Baaq Nabadeed Ku Socda Bariga ......... & Dib U Deg Ku Socota BuurMadow .... Free Press








Hadii Arrinta Wax laga Qaban waayo Ayeeyo Xarigaad baa ka dhacaysa .... The Granny dance


Ummada Muslimka ah ee rag u jeedo kale lihi dhigooda baneysteen waxaanu faraneynaa inay 

NABDA qataan ooy is wediyeen maxay ALLAH uga baryaan ABAAR kale waayo ALLAH wuu ka

 balan qaaday in Meesha Dhiig MUSLIM ku daato FIDNA la galiyo .........
حرمة دم المسلم أعظم عند الله من هدم الكعبة المشرفة  Dhiig qof Muslimka xaraanimadiisu way kaga weyn tahay xaga ALLAH adigoo Kacabada Shariifka ah Dumiya , Wa Ciyaadu  Bilaah.

Duq Buurmadow haduu odhanayaa Maraeego Beelahaas ah baa i haystay war cidi kuma haysto ee wa laguu nasteexaynayaa markaa waxaanu ku leenahay labada Beelood ba Boqor baad u ahayd hawshana sida ugu dhaqsaha badan ayaad kusoo afjari lahayd hadaad garan wayday ood is leedahay DABSHID aanu hayno cadaymo aanu bada soo dhigi doono hadii loo baahdo waxay Ku leedayay Somaliland DIB U DEG WARYAA....

Dadka uu doonayo inu BuurMadow isku diro intii abaartu socotay laga bilaabo Min BEER sii mar GARA'ADAG ilaa CEEL AFWEYN ila JUFLE to CEERIGAABO waxa quudineysay MAMA CAASHA FOUNDATION .........

 Raashinka TURKIGA oo dhawr mar ahaa BAKHAARO KU YAAL TOGWAJAALE ayaa la geeyey kadibna suuqa lagu iibiyey RAASHINKII KUWAIT isla bakhaaradaa ka eeg RAASHINKII ETHIOPIA isla bakhaaradaa ka eeg  1900 kun iyo sagaal boql oo ton buu ahaa waxaan laba ton ahayn ayaa lagu qaybiyey Gobolka AWDAL oo barakacayaashii loo qaybiyey RAASHINKII IMARAADKA ka eeg isla bakhaaradaa Togwajaale ..... Bal iminka waxaad weydiisaan lacagtii Macaali Wasiir Sheekh Khaliil ururiyey RAMADAAN iyo LAYLATUL QADARTII ee $ 5 MILLION EE DOLLAR ahayd meeday tasaa ku fileyd BEELAHAN INAY KALA QABOOJISO EE ALLAH wax kala qaboojiya ee ... haduu su'aasha ka jawaabi waayo Macaali Wasiir Sheekh Khaliil lacagtii hore ee abaaraha  markuu ka jawaabi waayey Daabad baa la dhacaday wakii gaadhigu la qalibmay iminka Diyaarad ama Dooni ayaa wadaadka la jug odhan doonta tolow XAJKA ma qabanayaa ha raacina Diyaaradiisa  ... Wa Laahu Aclam .

Afarta Xisbiga Kulmiye ah ee aanu garaneyno ee Arrinta dabada ka wada waxaanu leenahay ka jooga ...... oo Mr. Ina Gofaadhi Ka joog .

Waar sheekadu iska LOW KEY bay ahayd iminka waxa meesha qudhminaya XUKUMADII DHAMAYD ayaa dhinac u ciirtay taana lama Mahadiyo ..... Mr. Ina Xaashow ka Joog oo Mr. Cadaaniyow Ka joog ...

Waar sidaa Doorashada dib looguma dhigo . Cid walibna way ogtahay Doorasho November la gelayaa inay jirin xagee laga keeni $ 10 Million oo kale oo doorasho lagu galo markaa Masakiinta caydhoobay ha isku dirina ... Wa Laahu Aclam

Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!