Stop dangerous “Trumpification” of regional politics in Persian Gulf ....



لن نركع للأ السعود الظالمين نحن مع قطر المظلومه .... يا شعب قطر الباسل شعب الصومال لا ينسى جميلكم عليه أنتم و تركيا الحبيبه نحن معكم بالعظم أي والله



Escalating a feud among Persian Gulf monarchs, Saudi Arabia and the United Arab Emirates on Friday listed 59 people and a dozen organizations said to have links to Qatar, including prominent Qatari businessmen, politicians and royalty, as aiding terrorism.

The move came on the same day the United States sent mixed messages about the deepening crisis: Just minutes after Secretary of State Rex W. Tillerson urged calm and an easing of the embargo on Qatar, President Trump again publicly accused the country of funding terrorism.

Qatari officials have repeatedly denied supporting terrorist groups and said the emirate works closely with Western security agencies to crack down on terrorist financing.

Germany’s foreign minister, Sigmar Gabriel, had previously attributed the escalation of the dispute to what he called a dangerous “Trumpification” of regional politics.

“Such a Trumpification of relations with one another is particularly dangerous in a region that is already rife with crises,” he told the German newspaper Handelsblatt in an apparent reference to President Trump’s suggestion on Twitter that he had encouraged the other Arab states to take action against Qatar as a sponsor of 
extremism. 
"President Trump scrambled American diplomacy on two fronts on Friday, delivering a stinging rebuke of Qatar at the very moment his secretary of state was trying to mend fences in the Persian Gulf, while at the same time reaffirming support for NATO two weeks after he had declined to do so. " --------confused 
~ NY Times ~

We agree with the hero  Herr Sigmar Gabriel its irresponsible and dangerous “Trumpification” of regional politics. But we go further then that its SIISIM(  Mr. Siisi of Egypt ) , Tumpism and WAHABISIM of Suadi Arabia combine called TRUWASISI

Don't Forget UNITED STATES OF AMERICA told us before 19 terrorist who hijacked planes and knocked down TWIN TOWERS were Saudi's but there was no embargo .. call me stupid .

Most of the people in that terrorist list are went to QATAR under blessing of U. S OF A The great President Obama asked QATAR to help him host some of the most dangerous terrorists who give up violence as sort of second Guantanamo bay , his Administration also asked QATAR to host some of escaped Muslim Brotherhood after the SISI coup , please don't forget like them or hate them Muslim Brotherhood were last democratically elected government in Egypt but we wonder if Mr. Trump believes democracy .

As We The People .....Die hard supporters of President Obama We Urge him and Democratic party to don't let QATAR down if it helped you to make sanctuaries for Ex-Jihadists it was your dirty laundry from President Bush Era QATAR just helped ..... Speak out Senator Franken , Speak out Senator Diane Feinstein Speak out Senator Brown , Speak out Secretary Kerry ...... after all speak out Madame President Hillary Clinton ..... Where are You Mr. President Obama America deserves better .......

------------------------------------------------------------------------------------------------

Waar qoladan Shaxaad doonatay yeelkood ee , Jaaliyada Somaliland na marka horeba Basaboort Somaali ah ayey meesha ku joogaan .
Nimanka irhabiiyiinta  balaayada lagu sheegayo waa Sheekh Yusuf Al-Qardawi ,  Sheekh Maxamed Islambuli , Sheekh Tariq Al- Zumur , Sheekh Wajdi Qunaym waa Ikhwaan Musliim ta ku dhacaday ALLAH ogyahay oo DANYARTII lagu diray ay quudinayeen laga soo bilaabo todobatanaadkii waqtigii Madaxweyne Sadat طيب الله تراه waxa la yidhaah hoosta Ikhwaan buu ka ahaa markaa markuu Madaxweyne Jamal Cabdinaasir dhintay ( AHUN ) ayuu Mr. Sadat طيب الله تراه la shiray IKHWAANKA marakasuu ku yidhi waar siyaasada CIIDAMADA QALABKA sida ayaa iska leh ee mid maydun sameyn DANYARTA caawiya kana soo baxa dhulka hoostiisa aydun ku jirtaan ee Underground activity - ga ah ilaa maalintaa DANYARTA ayey ku mashquulsanayeen  , qolaa odhan doonta oo saw kuwii dilay Madaxweyne Sadat  ka jooga ninkii Haligmay ee Mr. Khalid Istanbuuli wuxuu ahaa Al-Qawmiyiin Al - Carab القوميين العرب  waa qoladii Mr. Jamal Cabdinaasir oo ka xanaaqsaneyd wax la yidhaah INFITAAX oo Mr. Sadat sameeyey oo u eg waxa Somaliland ka socda iminka oo waxa jiray waliba xidid ku xolow hadhow na $ 130.000 boqol iyo sodon kun kugu soo celinaya intay $ 100.000.000 boqol Milyan oo Dollar  direen markaa Mr. Sadat wuxuu la xidid ahaa ninka dhisay waxa Biriij Qaahira ku yaal waxaan ka hayan labada waaweyn  ee Wabiga  Niil kor mara waar maya Kubri Sita Oktobar  isagaa dhisay Mr.Cusmaan Axmed Cusmaan ama Maqawiluun Al-Carab وتزوجت الابنة الصغرى "جيهان"التى سميت على اسم والدتها من محمود عثمان ابن المهندس عثمان احمد عثمان وزير الإسكان والتعمير ونائب رئيس الوزراء الأسبق وأقرب أصدقاء الرئيس إلى قبله، وصاحب أكبر شركات المقاولات ليس في مصر فقط ولكن في المنطقة كلها.
Ta ugu yar ee ina Sadat ayuu wiilkiisu qabay Markaa INFITAAXAA foosha xun ayey ka xanaaqeen Ciidanku oo u badnaa Al-Qawmiyiin Al - Carab القوميين العرب dee waaka haligme Mr. Istanbuuli odeyga Dilay kadibna Ciidanku yidhaahdeen wuxuu ahaa Ikhwaan Muslimiin markay kasocon wayday ayey yidhaahdeen hadana waar Jabhad kale oo argagixiso ah ayuu ahaa oo la yidhaah Nusur markasaa la yidhi xagay joogtaa markasay yidhaahdeen Sina'a hada markaa Yuhuudu Sina'a kama wada kicin .

لن نركع للأ السعود الظالمين نحن مع قطر المظلومه .... يا شعب قطر الباسل شعب الصومال لا ينسى جميلكم عليه أنتم و تركيا الحبيبه نحن معكم بالعظم أي والله
Waar Shacbul Somaal baanu maanta nahee nadaa
Haday doonayaan inay Ikhwaanku hub qataan markii Mr. Jamaal Cabdinaasir laayay hadana way is habeyeen mudo yar gudahood dhulka hostiisa ayey galeen Underground haday doonayaan inay wax gubaan ooy MASAR khalkhal geliyaan naftay iskugu keeni lahayeen Jamal Cabdinaasir. Kaga darane dhawr sanadood ka hor ayuu SUCUUDIGA iyo niman uu lacag siiyo oo cid walba leh ay gaaleysiiyeen Sheekh Yusuf Al- Qardawi  saacada aynu joogno hadaad tidhaadid AL-Shabab iyo qolyaha la midka ah waar ka warama Sheekh Yusuf Al-Qardaawi waxay kuugu jawabayaan GAALO FARO BADAN iminka waxa ay hawshiisa ku jiraan Sheek XASAN AL-BANA'A   طيب الله تراه ooy leeyihiin wixiisa yaan la akhriyin iyo Sheekh SAYID Qudub Zaadah  طيب الله تراه  waar sheekhow ma ragataa waa WAHABIYADII IYO SIISIYADII oo isku milintay  Iminkana WAHABIYADA , SIISIYADA ( Mr. SISI ) waxa kusoo biiray mid waalan oo la yidhaah TRMUPISM marka lasoo gaabiyana waxa la yidhaah TRUWASISI Iminka markaa QATAR tol bay u bahan tahay TRUWASISI ayaa werrar ba'an oo bahalnimo ah oo beena ku haya .

لن نركع للأ السعود الظالمين نحن مع قطر المظلومه .... يا شعب قطر الباسل شعب الصومال لا ينسى جميلكم عليه أنتم و تركيا الحبيبه نحن معكم بالعظم أي والله


Magacyada hoos ku qoran waa xagjiraka ay leeyihiin TRUWASISI hala soo xidho nimanka Maraykan ayaa markii hore meesha geeyey oo Madaxweyne OBAMA ayaa baryay QATAR oo wixii Cuba ku xidhnaa oo dalalkoodu diideen , kuwo lagala baqay dalalkooda iyo kuwo joogay wadamada reer galbeedka oo la yidhi  nala joogi mayaan waxa jira iyana kuwii Mr. Siisi ka badbaaday  kuwasoo gedigood yidhi   fikrada  dagaal waan ka tanaasulnay  ayaa la geeyey Guantanamo Bay kale oon waxoogaa  xornimo leh lakiin iska House Arrest ah oo Qatar uga sameeyey QATAR na way yeeshay oo xataa Sheekh Xasan Aweys ayaa la doonayey in la geeyo lakiin Fakirkii dagaal ayuu diiday inuu ka tanaasulo oo QATAR ku qaadanmeyso hadii ay shekadaadu cibaadada dhaafto dadka hoos ku qoran Qatar kama bixi karaan waliba waxaanay soo qorin niman waxa meesha ku qoranba ka balyeysan oo Bahlo ah horor niman laga baqo oo uu ku jiro Darawilkii Mulla Cumar oo reer Afghanistan ah iyo reer AL - Xaq  Wasiiristan ka niman faraha lagaga gubtay ayaa QATAR jooga oo uu yidhi Madaxweyne Obama ku haya iminkaa La dafiray QATAR oo la yidhi waxan iyadaa soo ururisay ta kale waxa DAACISH u dagaalamayaa waa Sucuudiyiin bal video-yada eega Waar QATAR laba shay baa lagu Haystaa 1.  LACAG keen XUTIYIINTA lagula dagalaamo Iyo LACAG Mr. SISI dadka lagaga sii jeediyo ……. Oo Sucuudigii waa BANKRUPT wuu kacay ina Maraykankaa dafiray ina hubuu ka siiyey , maalin dhawayto IMF ayaa  $ 40 billion  afartan Billion oo dollar amaah ku qateen maca RIBA'A cadho ALLAH filo sida wadamada kale ee Islaamka ee IMF iyo WORLD BANK RIBA'A -DA ka qaatay . 2. Arrinta labaad ee laga rabo QATAR waa naga xidh TV-ga AL- Jaziira waxaasoo DULMI ihi intaas buu u dhacayaa. Sidee Xag jir u joogi karaa Askar dadka Qatar-yiinta ah ka badan oo Maraykan ah baa QATAR jooga Qaacidad Wayn oo marykan ihini way ku taal taan ka tagnay in Suniyiinta uu Haligme ASAD ku laynayo Syria in la caawiyo cida fakirka iska lahayd Sucuudiga ayey ahayd Qatar mar dambe ayey kusoo biirtay Macana yare Sucuudiyow .....

Magacyada hoos ka akhriso inaad cid ka garatid :

خليفة محمد تركى السبيعى - قطرى عبدالملك محمد يوسف عبدالسلام- أردنى

3. أشرف محمد يوسف عثمان عبدالسلام- أردنى 4إبراهيم عيسى الحجى محمد الباكر- قطرى
 5عبدالعزيز بن خليفة العطية - قطرى 6.سالم حسن خليفة راشد الكوارى-قطرى
 7عبدالله غانم مسلم الخوار-قطرى 8.سعد بن سعد محمد الكعبى- قطرى
 9عبداللطيف بن عبدالله الكوارى - قطرى 10.محمد سعيد بن حلوان السقطرى - قطرى
 11عبدالرحمن بن عمير النعيمى - قطرى 12.عبدالوهاب محمد عبدالرحمن الحميقانى - يمنى
13 خليفة بن محمد الربان-قطري14.عبدالله بن خالد آل ثاني- قطري
 15عبدالرحيم أحمد الحرام-قطري16.حجاج بن فهد حجاج محمد العجمي- كويتي
 17.مبارك محمد العجى - قطرى 18.جابر بن ناصر المرى - قطرى
 19. يوسف عبدالله القرضاوى - مصرى20.محمد جاسم السليطى - قطرى
 21.  على بن عبدالله السويدى - قطرى22.هاشم صالح عبدالله العوضى - قطرى
 23.على محمد محمد الصلابى - ليبى24.عبدالحكيم بلحاج- ليبى
 25المهدى حاراتى - ليبي26.إسماعيل محمد محمد الصلابي-ليبي
 27الصادق عبدالرحمن على الغرياني-ليبي 28.حمد عبدالله الفطيس المري-قطري
 29محمد أحمد شوقى الإسلامبولي- مصري30.طارق عبدالموجود إبراهيم الزمر-مصري
31محمد عبدالمقصود محمد عفيفي- مصري32.محمد الصغير عبدالرحيم محمد- مصري
 33وجدى عبدالحميد محمد غنيم- مصري34.حسن أحمد حسن محمد الدقى الهوتى - إماراتي
 35حاكم عبيسان الحميدى المطيرى - سعودى / كويتي36.عبدالله محمد سليمان المحيسنى - سعودي
 37حامد عبدالله أحمد العلى - كويتي38.أيمن أحمد عبدالغنى حسنين - مصري
 39عاصم عبدالماجد محمد ماضى - مصري40.يحيى عقيل سالمان عقيل - مصري
 41محمد حمادة السيد إبراهيم - مصري42.عبدالرحمن محمد شكرى عبدالرحمن - مصري
 43حسين محمد رضا إبراهيم يوسف - مصري44.أحمد عبدالحافظ محمود عبدالهدى - مصري
 45مسلم فؤاد طرفان - مصري46.أيمن محمود صادق رفعت - مصري
 47.محمد سعد عبدالمطلب عبده الرازقى - مصري49أحمد فؤاد أحمد جاد بلتاجى - مصري
 50.أحمد رجب رجب سليمان - مصري  51كريم محمد محمد عبدالعزيز - مصري
 52.على زكى محمد على - مصري53ناجى إبراهيم العزولى - مصري
 54.شحاتة فتحى حافظ محمد سليمان - مصري55محمد محرم فهمى أبو زيد - مصري
 56.عمرو عبدالناصر عبدالحق عبدالبارى - مصري57على حسن إبراهيم عبدالظاهر - مصري
 58.مرتضى مجيد السندى - بحريني59أحمد الحسن الدعسكي- بحريني



لن نركع للأ السعود الظالمين نحن مع قطر المظلومه .... يا شعب قطر الباسل شعب الصومال لا ينسى جميلكم عليه أنتم و تركيا الحبيبه نحن معكم بالعظم أي والله



Comments

Popular posts from this blog

Foreign Ministry Spokesperson Mao Ning’s

Aid slow to arrive for people in northern Somalia fleeing Las Anod fighting

Mr. Whizbi You Should Apologize , Sir..!