CAMBAREYN : MUSAHA CUSUB IYO XUKUMIIDSA XADHIGA MR. HILAACA HIRGALAY,,,,,, FREE NIMAN
Anakoo ku hadlaayna magaca Dalada caalamiga aha ee Musicians Without Borders Waxaanu Cambarayn Mug iyo Baaxad leh dusha uga tuurnay MUSAHA CUSUB IYO XUKUMADIISA TAYADA DARAN EE TAGEERO LA'AANTA LA TALAABSAN KARI LA'A XADHIGA QAYRUL SHARCIGA AH EE AY KULA KACDAY AL-FANAAN NICMAAN HILAAC AKA HILAAACA HIRGALAY AABIHI ISAGANA LAGU DABO JIRO WARARKUNA SHEEGAYAAN IN LA XIDHAYBA ..... xataa haduu khalad dhaco qofna looma xidhi karo khalad qof kale sameeyey
ولا تزر وازرة وزر أخرى qofna qof kale looma qabanayo ALLAH ayaa inoo sheegay.
Maxaad Haregysa uga soo degi weyday haday sheekadu tahay waar nin waliba GOBOLKIISA HALKUU DOONO AYUU KASOO GALAYAA CUNFIGU HADUU BATANA WAXABA LAGA YABAA IMINKA JEGANLAND BAY MAREYSAA EE INAY NOQOTO DHABOOLAQ STATE DHAWAAN .
WAAR HILAACA HIRGALAY AF MAY MAY BUU SOO BARTOO WALAAHI INAANU ODHAN DOONO HEES U QAAD MUSAHA CUSUB IYO XUKUUMADIISA OO UU ODHAN DOONO :
MUUSE MA FADAAW
GA'AN KU DHIIGLE MA FADAAW
LAMA SOO DAYEE KUWII DIIRTA XADEEN MA FADAAW
HISBIGA KULMIYE MA FADAAW , AR MUUSE MA FADAAW
WAAR BAL ABWAAN QIIQ WAX HANOOGU DARO TOLOW AF MAY MAY WAX MA KA YAQAANAY WAAR LAHAJADA AY DOONEYSO HA NOQOTO EE WAX KU DAR ............. WA LAAHU ACLAM .
Heestii Baydhabo Iyo Mr. Hilaacii Hirgalay :
adi ii bulshooda bilaantaa ii megelkaa baydhaboy salaamintaaye kooyowkey bilaasheya barashooda ii salaanta hanbahi maaaaaa barwaaqada ii bashbashka bidhaansamaanta bardaaga bilanaanta badbaadada ogow bishaaratheeya beertoo khudaarti lee nimcithi tii ki buutii baydhabooy janaay mahaaaaynee kooyowgey bilaasheya bashadooda ii salaantaalee hanbahi maa barwaaqada ii bashbashka bidhaansamaanta bardaaga bilanaanta badbaadada ogoow bishaaritheeya

Comments
Post a Comment