekhaasi halaaga uu doontay eega  ….
Aynu dib ugu noqono Tuugtii Shaxaadka loo dirtay ee Komishanka Doorashooyinka  nimanka Nairobi Kenya ayey is geyeen iyakoon cidna balan la lahayn safaaradaha waxay wareegayaan Deeq Bixiyayaasha  Caalamka  iyakoo leh Doorasho ayaanu qabaneynaa March ee $ 50.000.000 konton Milyan oo Dollar keena hada maha lacag Danyarta Dufaanka loogu adeego wa’ayo cida cid dagaal ku jirta lacag doorasho ku aamineysa mid kale Tuugta Kominshinka Doorashooyinku waxay wataan Tuug laga saaray Xisbiga Waddani oo leh Xisbigii Waddani ayaanu nahay  WAA FORjERIGII 6 AMA LIXAAD EE MAJOR  AH EE AY SAMEYAAN TUUGTA KOMINSHINKA DOORASHOOYINKU 1 – INAY TIRRADII DOORASHADII MACMALEEN . 2 – INAY BUGAAGTII DOORASHADA DAD GAAR AH SIYEEN 3- INAY ISGAADHSIINTA SOMALILAND KA JIREEN WAQTIGII DORASHADA 4- INAY GOOBJOOGAYAASHA CAALAMKA MARIN HABAABIYEEN 5 . INAY EXCEL SHEET-KII DOORASHADII 2005 EE BARLAMAANKA AY FORJEYRI GAREYEEN SHAABADO KALE KU DHUFTEEN  TIRADII BADALEEN LAKIIN MUCJISO SOFTWARE PROGAMMING HALKAA KA DHACDAY OO WELI GARYAQAAN AXMED CAYDIID SAREEYO  OO NUMBER SHAN YAHAY HALAK MR. ABEES OO KA TIRO BADANI FORJERIGA KADIB YAHAY NUMBER 6  IYO ……… 6. IYO IN QOLO SIDA AXMADIYADA LOOGA SAARAY ISLAAMKA LOOGA SAARAY XISBIGA WADDANI OO AY TUUGTA KOMINSHANKA DOORASHOOYINKU KA DHIGAYAAN XISBIGA WADDANI …….. 



MUWAADIN NAGALA QAYB QAADO OO SAFARADAHA DEEQ BIXIYAYAASHA EE ADDIS ABABA IYO NAIROBI WARAAQO NOOLA QOR AYNU KU CADAYNEYNO  IN TUUGTA KOMINSHINKA DOORASHOOYINKU CIVIL WAR KA WAYN KA SOCDA CEELAFWEYN IYO TUKARAQ AY RIDI KARAAN SOMALILAND .

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!