MAXSUULKA KORNEYL MUUSE BIIXI IYO DAWLADIISA ....... MR. MUUSE BIHI FAILED PATH


Wadaadkii korneyl Muuse Biixi xaga nafiska ayuu u dhacayo diyaarad buu Ina Cali Waraabe la raacay ay sidii ciyaal Banaadirka isku soo dhex sawireen nimanku asalkii ciyaal Banaadir ayey ahayeen iminka Jaalle Muuse Biixi DIBI uu Baydhabo si sharci daro ah ugu qashay todobatanaadkii  qaranigii hore ayaa loo haystaa Naar Gale Allankiis mudo waxaanu raadinaynay inuu Jaalle Muuse Biixi la kulmay wiilka dhaxal sugaha ah ee Maxamed Bin Zayid Al - Nahayaan   iyo inuu wax saxeexay sida saldhig military waxaanu idiin xaqiijinaynaa labada midna ma dhicin ninkii casuumay korneyl Muuse Biixi lama Kulmin wuxuu saxeexayna ma jirto ......... Duqa Muuse Biixi ah wuxuu hoosta ku sitay wax  Christmas wish list u eg  ama hadaydaha ay doonayaan caruurta gaaladu in loo iibiyo xiliga ciidooda halkan Christmas waxaaanu u nidhi liiska oo ay items khiyaali ihi ku jireen iyo Dubai oo in dhawayd geed wayn oo kii Christmas - ka gaalada ah ku sharaxda airport -ka oo lagu qurxiyo  boqolaal  Milyan oo Dollar oo Daimond iyo Dahab ah Somaliland na Garadag qofkii ugu horeeyey ayaa lasoo xaqiijiyay oo Gaajo iyo Haraad u dhintay kaambka karaasharka qaar kale Duruqsi ayey khaati tagaan yihiin Alxamdu Lilaah halkii xaafada samir iyo imaan ee Burco city dhimashadu deg deg bayu  bilaabmaysaa iyada  xaafada Sii Bakhti ee Burco dayac uu baday Xisbiga Kulmiye ayaa mudo u sugnaaday markaa ninkaa JigJiga Yar ka shaxaad tagay iyo ka Ina Zayid ee Dubai kibir dhargay ee boqolaalka Milyan ee Dollar  geedka gaalada ku qurxinaya beenta ay wasiir ina Cali koore iyo Gudoomiye Ina cali waraabe iiga soo walwaleen Taqtado Timir ah iyo dhawr Boyadood oo biyo ah oo dadka lagu jeelo ayaa dhaantay markaa Dilaalka carbeed ee intaa laga waayey DUCO DANYAR KA DHEER Muslimnimo aanu wadaagnonana garan mayno Imaraatka iyo Sucuudiga gumaadaya Yemen.......beenta kor ku xusan doorkan waxa ka maquurtay Wasiir Ina Cali Shire .......... waar ismacuu wacuu sheekh khaliil lacagtii kale ee $17 milyan ee dollar ahay hadaad ka saarteen ood  $ 1.700 Milyan iyo todoba boqol oo  Dollar la shir timadeen bal intaana haka cunina ee dadka timir iyo biyo u siiye  ...
Ta kaaga daran iyadoo dadkii dhimanayo hawshu ay Emergency tahay ayuu Duqii Al-Xaaji Sulaymaan Nuur soo hargafsaday ku ye weerar cir iyo dhul ah ayuu Jaalle Farmaajo soo qaaday hada waa Jaalle Maxamed oo autistic ah sida Jaalle Muuse Biixi u yahay Narcissist   .... Waryaa AL-xaaji Sulay Nuur Dawlada bajaajka ah ee JigJiga Yar uu ka yagleelay Korneyl Muuse Biixi shucuur wadaninimo ooy cid u akhriyi kartaa ma jirto waa qayb Hargeysa ka mid oo magacii Somaliland afduubay markaa  Al-Xaaji Suleymaan Nuur meel ay xuduud ku leeyihiin JIGJIGA YAR iyo Dawladii Somaliya laysku odhan jiray garan mayno Sheekhow maca adigu meel aad  xad kula leedahay Somaliya garan mayno raga aaga xadka joogaa Dawlad bay samayteen la yidhaah KHAATUMO STATE OF SOMALILAND wax dhibana may sheegin hadal iyo dhamaantii mikrifoonka ayaad Caqiidka Muuse ah la hor bodaysaye ayaamahan  Al-Xaaji Suleymaan Nuur waxaad u egtaya mid la yidhaah ROYAL BIRTH ANNOUCER OO CARRURTA ILMA BOQOR MAGACAOODA KU SAWAXA MARKAY DHASHAAN  waayo Korneyl Muuse Biixi ayaa khudbadaynaya , warsaxfadeedbuu wadaa , guriguu kasoo baxay , wuu sii galayaa arrinkaasi maha shaqadii gudoomiyaha guurtida waar bal ha noqon uun adoo 90 jir ah maansha'a Allah Gudoomiye ina Cali Waraabe 2.0 taasi waa habaar .

Bal arrimo ay Reteurs qortay aynu dhex galo ,... Maalin  KHAMIIS AH AYEY REUTERS AY U YEDHEEN KORNEYL MUUSE BIIXI IYO WASIIR SACAD CALI SHIRE WAXAY IS YIDHAADEEN FAATAXADA KA DUL AKHRIYA NIN LA YIDHAAH MR. Alexander Cornwell  lakiin wakaalada wararka ee Reteurs  waxay hawsha kusoo kordhisay labo tifotire kuwasoo kale ah  Marwo Maggie Fick iyo Mr. Andrew Heaven si loo xaqiijo waxay tahariibineyso dawlada JigJia Yar oonu xaga Reuters uga dacwoonay ........ MR. Alexander Cornwell SU'ALIHII U WEYDIIYEY MIDNA WAY KA JAWAABI KARI WAYEEN LAKIIN WAXAY U SHEGEEN IN CIIDAMO LOO TABABARAYO IYO INAAY MAALGASHI RAJEYNAYAAN IMARAATKU WAXBA UMUU BALAN QAADIN ; " Muuse Biihi Abdi said he hoped UAE investments, including a new civilian airport and a road connecting Berbera to landlocked Ethiopia, will lead to a “huge creation of employment” in Somaliland where unemployment is rampant." ~ SOURCE REUTERS ~ SO MA ARAGTAAN WAA RAJO . RAJADA KALE ... Muse Abdi also said " he expected the UAE would make a hard currency deposit into Somaliland’s central bank but added that there had been no agreement between the two sides." ~ SOURCE REUTERS ~ WUXUU RAJEYNAYAA IN IMARAATKU SHILINKA BAKHTIYEY EE SOMALILAND BAKHTI AFUUFO OO LACAG ADAG OO DABEEJI AH KUSOO SHUBO BANKIGA DHEXE EE SOMALILAND WAA ADIGOO WARAABE HILIB KU AAMINA IMARAATKU MA IDHO LA'A .......... WADAADKA MR. MUUSE BIIXI WAXAANU OGAYN IN MEEL CADAALADI JIRIN RAXMADA ALLAH KA DHEERTAHAY RAJADANA ALLAH KAGA JAWAABO CADAALADA.....

Dr. sacad Cali Shire :
“ Somaliland’s Foreign Minister, Saad Ali Shire, who was present during the interview, declined to disclose how many UAE soldiers would be stationed at the base.
UAE government officials could not immediately be reached for comment

Mr. Abdi said :
 He said he expected the agreement to be finalized within two months.” Source – Reuters ~

" Wasiir Khaarijiye Sacad Cali Shire oo goobjooge ka ahaa wareysiga wuu diiday inuu sheego imisa ciidana oo imraatka ah ayaa salidhiga ku sugnaan doona " Mr. In Cali Shire bari buu saldhig ku sheega u saxeexay warqa.
Wakaalada Reuters  waxay qiraysaa inaan cid rumaysa ama beeneysa sheeko xariirta dawlada Korneyl Muuse Biixi oo ka tirsan Imaraatka ay wayeen …..  Asbuuca ay dadka ku khaldayaan basboort Somaliland bay cidi ictraaftay Ethiopia iyo Jabuuti waxay joojiyeen baasboordkii Somaliland waa ta keentay min ilaa iyo Lawyocado in Garowe la tago si kii Somalilga ahaa loo sameysto isla Asbuuca dawlada Jabuuti waxay ka codsatay in dhamaan madaxda Somaliland ee baasboorka Jabuuti haystaa ay soo celiyaan haka saarto Imaraad baa basboort ii icitiraafay ……… 
Galbta Korneyl Muuse Biixi shaqaale hosaad ayuu magacaabay Harti iyo Garxajis  waa lagu dhex arkayey lakiin beelweynta Gabooye kama dhex muuqan …… “  The measure of civilization/society is how they treat their  minorities  “  ilbaxnimada mujtamac leeyhay waxa lagu cabiraa sida ay ula dhaqmaan dadkooda laga tiro badan yahay ……  DAWLADA JIGAJIGA YAR ILBAXNIMO DADNIMO IYO DAMIIR INTABA WAA KA ARDANTAHAY SAA DUMARKANA WAA CAYDAA AMA JEEL BAY KU TUURTA SIDA SAYIDA NACIIMA ABWAAN QORANE ,  BEELWEYNTA GABOOYANA GUMEYSI GAWS WAYN BAY GALISAY  …. WE SHALL OVERCOME
UGA DAMBAYN LACAGTII CANSHUURTA DANYARTA IYO INTII SHEEKH KHALIIL WAXA TAHAY LA GARAN MAAYO EE  WAXA LOO DIRAY LACAG XOOGA  GOBOLKA MINNESOTA CARIGA MARAYKAN IYO WASHINGTON DC SI WADDANIYAD IYO QIIRO JAPAN BEEN AH LOOGU ABAABULO XAFLADAHAA LAGU DHIGAYO DADKA DHIMANAYA WAXOODII HA TAGIN MUWAADIN KU MUDHARAAD JIGAJIGAYAR GOES INTERNATIONAL BAA LA YIDHAAH .. 
OGAADA OODWEYNENEWS MEDIA GOOGLE  SEARCH ENGINE WAXA LAGU XIDHAY COMPANY JAPANESE AH MARKAA KALA FURA .
MUUSE BIIHI DOCTRINE JUST WATCH THIS BLOODY VIDEO  




Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!