WEERAR BAHALNIMO AH OO JABUUTI LAGULA DUL KUFAY ...... MUXUU DAARNAA ?!


Waxa dagaal bahalnimo ah oo warbaahineed ku qaaday Dawalada Jabuuti Safiir Baashe Cawil Xaaji Cumar oo adeegsanaya laba mikirifoon oo dabku ka dhacay Wasiir QabyoTire iyo Gudoomiye Faysal Cali Waraabe his partners in crime  jarimadaa laga galay DANYARTA SOMALILAND ayey u haystaan inay wax ka ogayeen  lakiin  flim-ka ka ahaa figurants ( Figurants dans le film )  ama dadka meesha la yidhaah marmara adigu IGU SAWIR waa doorka u diiday Gudoomiye Cali XoorXoor ee u yidhi wax Dekkad hawsheed iyo cilmigeed  garanaya anaa meesha jooga ma dhici karto inaan noqdo IGU SAWIR wa inaan miiska wada hadalada fadhiistaa taana waxa diiday DP WORLD oo tidhi Gudoomiye Cali XoorXoor waxa laga hadlayo ayuu garanayaa fogeeya ........... labadaa nin ee Mr. QabyoTire iyo Mr. Ina Cali waraabe ( ils sont sauvages ) wada hadal technical ah ooy ka qayb galeen ma jirto in yaroo sheeko ciyaal Banaadir ah khiyaali laba lugood leh oo safiir Baashe Cawil ka dul akhriyey ayey doonayaan inay kaa dhaadhiciyaan ooy shaashadaha lasoo fadhiisteen ISMACUU WACUU WAAR YA SOMALILAND iska daa Mr. Qabyo iyo Mr. Ina cali Waraabe ee Safiir Baashe Cawil iyo Dr. Sacad cali shire ayaan garaneyn waxay saxexeen ........... waad ogtihiinow Dr. Sacad cali shire benaale ayuu iminka qoran yahay waana nin Diintiisu ay fiican tahay yaa benaalaha qoray cida qortay waa UAE iyo DP World oo tiroba shan jeer soo faray inay jano ka dhigi donaan inta u dhaxaysa Berbera ilaa wajaale markii shanaad ee Dr. Sacad Cali Shire beenta ka dul akhriyey warbaahinta madaxabanaan ayey ku tidhi warbaahintu Sheekhow shan jeer baad maraysaa ee bahasha biyo nagaga dar ........ Darxumada halkaa ka dhacday iyo DANYARTA DIGAGADOODII DAHABKA U DHALAYSAY LAGA GAWRACAY DAWALADA JABUUTI WAX SHAQO AH KUMA LAHAYN براءة  الدئب من الذم يوسف  DAWLADA JABUUTI KUMA ODHAN XAQUL QALIN SIISO DEKKADII BERBERA .

Ta kale ee ay ku nuuxnuuxsadeen nimankii dilaalka iyo malaalka carbeed difaacayey waxay ahayd inay Dawlada Jabuuti ogolayn in Dekkada Berberi hormarto waa run haday sinaan lahayeen Jabuuti nolol kaloo taala ma jirto oon ahayn Dekadaheeda markaa tartanka xalaasha ah iyo ka xusulka midna maskaxada Jabuuti kama maqna  lakiin ugu yaraan Dekkad Berbera 25 sanadood ayey ka horeysaa iyadaa Dawlada Jabuuti lahayd ma idin Caawiyaa iyo tababar ma idiin soo siiyaa shaqaale ......... qof walba inuu dantiisa ilaashanayo haday dhaleecayn noqotay SHIRKADA DP WORLD HESHIISKEEDA WAXA KU JIRA INAAN WAX KALOO DEKED AH LAGA HIRGELIN KARIN SOMALILAND WAA MAMNUUC DEKEDA XIIS IYO MAYDH LAMA DHISO KARO , TA LAASQORAY LAMA DHISO KARO OO TAA LAASQORAY BALAYAA KU DHACDAYOO IYADU LABA JEER BAY DABRAN TAHAY MARNA DEKEDA BOSAASO AYEY U DABRAN TAHAY MARNA DEKEDA BERBERA SIDOO KALE DEKEDAHA SAYLAC IYO LUGHAYA LAMA DHISI KARO INTABA DP WORLD BAA DIIDAN OO HESHIISKA AYEY KU QORAN TAHAY............ Mr. QabyoTire Iyo Mr. Ina Cali Waraabow bal dadka  u sheega Monopoly - gan DP WORLD SOMALILAND Gudeheeda  ka  wado ma Dawlada Jabuuti ayaa ka dambeysa ?!
Akhyaarta Mikirifoonka dabku ka dhacay sidatay baanu la hadleyna waar ta waxba ka darani ee ay DP WORLD lafaheeda uga carari doontaa waa markay ogaato INAAN DEKKEDA SHAN NIN OO ISKU BEEL AH MOYAANE LA OGOLAYN INAY CID KALE WAX KASOO DEJISO OO ITEM AMA SHEYGA AAD KOR U QADABA LAGU ODHANYO HEBEL BUU  KOOTO UGU XIDHAN YAHAY …..HADA GUDAHEENII INAY XUSUL ISLA DHACNO OO DEKKADU  KOOTO KU XIDHNAATO MA DAWALADA JABUUTI BAA KA DAMBEYSAY ?!

MAQAALKAN KUSOO BAXAY AFRICAN INTELLEGENCE AYAA KU TUSAYE MASKAX XUMADA REER TOLKEEN KULMIYE

“Might the deal on the Berbera military base be revised?

According to our information, the Somaliland president has received an invitation from the crown prince of Abu Dhabi, Mohammed bin Zayed al-Nahyan, to visit the United Arab Emirates in mid-March for further discussions on the military base that the Emirates wants to establish in Berbera. Several infrastructure projects are associated with this military base, including the planned road linking the port of Berbera to Ethiopia (the Emirates firm DP World is set to manage the harbour). After a visit to Abu Dhabi on 3 February, the Somaliland foreign minister, Saad Ali Shire, informed the government that the Emirates was only willing to pay $80 million for the right to establish a military base and that Somaliland could put this windfall towards the costs of building the road - a disappointing offer in the eyes of President Musa Bihi Abdi, given that the European Union (EU) has put the cost of the project at $250 million. His foreign minister has already signed an accord with Abu Dhabi (ION nº1466), since he assumed that Musa Bihi Abdi would make up the shortfall by requesting assistance from the EU and Addis Ababa. However, in order to secure EU support, it will be necessary to cancel the contract with the UAE because its terms and conditions are not compatible with European legislation. This puts Musa Bihi Abdi in a very delicate position, not least because Abu Dhabi contributed $4 million to his election campaign. However, he has recently been in more regular touch with the EU ambassador in Mogadishu, Veronique Lorenzo. “

MAQAALKA CINWAANKIISU SIDAAD ARAGTAAN WAXA WEEYE WAXA LAGA YABAA INLAGA  NOQDO HESHIISKA SALDHIGA IMARAATKA EE BERBERA  .
Warar u  dhuun daloola guriga Madaxtooyda  waxay xaqiijiyeen in dhaxal sugaha dalka isutaga Imaraadku Sheekh Maxamed Bin Sayid Al-Nahyaan in uu badhtamaha bisha soo socota ee March ku beegan bisha Rajab bilowgeeda uu Cusuumad u fidiyey   colonel Muuse Biixi si loo gorfeeyo Salidhiga Berbera ee Imaraadka ku magacaaban yahay  ama ay doonayaan inay Berbera ka sameyaan . Dhawr mashruuc ayaa ku lamanaa Saldhiga Military oo ay ka mid tahay wado la qoondeeyey oo kaabayaasheedu u dhan yihiin oo caalami ah oo isku xidha Berbera  ilaa Ethiopia ( Waa beentii Dr. sacad cali Shire losoo dhiibi jiray ) . Bisha Febraury mar uu u dusay Wasiirka Arrimaha Dibada Dr. Sacad Cali Shire Imaraadka dawlada imaraadku waxay ku wargelisay inay mashruuca kor ku xusan u hayso $ 80 million oo Dollar sideetan Million oo Dollar , imaraadku waxay yidhaahdeen intaa idin soo gashay wadada ku dhisa $ 80 million waxaa aad uga biyo diiday colonel Muuse Biixi ( Ileen colonelku guugu ma daayo ileen garab waxar ma deeqo , waar raga $ 80 million kuma fila BIYIHII XUMBO WEYNE $ 154 MILLION OO DOLLAR BAA LAKALA  JARAY OO DEKKEDA BERBERA ILAA $ 150 MILLION BAA LAKALA  JARAY SOMALILAND AY KA ARAGTAY  $ 5 MILLION OOY HABEEN GO'O KU SIDATAY WASIIR ZAMZAM CABDI AADAN OO SHAASHADAHA AY LASOO FADHIISATAY ) WAAR YEELKOODE  COLONEL  MUUSE BIIXI WAXA LOO SHEEGAY IN WADADA EUROPEAN UNION - KU AY KU QIYASEEN INAY KU BAXAYSO LACAG GAADHEYSA $ 250 MILLION  TAASI WAA 7 SANNO KA HOR REPORT-KU IMINKA ISKA DHEH ILAA $ 400 AFAR BOQOL OO KUN OO MILLION WAA HALF A BILLION  ,  KA  BAYDH . WAAR WASIIR SACAD CALI SHIRE WUU SOO SAXEEXAY $ 80 MILLION ISAGOO IS LEH COLONEL MUUSE BIIXI AYAA LACAGTA INTA KALE KA HELAYA MIDOWGA YURUB IYO ETHIOPIA.
ETHIOPIA IYADAA WAXA KA DHEX HEESAYA OROMO IYO AMXAARA WADO HALF BILLION AH WAX KA KHUSEEYA AYAA ISKA YAR MIDOWGA YURUBNA INAY CANSHUURTA DADKOODA LAGA SOO QAADY KU MAAL GELISO SALDHIG MILITARY OO IMARAAT LEEYAHAY IYO DEKKED CARAB DHARGAY LEEYAHAY SI LOOGU SAMEEYO INRASTRUCTURE KU KACAYA $ 400 MILLION WAX MASKAXADA GELI KARA MAAHA LAKIIN WAXA LA SHEEGAYEY COLONEL MUUSE BIIX OO TELEFOON KU WAALAY OO YUUSKA KU BADIYEY SAFIIR VERONIQUE LORENZO OO AH SAFIIRKA MIDOGA YURUB XAMAR U FADHIDA WAAYO IMAARADKA SI FUDUD UMA ERYI KARO OO $ 4 MILLION OO DOLLAR BUU KA CUNAY COLONEL MUSE BIIXI OO AHAYD HAWSHII DOORASHADA ……… ETHIOPIA IYO MIDOGA YURUB KAALAYA CARABTII KHALIIJKA LACAG KU CAAWIYA AFRIKADU MARKAY MIRQAANTO WAX KASTA KA FILO .
Mashruucan Berbera corridor barisamaadkii waqti ay Ethiopia ahmiyad siinaysay ayaanu maqaal ka qornay :


DP WORLD WAA SHIRKAD GAAR AH WAXAY LEEDAAHAY SHAREHOLDERS AY KU JIRAAN HEDGE FUNDS   SANAD KASTA DOONAYA INAY LACAG ARKAAN 
IYAKAANA XADIDA HALKA LA MAAL GELINAYO , DP WORLD MAHA DAWLAD MUCAAWINA BIXISA KABAHA AYEY KAALA  BAXAYAAN BAL EEG WAX HAYSTA BOSAASO ISLAAMIHII IYO DHALINYARADII AYAA CIID IYO DHAGXAAN DHABARKA KU SITA OO BADBAADINAYA  DOONI CAARIDAY MEEDAY DP WOLRD ……… DP WORLD COST MANAGER AYAA XISAABINAYA WAXA MEESHA GALAYA IYO INAY HAWSHA DP WORLD SHUQUL KU LEEDAHAY HADAY LABADUBA NEGATIVE NOQDAAN FAR KOR U QAADI MAYSO DP WORLD WAANA TA KA DHACADAY BOSAASO …………..WELCOME TO THE WORLD OF THE REAL CAPTALISM





Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!