SHIRKADA DUBAI LABADA WIIL KA BINEYEEN EE " SOMALILAND BOOLI QARAN UNLIMITED " MAXAY DAARAN TAHAY ?! .....



Jariidada Horn Affairs ayaa waxay qortay waqti aan fogeyn :
" So far, Bashe, the son-in-law of the bedridden president, appeared in Dubai for multi-million military deals without any military expertise or even not having experience of international business negotiations. The Defense Minister Adami, who is of minority background, is out of the negotiation. Kulmiye party’s successor Muse Bihi considers Mohamed Hashi, the Presidential Affairs Minister, has marginalized his role not to mention Cornel Dhagawayne ." ~ Source : HornAffairs ~

 “ Ilaa iminka Mr. Bashe Cawil , inanka uu sodoga u yahay Madaxweynaha Sariirta cuskaday  , ayaa kasoo daahira Dubai isagoo ka qayb qaadanaya heshiisyo Milatari oo lagu kala jarayo lacag Malayiin Dollar ah isagoo wax khibrad ah ama aqoon ah aan u lahayn hawlaha militariga sidoo kalena aan wax khibrad ah ama aqoon ah u lahayn wada xajoodka arrimaha ganacsiga caalamiga ah . Wasiirka Difaaca Macaali Wasiir Cadami  isagu waa beelaha darafyada  wada xajoodka dibada ayuu ka ahaa . Ninka is leh Mr. Muse Biixi baad bedli doontaa ee Macaali wasiir Maxamuud Xaashi Cabdi waa la yara fogeeya oo caalaa haamish Al-khad ayaa laga dhigay ama soohdinta fog ayaa wadaadka la istaajiyey isaga colonel Dhagaweyne warkiisaba iska dhaaf .”

Sidaad la socotaan waynaga reebaneyd inaanu soo hadal qaadno Mr. Baashe Cawil intii Duqa AL- Xaaji Axmed talada hayey isagoo aanu ku tirineynay caruurtiisa caruurtuna no go area tahay lakiin iminka hawlo culus oo hor leh ayuu la yimi AL- Xaaji Axmed talada iminka ma hayo ……. Sida maqaalka kor ku yaal ku xusan  wiilka Baashe cawil ihi waa XARIIF TUULO ama AMATEUR don’t read me wrong khalad ha ii akhrinin Eng. Baashe Awil Hagi Omar wuxuu Master of science ka qaatay Manchester University wuxuu ku takhasusay Chemical engineering wuxuu dhex boodayaa  suuqyada maaliyada , farsamada dekedaha ,  amuuraha ciidamada iyo saldhigyada Ciidamo iyo qaar kalo badan  wadaadku waa wax walba yaqaan “ SHEEKHUL KUL “ الشيخ الكل “ cid ku tidhaah naga daana wuu waayey oo cid waliba waxay ka baqaysay QALINKA EEDO AMINA WARIS intii ku xeerayd wiilka Baashe ah iyo ha MARINA DALCADII FOOSHA XUMEYD EE SHEEKH SAMAALE KA DHAADHACAY ISAGOO “ AAYAATUL IFKI ” AKHRINYA OO IS LEH “ SURATUL NUUR ” LAYDHKA KU SHIDO MARKAY EEDO AMINA WARIS LAYDHKA KA BAKHTIISAY WAAR YEELKEED EE wiilka Baashe cawil Xaaji Cumar ihi   ilaa iyo iminka wuxuu arkay uun YES MEN taasa keentay inuu aamino inuu diyaarada dagaalka ee F16 na kicin karo duuliye sare macnihii .

Dr. Sacad cali Shire waa Ph.D  dhaqaalaha lakiin qalinka EEDO siduu uga baqayey ayuu cilmi guuray caqliga waxa daba sida Mr. Baashe cawil inta uu ku yidhi oo sheeko xariir ah ayuu shaashadaha laso fadhiisanayaa ………….MAXA LOO SAMEEYEY SHIRKADAN BOOLI QARAN UNLIMITED ?! jawaabtu way gaaban tahay in lacag lagu lunsado Money laundry in lacagta lagu maydho  ama Kulmiye ha loogu maydho  ama cid  kale ee oo dad baa odhan kara Ajanabi ah intay shirkada lacag kusoo shubaan Somaliland ayaanu maalgelinay dhawr bilood kadibna  lacagtoodii oo la jartay khidmad 10 %  oo kale ayaa dib loo siinayaa  lacagtii madoobayd oo hada magaca SOMALILIAND lagu maydhay waliba 10 % ay Mr. Baashe cawil iyo Dr. Sacad Cali Shire ay siyeen waxay dalalkooda kaga helayaan qiimo dhimis badan  CANSHUURTA oo waxay odhan  karaan 10 %  wixii aan faa’ idnay waxaanu ku bixinay Charity ama Samafal DANYAR baanu ku caawinay meel Somaliland la yidhaah   wadamada qaar sida Marakeynka canshuur dambe la weydiin mayo waayo wadamo badan canshuurta ayaaba 10% -25 %  ah … ……


BAAHIDA SHIRKADU GOORMAY BILAABATAY ? baahida shirkadu waxay 

bilaabatay markii 4 ilaa 5 sanno ka hor lacag CANSHUURTA DANYARTA  dalka ah 

oo tii iibka Dekadu weli bilaabmin tii Biyaha Xumbaweyne weli bilaabmin bal malee 

waa canshuur keliya MUXUU DALKU SICIR BARARAA WALAAHI FUQA IDIN 

BARARAYA MUWAADIN OGOW MARKAY CANSHUURTA KORDHIYAANBA SICIR

 BARARKU WUU SII KORDHAYAA BAL EEG QAADKAA UGU DAMBEYEY MIN $ 

24 GEEDKII ILAA $ 42 GEEDKII LABATANKAA DOLLAR EE U DHAXEEYA MR.

 MUUSE BIIXI BAA KU QAYILAYA KA WARAN  waar hadal iyo dhamaantii waxay 

madaxtooyadu dalka ka saari jirtay lixdii biloodba lacag dhan ilaa $ 21.000.000 koob 

iyo labaatan milyan oo Dollar LACAGTAA BOOLI QARAN MARKII HORE WAXAY IS 

YIDHAAHDEEN NAIROBI KENYA KU SHUBTA MARKAA WIILKA BAASHE 

CUMAR OO $ 8 SIDEED MILYAN OO DOLLAR SIDA IYAKU MADAXTOOYADII 

WAAGA WAXAY QIRTEEN $ 2 MILYAN OO DOLLAR WAAR LABA IYO SIDEED 

WAA ISKU AABO IYO HOOYO EE WAA BOOLI QARAN EE WIILKII BAASHE 

CAWIL MARKUU NAIROBI KA DAGAY LACAGTII KENIYAANKA AYAA KA 

QAADAY LACAGTAA DIB LOOMA ARAG KENYA AYAA SIDAA KU QAADATAY 

WAATA KEENTAY IN DUBAI LOO WAREEGO …………


MARKAY DUBAI DHAWR JEER LACAGTII BOOLI QARAN LOO DIRAY AYEY 

LAYDHADHKII CASCASAA OO DHAMI QAYLIYEEN EYDA ARGAGIXISADA 


ILAALISA  TERORISM WATCHDOGS WAY WADA CIYEEN WAAR LACAG XOOGA


 AYAA HARGEYSA DHAWRKII BILOODBA KASOO BAXAYSA JARA’IDKA 


ADUUNKU WAY QOREEN IMARAADKU WAA QAYLIYEY MARKASAA LOO 

SHEEGAY INAY MADAXTOOYADU LEEDAHAY MARKASAA SHIRKADAN LA 


SAMEEYEY SI HAWLAHA LOOGU QARIYO SHIRKADU WAY JIRTAY MAGACA 


AYAA LAGA BADALAY IMINKA WAANA MARKA SAFIIRKA LAGA DHIGI DOONO


 MR . BAASHE CAWIL XAAJI CUMAR SI UU WAX U BASRIYO LAKIIN 


SHEEKADII CAALAMKA AYEY GAADHAY WATAA HAY’ADA LA DAGAALANKA 


MUSUQMAASUQA EE QARAMADA MIDOOBI DACWAD KUSOO OOGTAY MR. 


BAASHE CAWIL MARKUU GURYO BOOLI QARAN AH KA IIBSADAY DUBAI 


IYADOO UNITED NATIONS KU DACWADEED KU FURTAY MR. BAASHE CAWIL 


XAAJI CUMAR WALIBA MARKUU GURYO BOOLI QARAN AH KA BINEEYEY 


DUBAI TAN IYO 2005 OO TAXI-LE KA  AHAYD LA MARAYKAN SHAQO KA 


DAMBEYSAY  MAAD QABAN  MIN 2005 IYO 2014 MAAD SHAQAYN TANI IYO 


INTUU SODOGAA 2014 DUKAANKA DUBAI  KUU DHIBAYEY MARKAA UNITED 


NATION KU WAXAY KU TIDHI MR. BAASHE CAWIL WAAR “ MIN AYNA LAKA 


HADA YAA HADA ?! “ "من أين لك هذا... يا هذا...؟"  " WAAR XAGEED KA KEENATAY 


NINKOW XOOLAHA . NINKA DACWADAHA CAALAMIGA IHI KU SOCDAAN 


AYUU DR. SACAD CALI SHIRE LEEYAHAY SHIRKAD SOMALILAND


 MAGACEEDU KU QORAN YAHAY AYUU MAAMULAYA OO ICTRAAF BUU 


KEENAYAA …….YAA….. SAY WHAT ?! ALLAH KU ABUURTAY KA YAAB  DR.


 SACADOW !

QOLADA GARYAQAANADA SOMALILAND SI FIICAN BAY U SHARAXEEN 

LAKIIN IMINKA LAYSKUMA HAYSTO SHIRKAD MA LAGU SAMEYN KARAA

 MAGACA SOMALILAND NATIONALIZING AMA QARAMAYN BAA LA YIDHAA OO

 WAXA ISTICMAALA DAWLADAHA MABDA’A HANTIWADAAGA ISTICMAALI 

JIRAY AMA WELI ISTICMAALA SIDA RUUSHKA & CHINA IYO QOLO DUNIDA

 SEDAXAAD AH OO ISLE CID GAARA AMA PRIVATE COMAPANIES HADAAD 

SALIIDA IYO GAASKA U GACAN GELISAAN WAA LAYSKU DILAYAA SIDA 

QATAR IYO SUCUUDIGA.. ………. SHIRKADAN DUBAI SIDA  LOO ISCMAALAYO

 LAMA OGOLA INAY MAGACA SOMALILAND SIDATO …….PERIOD

WAXA FIDAYA MAQAALKA EE HADII LOO BAAHDO MAQAALADII CALAAMKU 

KU QADAA DHIGEEN AMUURAHA KOR KU XUSAN WAANU SOO DHIGI ….

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!