Il colonnello , Jaalle Muuse iyo Xukumadiisa joojiya olalaha ........STOP CAMPAIGNING IT'S TIME TO GOVERN ..... FREE NIMAN AND HIS FATHER.




Il colonnello , Jaalle Muuse iyo Xukumadiisa joojiya olalaha doorashada aad weli wadaan oo shaqo taga .......

Muusaha Cusub Ayaa Saaka La Yara Tajaawatay Wasiiradiisa Cusub Oo La Yidhaah " BB ' Biibiida , Biibiidu Waxay Ahayeen Macalamiin Crash Program ah Oo Ka Baxay Iyaga Laftirkoodu Fasalka Sideedaad Oo Sanad Macalamiin Lagaga Dhigi Jiray Dawladii Kacaanka  Ee Muuse Korneylka Ka Ahaa  ……  Korneyl Muuse Hawsha Baaxada Leh Wuxu Ku Bilaabay Ictiraaf Ka Hadal Waa Irbadii Suuxdinta Ee La Magac Baxday Ictiraafka Isku Nafaqee Ee Xisbiga Kulmiye Todoba Sano Dadka Ku Mudayey DANYARTA uu waxoodii cunay 7 Years ………. Ictiraafku Maant Ayuu Ugu Liita Ooynu Nahay Maamul Goboleed Haday U Baahan Yihiin Kulmiye Dadka Ayaanu Diidaynaa Inuunu Niyad Jabino Aanu Soo Dhigi Doonaa Reports-Kaa Oo Dhan ,,,,,,,,,,,Ictraafkee Dee Muuse Walaahi Way Og Yihiin Oo Reports Bay Kasoo Sareen Ooy Kasoo Saari Donaan Beesha Caalamku In Lagu Shubtay Kuwa Khiyaalkan Ku Sheegana Adiga Iyo  Dadka Ayey Idin Kala Dilayaan Ka Bax Sheekada Doorashada Oo Jooji Campaign Garaynta Ama Ololaha Doorashadii Way Dhamaatay Iminka Mr. Musaha Cusubow Mar Hadaad Isboqrtay Xukun Baa Lagaaga Fadhiyaa Xunkunkuna Waa Shaqo Waa Process , Hit The Ground Running Sheekhow :

- Dadkii La Laayey Iyo Kuwii La Dhawaacay Magtoodii Bixi .

- Saxafiyiinta Iyo Dadka U Xidhan Xoriyatul Qawlka iyo Aargoosiga Siyaasadeed sii da'aa. 

- Lacagtii Aanu Abaaraha Aanu U Ururinay Bishii Ramadaan Ee Barakaysnayd Laylatul Qadir Dadkii Aanu U Ururinay Sii .

- Iibsashada Raashinka Abaaraha Jooji… Doraato Golaha Degaanka Burco Ayaa Damcay Inay Iibsadaan Danyarta Waxoodii .

- Cafis Iyo Raaligalin Iskugu Dar Mr. Nicmaan Hilaac Iyo Abihii Si Deg Deg Maanta Hadaad Tidhaahdid Aabo Muusow Iiqaad Wuu Kuu Qaadaya Mr. Nicmaan Waa Shaqaysanayaa Waa Fanaan .
Su'aasha Madaxyaga Ka Guuxaysa Waxay Tahay  Nin Milateri ah Ayaad Tahay Waar Mr . Nicmaan Hilaac Abihii Waa Askari Waa Sarkaal Milateri Ah Markuu Askarta Arkay Tuutihii Buu Ku Jufay Isagoo Garadadii Iyo Tuutihii Xidhan Siduu Boliis U Jiidjiida Boliiska Iyo Milateriga Miyaanay MP Ama Milatery Boliis U Dhaxayn Siduu Nin Boliis Ihi Nin Sarkaal Milateri Ah Ku Qaban Karaa
Bal Chian Of Command Kii Soo Celi……… Dabaqoodhiga Leh Calamo Ayuu Mr. Nicmaan Qaybinayey Qabo Siduu Calamo Ula Soo Dhaafi karaa Kontrolada Iyo Xuduudada Inanka Yar Ee Hadhkissa Ka Didayey Ee Lagu Yidhi Waa Lagu Xidhayaa Ee Xaaska Iyo Caruurta Watay  Joojiya Khiyaalka Duqana Xaal Siiya .
- Lacagta Hawda Soomaliya Lagu Warejinayo 5 Cisho Kadib Inta La Siiyey Somaliland Ku Dhawaaq  Hadaan Waxba La Siiin Somaliland Soo Dhig Warka Internet Activist Badan Baa Jira Oo Process ka Daba Geli Kara .
- Administration -Ka Ama Idaarada Dhinac Walba Saliida Ayuu Kasii Deynayaa Dawladii Ka Horeysay Ee Xisbiga Kumiye Na Adminstration Ba Ma Jirin Dhawr Qof Ayaa Dawladaba Jeebka Ku Sitay …. Wataad Arkeyseeno Wasiiro Dhan Lagu Yidhi Wasiirkaa Iska Ag Fadhiiso Way Iska Wareegeysaa Ee Uu Yidhi Macaali Wasiir Garas Ma Suubis Baan Ahaa Wa Maxay Wasiir Iska Ag Fadhiso Waar Dikreeto Madaxweyne Keena ...
Waar Ama Hawl Gala Ama Kolba Xaflad Qabsada Taa Waxa Eeday Boqorkii Louis 16 Ee France Oo Dadku Ka Takhalusay 21 January 1793 Hada 21 Oktober Ayuu Maxamed Siyaad (AHUN) Qabsaday Isna Shacabka Ayaa Ugu Galay Madaxtooyada Adiguna 21 November Baa Lagugu Dhawaaqay Doorashadii Waxay Ahayd Ba Markaa 21 Waa Nuxuus ....... Wa Laahu Aclam
 Qolada activists ah ee doonaysa inay la socoto Qurbajooga wasiirada noqday iyo jinsiyadaha ay sitaan ,,, waakii Marykanka iyo Ingriisku inoo sheegeen cid DANYARTA boobta ee jinsiyadooda sidata inay la xisaabtami donaan ,qoloyin kalena kasoo dhameynay ,  Idinka Lee Waaye .... Wa Laahu Aclam .
Inline image 1


Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!