SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDIQAADIR WAA GARAB TAAGANAHAY .... STAND WITH SULDAN


                                                      بروح بدم نفديك يا سلطان محمد
                                            بروح بدم نفديك يا سلطان محمد
                                            بروح بدم نفديك يا سلطان محمد


Shalayto waxa la arkay Mr. Saylici oo dalxiis dagaal ku jooga bari halkaas oo u Tuka Raq waxooga dhagxaan ah ku daadiyey taas oo ah caadada xisbiga kulmiye ama inay dhiig daadiyaan ama dhagxaan ninkaa odeyga ah ee Mr . Saylici oo u socda sida  BIIDKII hore  OO CIDHIBTA KA TALAABSANAYA oo murashixii Awdal ku guuleystay ee safiir Maxamed Cali Cabdi sida KABACADII HORE AYUU U SOCDAA OO HORE HORE AYUU SOCODAA ..........
 waar ninkaa sida Biidka hore u socday ayaa buurta Dararweyne soo hoos istagay saa kuye  SHACAB IYO DAWALAD AYEYNU KALA NOQONEYNAA CIDII JUUQ TIDHAAH DAWLADA SHAQO KA QABANEYSA WAAR BAL NINKAA AQOONTIISA EEGA WAAR DAWLADAN MIYAANU SHACABKU ISKA LAHAYN  WAAR JAALLE SAYLICI MIYAANAY AHAYN  " GOVERMNET OF THE PEOPLE , BY THE PEOPLE  , FOR THE PEOPLE  SHALL NOT PERISH FROM THE EARTH " ~ ABRAHAM LINCOLN ~  
HADII  SHACABKA IYO DAWLADU LABA KALA NOQDAAN DAWLADAA FUDUD SAA ANAA DHISTAYE HADAANU SHACAB NAHAY WADAADII MAXAMED SIYAAD ( AHUN ) AYEY MAREYSAA .....
Anakoo wadaadkaa la yaaban aqoon daradiisa ayuu isla kacay saaka wadaadkii horjoogaha ka haa Jegaanland Mr. Muuse Biixi isagoo sideetan kun oo cod oo gacan ku rimisa la cararaya Bismilaahi Raxmaani Raxiim waar odeyga maxaa ku dhacay see kuye xisbi xisbi u tanasulaa ma jiro cidna waxba ima amaahin tariikhda Dimuqraadiyada ee xadiiska ah dib u raac oo waliba kuwa waaweyn eega ee la yara hubo nidamkooda WAAR MIYAANU MADAXWEYNE BUSH DOORASHADII 2000 WALAALKII OO FLORIDA BADHSAAB KA AHAA UGU SHUBIN  SIDA ADIGABA LAGAAGA SOO SHUBAY GABILEY  OONU MR . AL GORE AMAAHIN UGANA TANAASULIN MADAXWEYNENIMADA WAAR ISLA MR. BUSH MIYAANEY  GOBOLKA OHIO ISKU QABSAN SENATOR JOHN KERRY OONU SENATOR KERRY ODHAN ANAA ILAAHAY KU HADHAYA ......... WALIBA SENATOR KERRY MUSOO HADAL QAADI JIRIN EE MR. AL GORE SIDEEDII SANADOOD EE MR. BUSH MEESHA HAYSTAY MAALIN WALBA WUU XASUUSIN JIRAY INUU DHACAY ...... HALKAA WAXA KA MUUQATA REGIME KAN JEGAANLAN AQOON DARADOODU WAA CHRONIC IGNORANCE ...........
sideetanka kun ee cod ee korneyl muuse Biix sheegayo halkan Oodweynews waxa laga sii ogaa 8 cisho ka hor intaan natiijada lagu dhawaaqin tasoo ku tuseysaa inay ahayd fixed match :
maqaalka waxa ladaabacay 16 november 2017  waxa la qoray iska dheh 15 ama 14 november maalin ama laba kadib doorashada waxaana doorashada lagu dhawaaqay 21 november 2017 salaadasi say ku xidhantaa aad bay u adag tahay kun proof oo kale na waanu haynaa ee sideetankaa kun naga daaya rag waaweyn baydu tihiine .
Korneyl Muuse Biixi saaka wuxuu isna iska laadlaadiyey Suldaanka Guud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir isagoo kusoo kiciyey Suldaanka dad waalwalan oo social media ha  ku jira oo Dabaqoodhi u ah Jegaanland NAASKU KU QABAY IDIN ALLLAH OO DEG DEG SULDAANKA LAGAAGA RID ............. Suldaanku hubkii beesha la siiyey ee uu sheegay waa la difarayaa hada hubka qaar baa gacanta lagu hayaa ..... Korneyl musow hubka cidii bixisay laxaal ama askartu dagaalka toos ha usoo gasho waata soo socota MARK MY WORDS WAANU TUU SULDAANKU KA DIGAYEY .......... SHALAYTO WAXOOGA REER CABDI CIISE AH OO UU GUDOOMIYE FAYSAL CALI WARAABE KU SHAQAYSTO OO JIFADIISA HOOSE AH  AYAA TV-YADA LASOO FADHIISYEY SI AY U XAGXAGTAAN SULDAANKA GUUD .......... 
CIDAAN SULDAAN MAXAMED SULDAAN CABDIQAADIR AQOONIN TIROBA DHAWR IYO TOBAN JEER OO KHALAD KU DHACAY BEELWEYNTA GARAXAJIS XUKUUMADII MADAXWEYNE AL-XAAJI AXMED WUXUU YIDHI BEELWEYNTA GARXAJIS SHUT UP AFKIINA QABSADA OO SULDAANKA HALKAN OODWEYNENEWS MEDIA EE FIKIRKA XORTA LAYSKU WEYDAARSADO WAXA DHACDAY INAY DADKA QAARI KU AFLAGAADEYEEN OOY YIDHAAHDEEN MARKASTA ANAKA UUN BAAD NA  LEEDAHAY FADHIISTA IMINKA MAR HADAY XUKUUMADII GACAN KA HADAL AY CID KU HUBEYNEYSO SULDAANKA FADHIGA U HADHAY MUXUU YAHAY INUU FARTA KU FIIQO DABKA DARMADA LA SUDHAY MOYAANE ......

WAAR WE ARE CIRCLING THE WAGONS AROUND OUR SULDAN DHINACAY KA BAXDAA WAA BAKEYLE QALEEN  ................بروح بدم نفديك ياسلطان محمد

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!