JEGAANLAND OO LEH TAWIKALEHI AMHARINIYA WAARYAA TINISH QOY YIDHAAH.........Jegaanland Joke

    Siyaasi Cali Guray wa Lax buu yidhi waar waa Nirig oo calanka Jabuuti bay hoos fadhidaa.......      Nirigaa  fuqa taagta markuu caanaha hasha hooyadeeda ka dharagto     


Jegaantii oo markii  Beelweynta Garxajis tidhi xafladaa TukaRaq kuma jirno ha nasoo casuumina ayey jeegaantii la timi ETHIOPIA ayaa na difaacaysa Yaa ? waar " tinish qooy anti Amahriiniya alaqum ani SNM liji naw " markaa faanka jegaantu waduu afka  saaray oo hadana dhulkii Barakyasnaa ee KHAATUMO STATE ayuu leeyahay khasab baan ku marsiinayaa waxaan doono oo ETHIOPIA ugula socota  Yaa ? “anti ayeri naw”  ... reer wacad benaale jegaanta oo shalay adaa lahaa heshiis baan la galay KHAATUMO STATE ,  hadii lagu duulo KHAATUMO STATE xaflada Beelweynta Garaxajis kuma jirto hadal iyo dhmaantii inta uu Raysal wasaaraha Ethiopia ka ag yidhi Korneyl Muuse Biixi waa intii uu ka ag yidhi Mr. Farmaajo wax gaar u ah dalkii Somaliland la odhan jiray maha  .......... waanu aragnaa Mr. Farmaajo weeye waxa dhaqdhaqaajinaya  Beelweynta Garaxajis macnihii durbaan u tumaya waryaa ragow calankii Somaliya ee Dumbuluq laga taagi jiray baa soo socda ayaanu u malayneynaa markay halkaa marayso waxa la yidhaah “Don't let your mind go wandering, its too small to go out by itself.” ....... Anaga Mr. Farmaajo oo Beelweynta Cayr laf ka mid Habargidr ka dhamaan la'a ha isoo marine maqsadkaaga sheeg deg dega shaydaan baa leh ha deg degin kalmadaha Mr. Trump lama isticmaalo qalbi camo ayaa laga qadaa WAA JEGAANLAND OO KALMADIHII MR.TRUMP ISTICMALEYSA FIRE AND FURY ...
Ethiopia teedii baa haysata oo Masar na iminka usoo fadhiisatay Eriteria dagaal cadna dooneysa inay ku soo qaado Mr. Musaha Cusub horjeega Asqoland dadka inta badanina u taqaan jegaanland waxa loogu yeedhay in si cad loogu sheego  in Imaraadka oo askar la sheego lahayn ayna Berbera keenin ciidan Masaari ah ama Masar u adeegi kara sida coloshooda u shaqeystada  South Africa iyo ciidamada caalamku ka qayliyey ee Gurkha solidiers ee Nepal oo lagu wado inuu Imaraatku coloshooda u shaqeystayaashaa Berbera keeno waxkaloo dan ah ooy Ethiopia kaa leedahay ma jirto hadaad xasarad aanad ula tegin it's ok waxaanad qoran tahay Ethiopia  qeyb ka mid ah Somaliya .....
Waxa la yidhi abaar ba'an ayaa AWDAL STATE ku dhufatay  DANYARTA wadankii la odhan jiray SOMALILAND waar adeer idaa iminka SOMALILAND lama yidhaah ee waa magac ay ku shaqeystaan 5 nin  oo tujaar ah  iyo kolba dhawr wasiir waa NGO ragu ku shaqeysto SOMALILAND waa magac lagu kaluumeysto sida SOMALIWEYNTA XAMAR ismu Laahi inayna waxba is dhaamin iminka inta yar ee nabada ah taana ASKARI NUUX TAANI iyo afarta halkan BABUURTA LG -ga saarin may keenin ee gaajadu hayso reer waliba isagaa amaanka aagiisa isha ku haysta system-kaa reeraha ayeynu kaga fiicneynoo xamar  kiina iminka ayeynu cunay iminkana si qiiq ay isugu kiciyaan oon foolxumadooda loo arag ayey jegaanland la baxeen waar yanan hadalka ka tagin bishii Ramadaan ayey niman waaweyn oo sheekhyo ihi shaashadaha tv-yda soo fadhiisteen hada TV kasta oo Af-Somaali ku hadla lacag bay naga ururiyeen lacagtii waxay gaadhay baa la yidhi $17 million  todaba iyo toban milyan oo Dollar markaa maxaa dhimashada loogu eegayaa DANYARTA AWDAL ?!
Waar intan yar waxa igu kalifay inaan qoro wado kale ayanu qadnaye waxaanu weynay video-ga ay leeyihiin qolada jegaanland Biyaha anagaa leh oo cidi nala cabi mayso oonu dooneynay inaanu Turjumno haday cidi hayso video-gaa  WEB-ka kusoo tuura .
 kama dambeystii wuxuu yidhi korneyl muuse Biixi markuu saxafdii xidhxidhay iminkana Suldaanada ayaan xidhxidhayaa suldaan la xidhi karaa ma jiro waayo SULDAANKA HADAAD XIDHAY FIKIRADII MAAD XIDHIN FIKIRKAASINA  HARGEYSA DANTIINA AYUU YALAA  WAXBA BURCO HA KULA SOO GALGALAN  ..... Wa Laahu Aclam .
 ​

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!