Baaq Nabadeed Ku Socda Bariga ......... & Dib U Deg Ku Socota BuurMadow .... Free Press
Hadii Arrinta Wax laga Qaban waayo Ayeeyo Xarigaad baa ka dhacaysa .... The Granny dance Ummada Muslimka ah ee rag u jeedo kale lihi dhigooda baneysteen waxaanu faraneynaa inay NABDA qataan ooy is wediyeen maxay ALLAH uga baryaan ABAAR kale waayo ALLAH wuu ka balan qaaday in Meesha Dhiig MUSLIM ku daato FIDNA la galiyo ......... حرمة دم المسلم أعظم عند الله من هدم الكعبة المشرفة Dhiig qof Muslimka xaraanimadiisu way kaga weyn tahay xaga ALLAH adigoo Kacabada Shariifka ah Dumiya , Wa Ciyaadu Bilaah. Duq Buurmadow haduu odhanayaa Maraeego Beelahaas ah baa i haystay war cidi kuma haysto ee wa laguu nasteexaynayaa markaa waxaanu ku leenahay labada Beelood ba Boqor baad u ahayd hawshana sida ugu dhaqsaha badan ayaad kusoo afjari lahayd hadaad garan wayday ood is leedahay DABSHID aanu hayno cadaymo aanu bada soo dhigi doono hadii loo baahdo waxay Ku leedayay Somaliland DIB U DEG WARYAA.... Dadka uu doonayo inu Buur...